N.O.R.F Posted July 3, 2010 Do as Cowke does and post some 'ana waa ikan' threads. Save us your wailing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 3, 2010 Cowke adaa kadaran, ka qabyaalad badan If you copy Cowke, and post'ana waa ikan' threads, it is your choice Waxba haa calaacalin marka runta laguu sheeqa Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted July 4, 2010 Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha Cusub ee Somaliland “Walaalayaal waxaan maanta halkan uga soo tebinayaa umadda reer Somaliland meel ay joogaanba hambalyo iyo bogaadin, sida fiican ee ay inoogu dhamaatay doorashadii madaxtooyada ee aynu galnay 26, June, 2010. Waxaan kale oo aan hambalyeenayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka, sidii hufnayd ee hawlkarnimadu ku dheehnayd, ee ay u hirgeliyeen hawlaha doorashada. Waxa sidoo kale xusid mudan doorka laxaadka leh ee bulshada caalamku inooga taageertay qabsoomidda doorashada, oo ay u horreeyaan Wadamada midawga Europe iyo dawladda Maraykanka. Hambalyo gaar ah, oo aan cidna la wadaagin ayaan u dirayaa dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia, oo aan mar qudha ka nasan taageerada ay inooga fidinayeen qabsoomidda doorashada iyo dhamaynta khilaafyadii siyaasadeed ee ina soo dhexgalay sanadkii 2009. Ma aha markii u horraysay, ee inagoo taageero u baahan Ethiopia ina gacan qabatay. Waxaan leeyahay idiin ogin haddana, annagu dad abaal guda ayaanu nahay. Sidoo kale ayaa waxaan salaam iyo mahadnaq u diraynaa dadka iyo dawladda reer Djibouti, oo niyad wanaag inoo muujiyay kuna farxay horumarkeena iyo dimuquraadiyadeena. Dhinaca kale, waxa aan si gaaraa ugu mahadnaqayaa musharixiinta labada xisbi ee UDUB, UCID, iyo taageerayaashooda. Waxaanan cadaynayaa in aan marin doono maamuuska iyo qadarinta ay qarankan ku leeyihiin, aniga oo ugu horayn u fidin doona martiqaad wadatashi. Ugu dambayntii, waxaan hambalyo u soo gudbinayaa taageerayaasha Kulmiye ee maanta guushan soo hooyay. Waxaan leeyahay waad mahadsan tihiin waxaanan idin xusuusinayaa in ay maanta inoo bilaabantay hawshii aynu ku ballan qaadnay inaynu dadkeena iyo dalkeena u qabano, sidaa darteed ogaada ineynaan kabaha bixin ilaa aynu balan qaadkeenii fulinayno. Waxa kale oo aan leeyahay maanta keligeen maynu guulaysan, haddaynu nahay reer Kulmiye ee Somaliland oo dhan baa guulaysatay , dacal ilaa dacal. Haddaan qaar kooban wax ka tilmaamo anigoo kuwa aanan magacaabinna raalli gelin siinaya: * Waxa guulaysatay taariikhdii halgankii dheeraa ee SNM iyo kuwii naftooda u huray xoraynta dalka. * Waxaa guulaystay Balli Gubadle , Xaruntii Halganka. * Waxa guulaystay baaqii u horreeyay ee nabadaynta beelaha Somaliland. Berbera ,albaabkeena addunka u furay, oo heshiiskii isa saamaxa beelaha lagaga dhawaaqay. * Waxa guulaystay go’aankii dib-ula-soo-noqoshada madaxbanaanida Somaliland ee Burco. * Waxa guulaystay shirkii nabadda dhidibada u aasay ee Axdi Qarameedkii dhalay, Distoorka iyo dimuquraadiyadda aynu ku caano maalnay ee aynu doorashooyinkii hore iyo tanba ku galnay. Boorame ayaa guulaysatay. * Waxa guulaystay hoyga tusaalaha wada noolaanshaha iyo is kaashiga bulsho kala beelo ah, hoygii axdi goboleedka. Ceerigaabo ayaa guulaysatay. * Waxa guulaysatay hoyga gadhwadeenimada iyo gaashaanka birta ah. Oodweyne ayaa guulaysatay. * Waxa guulstay hoyga garaadka iyo geesinimada. Gabiley baa guulaysatay. * Waxa guulaystay hoyga gobanimada Somaliland ee Laascaanood . * Waxa guulaysatay xarunta ilbaxnimada iyo degenaanshaha. Saylac baa guulaysatay. * Waxa guulaysatay xundhurta iyo xarunta Dalka Somaliland. Waa habboon. Waa Hargeysa mugweyn. Magaalo madaxda dalka ee umaddeena oo dhan marti gelisay ayaa guulaysatay. * Waxa guulaysatay dimuquraadiyadda oo ah dariiqa keliya ee ummad xor ihi himiladeeda ku gaadhi karto. * Waxa guulaysaty nabaddii . * Waxa guulaysay ciidamada qaranka oo aan dib u derejo la’aan doonin. * Waxa guulaystay dhallinyarada mustaqbalkeena ah, oo aan tahriib iyo shaqo la aan dib bada isugu guri doonin. * Waxa guulaysatay culmadeenii oo aan dib damabysa afmiishaar iyo beenaale looga door bidi doonin bulshadana kaalinta ka geli doona karaamada ay ku leeyihiina ka heli doona. * Waxa guulastay shaqaalaha dawladda oo aan dib ugu jri doonin cagajuglayn iyo tahdiid la xidhiidha fikirkooda siyaasadeed. * Waxa guulaystay hooyooyinka suuqa cadceediisa ganacsiga yar la fadhiya oo cashuurtooda wax loogu qaban doono. * Waxa guulaystay golayaasha qaranka oo hab maamuuska ay leeyahiin ka heli doona xukuumadda Kulmiye. * Waxa guulaysatay caddaaladda oo la sugi doono. * Waxa guulaystay bulshada rayidka ah oo kaalinta ay horumarka kaga jirto taageero ku heli doonta. * Waxa guulaystay ganacsatada dalka rag iyo haween leh, oo si caddaalad iyo sinaan ah, oo sharciga waafqsan u guddan doona hawlahooda ganacsi, xisbigay doonaan ha ahaadeene. * Waxa guulaystay dadweynaha guud ahaan oo u harraadanaa adeeg hufan oo habsami loogu qabto. * Waxa guulaystay reer guuraageena oo aad moodaysay inaan xukuumadahii ina soo a maray kuba xisaabtamin wax u qabad kooda. Walaalayaal, intiinii iga codaysay iyo intiinii ii codaysayba, waxa aan maanta idiin sheegayaa in aan madaxweyne u wada ahay, isla markaana aan si cadaalad ah idiinku hogaamin doono mudadda aan xilkaa hayo, Insha Allahu tacaala. Gabagabadii, waxaan dhamaantiin idiin balan qaadayaa in aan taladiina dhug iyo dhaymo u yeelan doono, aniga oo ku soo dhaweenaya qalbi furan iyo niyad san. Walaalayaal, Somalidu waxay ku maahmaahdaa far kaliyi fool ma dhaqdo, sidaa darteed waxaan idinka codsanayaa inaad xilka aad ii doorateen igu garab gashaan, isla markaana in aad Ilaahay ii baridaan in uu ii fududeeyo. Allaahu akbar. Somaliland ha Midowdo. Somaliland Hawada jirto. Aamiin eebow.” Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted July 4, 2010 ^^ Now that's PR. Did he hire a speech writer you think? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted July 4, 2010 Liban tell me what is wrong with this list The members of the committee are: Mr. Muse Bihi Abdi, Chairman – Kulmiye party Mrs. Edna Adan Ismail, Vice-Chairwoman – former Foreign minister and Edna Adan Hospital president Pro. Hussein Bulhan, Chancellor of University of Hargeisa Dr. Mohammed Saed Gees former Foreign minister (from Eastern Sanaag) Dr. Mohammed Rashid Sheikh, UCID Party Vice-Chairman (from Borama) Pro. Ismail Mumin Aar, former Kulmiye Vice-Chairman, Columbia University graduate and founding member of Amound University Mr. Abdul-Aziz Mohammed Samaale, the first deputy speaker of the House of Representatives (Kulmiye) Mr. Bashe Mohammed Farah, the second deputy Chairman of the House of Representatives (from Laas caano) Dr. Mohamed Abdi Gabose, Medical graduate and member of Somaliland Medical Association, Kulmiye campaign manager Dr. Hussein Mohamoud Hoog Dr. Ahmed Kijandhe, MP Eng. Mohamed Hashi Elmi, political advisor (Kulmiye)former of minster of comerce and former of mayer of hargeisa Mr. Abdulrahman Yusuf Artan, MP and Sanag region representative (Kulmiye) Sheekh Mohammed Ali Gadhle, religious order Mr. Munir Haji Abdullahi (Abusite), President of Daallo Airlines Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted July 4, 2010 Originally posted by NGONGE: ^^ Now that's PR. Did he hire a speech writer you think? Naah. Speech writer would have left out the "reer guuraageena" bit. I'd like to believe Xaaji Axmed fine-tune it to perfection over the years. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted July 4, 2010 Drs Adna Aadan, ohhhhh no! I thought we were rid of her and her obsession with kissing British butt, I thought she went quietly in the win! She is by far the biggest qabiilist coming out of the NW Somalia camp, calling Puntland (*******taniya). It's expect though when a president is elected from the triangle, that he'll pick with him some of his tribal hawks. Definitely helps in alienating many other regions, which has already been done with the elections that only allowed one group to run, and focused in one area! Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 4, 2010 NG, Awoowe, I didn't start out as mucarad. At first I was 100% behind Rayaale when he was elected. Then over years my opposition to him and his party grew. It was very understandable in my part. You're a bit skeptical that I can live with, but awoowe being mucaraad this early does worry me a bit although knowing the kinda fellow you're I'm assured when push comes to shove and called upon you will be counted on and that sir gives me a great deal of comfort. Originally posted by 'Liibaan': quote:Originally posted by Qhalib: quote: Originally posted by 'Liibaan': One-clan list, includes extreme qabiilists/fools, led by die hard qabiilist mujrim Muuse Biixi Sick minded troll, get lost. Your nonsense is not wanted here. Go take your calacal and cabaad to people who give fu^CK. and you are crazy person, full of qabyaalad, a cheerleader of Dhiigyacab warlord Siilaanyo and warlord Biixi Waa adi qofka jiran ee qabyaalad iyo cuqdad ka buuxdo Here Somalia Online in case you don't know, take your qashin to somalidiid forums I'm not gonna even respond to your comical matag. I won't be dragged down and force to baby sit you. Man up and hadalkaaga sumad u yeel sidii dhoocil yar aniga waxba ha tirin e. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedomfighter007 Posted July 4, 2010 What big hater Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 4, 2010 Originally posted by Qhalib: I'm not gonna even respond to your comical matag. I won't be dragged down and force to baby sit you. Man up and hadalkaaga sumad u yeel sidii dhoocil yar aniga waxba ha tirin e. No one need your response, first you need to learn how to debate, waxaa taqaana sida loo caytamo uun, markaa dhareerkaaaga iska leexi Cid kula hadlasa ayaanba jirin, wax waalan ayaa tahay oo waad riyoonasaa, maxaa lagala hadlaa xayawaan. Anuu wax jiran sideeba lama hadlo markaa halkaa ku jooji, cid kula tirsata ayaad rabtaa, markaa raadso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 4, 2010 Good Move indeed. I thought the new president has already set up his plans even before the election. Liban, don't worry adeer ,, Xagla-toosiye will be included in the next committee ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 4, 2010 JB, Respect Hogaanka SSC Xaglatoosiye He is not somalidiid, so he will never be part of somalidiid committee, There is millions of people and numerous politicians from northwest Somalia who support Somalia and Somali unity like Wasiirka arrimaha dibadda Yuusuf Xasan Ibraahin dheeg, wasiirka Caafimaadka Maxamuud Jirde Xuseen, wasiirka warshadaha C/llahi Boos Axmed, Buubaa, Safir, Kaluun etc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 4, 2010 It is politics adeer and it is not what u think ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 4, 2010 Yes, It is politics adeer, Riyaale and Siilaanyo were both former employees of Siyad Barre Government, and in near future if they get opportunity they will both join TFG as Wasiiro like Yuusuf dheeg, Buubaa, Maxamuud Jirde,C/llahi Boos, sifir, Kaluun, etc Quote Share this post Link to post Share on other sites