Jacaylbaro Posted February 23, 2010 Garoowe(Jidbaale.com):-Kulan maanta ka dhacay madaxtooyada Pntland ee magaalada Garoowe oo guddoominayey madaxdweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa waxa lagu soo qaaday xaaladaha deegaanku ay ku jireen intuu safarka ku maqnaa C/raxmaan Faroole. Kulankan oo ahaa kulan ay ka soo qayb galeen dhamaan golaha wasiirada, guddoonka Golaha wakiilada iyo xeer ilaaliyaha guud ayaa waxa lagaga hadlay nabad galyada Puntland iyo go,aamadii ka soo baxay shirkii Buurawadal. Madaxweynaha Puntland ayaa ku dhaliilay Madax dhaqameedka Sool, Sanaag Iyo Cayn go,aamadii ka soo baxay shirka Buurawadal isaga oo sheegay in ay ahaayeen go,aamo la mid ah kuwii Nairobi, laguna doonayo in lagu dhiso maamul kale, wuxuuna sheegay sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ahi in ay keeneen go,aamadaasi in golayaasha maamulku la kala saftaan oo noqdaan kuwo go,aamadaas diidan iyo kuwo ogol. C/raxmaan Faroole waxa kale oo uu sheegay in aan maanta loo baahnahayn in Maamulka Hargeysa lagula xisaabtamo deegaanka Laascaanood xaalado jiro awgood, wuxuuna soo jeediyey in aan loo ololayn sidii Laascaanood hadda ciidan loogu ururin lahaa. Madxaweynaha Puntland wuxuu ku canaantay madaxdii dalka ku sugnayd intuu maqnaa kaalintii ay ka qaateen arrimaha shirka Buurawadal oo uu ku tilmaamay Go,aamo khatar ku ah xukuumada Puntland ee xilligan. Dhacdooyinkii Holhol iyo Tukaraq ka dhacay ee salka ku hayey shirqoolada ayaa xubno ka tirsan Golaha wasiiradu u soo jeediyeen in wax laga qabto hasa yeeshee Madaxweyne C.raxmaan Faroole wuxuu ku tilmaamay dhacdooyinkaas kuwo aan raad ku yeelan doonin xukuumadiisa isaga oo ka gaabsaday in uu wax tafaasiil ah ka bixiyo, waxaana xubno ka tirsan golaha wasiiradu goobta ka sheegin in ay tahay arrin u taala madaxweynuhu in uu sida u dhakhsaha badan wax uga qabto dhacdooyinkii Holhol Iyo Tukaraq ee lagu eedeeyey xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo golaha wakiiladu in ay ka danbeeyeen. Dhinaca kale nabad galyada Puntland ayaa lagu soo qaaday shirkan iyada oo aad looga dooday dhibaatooyinka ka taagan Boosaaso oo muddooyinkii ugu danbeeyey qalaalse xoogani ka taagnaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 23, 2010 What happen? now, Jidbaale is your most trusted news website Maxaa ku dhacay website yadii somalidiidka/snmta,ee beenta badnaa? ma beentoodii baa nacday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 23, 2010 dalmar but we all know faroole and his admins stance on garadada its not a secret really is it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 23, 2010 Dalmarow waa their usual double standards... when news against them, their only response is Lol@jidbaale. I can see JB always reads jidbaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted February 23, 2010 What happen? now, Jidbaale is your most trusted news website Maxaa ku dhacay website yadii somalidiidka/snmta,ee beenta badnaa? ma beentoodii baa nacday Well said. Mr. Bugland waa officer of propoganda, so what do you expect? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 23, 2010 Originally posted by 'Dalmar': What happen? now, Jidbaale is your most trusted news website Maxaa ku dhacay website yadii somalidiidka/snmta,ee beenta badnaa? ma beentoodii baa nacday Coz it is your own site sxb ,,,,,, now don't tell me they're writing rubbish ,,, I'm sure you wouldn't listen from Jamhuuriya or Haatuf ,,,,,,, now you have your own trusted one reporting this ,,,,,, U can't swallow can u ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 23, 2010 Madaxweynaha Puntland ayaa ku dhaliilay Madax dhaqameedka Sool, Sanaag Iyo Cayn go,aamadii ka soo baxay shirka Buurawadal isaga oo sheegay in ay ahaayeen go,aamo la mid ah kuwii Nairobi, laguna doonayo in lagu dhiso maamul kale, wuxuuna sheegay sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ahi in ay keeneen go,aamadaasi in golayaasha maamulku la kala saftaan oo noqdaan kuwo go,aamadaas diidan iyo kuwo ogol. C/raxmaan Faroole waxa kale oo uu sheegay in aan maanta loo baahnahayn in Maamulka Hargeysa lagula xisaabtamo deegaanka Laascaanood xaalado jiro awgood, wuxuuna soo jeediyey in aan loo ololayn sidii Laascaanood hadda ciidan loogu ururin lahaa. War ninki faroole sooka bah dilay khuusuusigi Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 24, 2010 I want to confirm from you Somalidiids that Jidbaale.com is a reliable source... There is no denial of this news but the fact here is who is quoting this news from jidbaale. Since when it became your source of news??? Hypocrite at its best yaa JB. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 24, 2010 Alien whats Khuusuusis next plan now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 24, 2010 oodweyne faroole is man who knows how to keep what he has and he will not put his town of garowe in any jeopardy and can you blame him really. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 24, 2010 X.X Khususi is a newly formed per say members from SSC and their priority is to unite their people and remove your illegal entity from the lands it occupied in SSC regions with or without the support of Farole. So it aint matter the comments made by Farole that you're parading about or anyone else’s. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 25, 2010 Originally posted by Alien13: I want to confirm from you Somalidiids that Jidbaale.com is a reliable source... There is no denial of this news but the fact here is who is quoting this news from jidbaale. Since when it became your source of news??? Hypocrite at its best yaa JB. Did i say it is reliable ??? ,,,, I just brought "the unwanted" news from "your own trusted" site .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted February 25, 2010 Number 1 reason why secessionist troglodytes from the north are eschewed from the greater Somali society: Tricks of abject buffoonery at it's finest, as manifested above... These pert dunces as depicted below being the crème de la crème of their enclave cannot possible help either. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 25, 2010 loooooool@abject buffonery. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 25, 2010 ^Seriously, I tried not to laugh but dam.........Loooooooooool wat picture. Quote Share this post Link to post Share on other sites