Sign in to follow this  
General Duke

Ceel-Dheere, locals fight of Al Shabaab gangs,

Recommended Posts

Al-Sahabab oo lagu helay Ceel-Dheer

 

Ceel-Dheer, Somaliya (Calanka.com) 11-November-08

 

Wararka naga soo gaaraya degmada Ceeldheer ayaa sheegaya in uu deegaankaasi ka dhacay xalay iyo saakay dagaal u dhexeeya kooxaha Al-shabaab iyo dhalinyaro deegaanka ah, kuwaasoo wali isku horfadhiya gudaha degmadaasi.

 

Dagaaklkan ayaa qarxay kadib markii kooxda Al-shabaab ey weerar ku qaadeen goob lagu iibiyo khaadka, waxaana ey iskacaabin xoogan kala kulmeen dhalinyaradii goobtaasi ku sugneyd oo ka warhayay in lagu soo fool leeyahay.

 

Al-Shabaab ayaa looga dilay goobtaasi labo maleeshiyo, sida aanu wararka ku heleyno, waxaana iminka la isku horfadhiyaa goobtii la isku farasaaray inkastoo ey iminka xabadu shanqarteedu yaraatay.

 

Odayaal deegaanka ah ayaa isku dayay in ey kala dhexgalaan labadan kooxood, laakiin wali lama soo sheegin wax xal ah oo ey ka gaareen.

 

Mid ka mid ah dhalinyaradii dagaalka kula gashay degmadaasi kooxda Al-Shabaab ayaa sheegay in ragga soo weeraray ey u badnaayeen rag aan u dhalan deegaanka balse ka yimid deegaano kale oo fog-fog.

 

Waxaana uu intaa raaciyay in iminka ey iyaguna gurmad dirsadeen maadaama ey deegaanadooda soo galeen rag meel kale ka yimid oo aan deegaanka u dhalan.

 

Cabsi dagaal ayaa ka taagaan deegaankaasi, waxaana la isu dirsaday gurmad ciidan oo labada dhinac ah.

 

Dadka deegaanka ku xeeran degmada Ceel Dheer ayaa iyaguna heegan galay kadib markii ey ka war heleen in degaanka ey soo galeen rag ka yimid gobolo kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Yaa Sheikh Duke, what do you say about Al-Shabaab takin over all shabeelaha and jubooyinka,

 

What is the TFG supposed to do when Al-shabaab's take over towns and cities?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, taking over villages and towns is one thing having a coherent strategy is another. Their tactics are simple, hit and run, make headlines and continue to be relevant to their main sponsors in the outside. Do they control any territory? or even "controlling" these areas brings no real cash cow to them. Mogadishu is the cash cow adeer.

 

Also by staging such attacks specially the latest suicide bombings, sends a message that Somalia, needs international assistance against a terror network that is not home grown and who’s Amir is in the mountains between Afghanistan and Pakistan.

 

You get it don’t you adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this