Emperor Posted May 20, 2009 Dowladda Federaalka iyo Ururka Xizbul Islaam oo bayaan wadajir ah maanta soo saaray Arbaco, May 20, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya Dr. Omar Abdirashiid Ali Sharmarke ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay guddoomiyaha ururka Xisbul Islaam, Sheikh Maxamed Xasan Cameey iyadoo kulankaasi uu qayb ka yahay barnaamijka dib-u-heshiisiinta ee dawlddu u soo bandhigtay mucaaradka iyo dadka kale ee ka soo horjeeda. Dawladda KMG ee Federaalka Soomaaliya iyo ururka Xisbul Islaam waxay ku heshiiyeen inay Xisbigu ku biiro dawladda bacdamaa dawladda ay qaaday ku dhaqanka Shareecada Islmaaka. Shirka waxaa ka qayb galay xubno ka kala tirsasn Golaha Wasiirada ee Xukuumada iyo Ururka Xisbul Islaam oo uu ka mid ahaa Sheikh Yuusuf Maxamed Siyaad “Indhacadde” Afhayeenka Dowladda C/qaadir Maxamuud Walaayo Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 20, 2009 Alla Sheikh hotel maxay udhamaatay, that famous cynical warlord with his few escaped armoured vehicles, oo walibana baqo carar kusoo galay Madaxtooyada, is today holding a press statement with the government of Somalia So Sheikh hotels government = Maulana Indha'ade's few malnourished boys hahahaha ha ha The novice Shariif think he's capturing headlines with this but is losing the plot ever so much... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted May 20, 2009 well mr Emperor do you remembar that famouse pharse (war jiraaba cakaaru iman) Indha cade will soon be cupture by the mujaahidiin. He is 3 face man Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted May 20, 2009 run your mouth, but the President is still standing Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 20, 2009 This makes Sharif look like novice-ameuterish move. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 20, 2009 ^LOL. He has shown he was novice from the get go. When he was declared 'new President' of the TFG, his face lit up like a kid who just won the American Idol competition. He doesn't know what he is doing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 21, 2009 Maxee dad iska naacsadaan oo iska hadlaan. Xaasidnimo heer laga gaarayo the Xabashi stooge failed in the Soomaaliya, so must this Shariif fail as well. Xaasidnimo heerkaas la maroyaa. Xaasid maba guuleysto waligiis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted May 21, 2009 Jidkii adeerkooda maray oo foosha xumaa inu maro ayeey lajecleesteen asagana Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 21, 2009 Although I am not a fan of Indhacadde Haddana waxaan la yaabanahay qaraarka iyo waxa la sheego ee la waayey...Intaas oo oohin ah ma waxaa naga keenayaa oday 90 jir ah oo qabyaaladiiste oo afka lee ka hadla, ummadda Soomaaliyeedna cirib tiray for the last 38 years maxaa loo taageeri waayey? Quote Share this post Link to post Share on other sites