Jacaylbaro Posted December 9, 2008 Imikaaban leeyahaye ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 9, 2008 ^loooooooool Ma habaarba mise duco hadaba ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 9, 2008 Ninba si ku ah ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 9, 2008 ^^anigu dadka dhulka ku nool baan ku jiraa, wax duulay oo aan soo degeyn waa mushkilah cathiimah awoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 9, 2008 I know mar hadaad ka hadho you wish inuu soo dego si aad u raacdo ,,, tareenka dambe soo raac sxb ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 9, 2008 Haddey duuli layd waa horaa layku dili laaye Dusha waxa u baxay iyo xidigga dananayyee buubay Dubaabkii marqaankaa mala daafahaa tegeyye'e Ha dallacin bahasha yeysan aad usii didine'e Intaasi waa intii Ayyoub iyo Suldan , Illeen Jacayli ma yaqaane Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2008 WAxaan rabay inaan jawaabo lakin markaad Ayoub iyo Suldaanka ku leexisay baan Ilaahay kaaga yaabay oon idhi odayga meesha ha ku ceebayn ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites