RedSea Posted July 3, 2010 Madaxweynaha la doortay ee oo guddi u magacaabay talo-bixinta qaabka Xukuumadda la dhisayo July 3rd, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta magacaabay Guddi ka talo-bixisa qaab-dhismeedka Dawladda cusub ee la filayo in uu soo dhiso. Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Madaxweynaha la doortay Md. Siilaanyo, Guddidan oo ka kooban 15 xubnood oo isugu jira siyaasiyiin, aqoonyahan iyo waxgaradka dalka, ayaa ka talo-bixin doona qaabka uu noqon doono Xukuumadda uu soo dhisi doono Madaxweynaha la doortay. Warsaxaafdaeedkaasi wuxuu u dhignaa sidan; “Ka dib markii uu Xisbiga KULMIYE ku guuleystay doorashadii dalka ka dhacday, haatanna laga eegayo dhismaha dawlad tayo leh. Ka dib markii aan isku qanciyey in ay lagama maarmaan tahay in aan kala tashado qaar kamid ah waayeelka Xisbiga iyo waxgaradka qarankani leeyahay, qaab dhismeedka ay yeelanayso dawlada cusubi. Waxaan goaansaday in aan magacaabo guddidan qaran ee magacyadoodu hoos ku xusan yihiin. Kuwaas oo xilkoodu noqonayo: -Soo jeedinta talooyin la xidhiidha qaab dhismeedka dawladda cusub, gaar ahaan tirade wasaaradaha ay ka koobnaanayso xukuumaddu iyo hayadaha madaxa banana ee la abuurayo. Magacyada Guddida Muuse Biix Cabdi Gudoomiyaha Gudidda Drs Adna Aadan Ismail Gud Kuxigeenka Gudidda Prof Xuseen Bulxan Dr Maxamed Siciid Gees Dr Maxamed Rashiid Prof Ismail Muumin Aar Cabdicasiis Maxamed Samaale Baashe Maxamed Faarax Dr Maxamed Cabdi Gaboose Dr Xuseen Maxamoud Xoog Xil Dr Ahmed Kijaandhe Eng Maxamed Xashi Elmi Xil Cabdiraxman Yusuf Cartan Sheekh Maxamed Ali Gadhle Muniir Abusite ALLAA MAHAD LEH Ahmed Mohamed Silanyo Madaxweynaha La Doortay ee Jamuuriyada Somaliland” Somaliland.Org Hargeisa News Desk wararkasomaliland@gmail.com Very inclusive list consisting of the Country's elite and brightest individuals which includes Dr. Maxamed Siciid Gees of Maakhir. The guy Mr. Oodwayne was telling us about earlier. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 3, 2010 One-clan list, includes extreme qabiilists/fools, led by die hard qabiilist mujrim Muuse Biixi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted July 3, 2010 indeed great job by president siilanyo. somaliland will finally have small government that can run more efficiently be govern by the intellectuall government rather than the mostly uneducated dinosour politicians. The futue is bright the future is somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 3, 2010 Liibaan Muuse bixi is A true Halyey, you will see him more often from now on Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted July 3, 2010 Drs Adna Aadan Ismail Prof Xuseen Bulxan Dr Maxamed Rashiid UCID Cabdicasiis Maxamed Samaale Dr Maxamed Cabdi Gaboose Eng Maxamed Xashi Elmi Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted July 3, 2010 Great first move. His intention is clear from the start. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted July 3, 2010 ^^ Don't you smell a whiff of Blair, Obama & Sheikh Sharif about all this goody goody "lets hold hands and choose a cabinet together" thing? Or am I being a cynic again? Anyway, when I read the title I was expecting it to end with "..then falls down and pulls a muscle". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted July 3, 2010 ^ , its in your nature to be a cynic,waxbaa haa iska bedeliin..lol So.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 3, 2010 Originally posted by NGONGE: ^^ Don't you smell a whiff of Blair, Obama & Sheikh Sharif about all this goody goody "lets hold hands and choose a cabinet together" thing? Or am I being a cynic again? Anyway, when I read the title I was expecting it to end with "..then falls down and pulls a muscle". Firstly I have to say you got a good sense of humour. But campaign is over, and the incumbant party which you seemed to favor will be replaced. As such I expect you to rally your 100% support behind this President. Hiil iyo Hooba waa lagaaga fadhiyaa, camii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted July 3, 2010 Originally posted by NGONGE: ^^ Don't you smell a whiff of Blair, Obama & Sheikh Sharif about all this goody goody "lets hold hands and choose a cabinet together" thing? Or am I being a cynic again? Anyway, when I read the title I was expecting it to end with "..then falls down and pulls a muscle". I know you're all for PR so you have to admit this is a good start. A day after being elected he announces a group made up of many intellects of many tribes. This way he is pre-empting any backlash he may get if selected the ministers on his own. The old horse still has legs warya Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted July 3, 2010 ^^ It is good PR but (and you can call me whatever you like) I feel it's the wrong kind of PR. It sets the bar at an crazy height and it is almost impossible to maintain. Kulmiye won the election, not Somaliland. UCID & UDUB still exist and will contest the next election. So what is the need for this crazy idea of 'come and help me set up a government'? Qaalib, Were you 100% behind Riyaale when he was president? Siyaasada khalad baad o fahantay, saaxib. By your logic, I was a muxaafid before and now I am a mucaarid. Dee i daaa. Malika! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 3, 2010 Originally posted by Qhalib: quote:Originally posted by 'Liibaan': One-clan list, includes extreme qabiilists/fools, led by die hard qabiilist mujrim Muuse Biixi Sick minded troll, get lost. Your nonsense is not wanted here. Go take your calacal and cabaad to people who give fu^CK. and you are crazy person, full of qabyaalad, a cheerleader of Dhiigyacab warlord Siilaanyo and warlord Biixi Waa adi qofka jiran ee qabyaalad iyo cuqdad ka buuxdo Here Somalia Online in case you don't know, take your qashin to somalidiid forums Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 3, 2010 Warlord Siilaanyo oo badka soo dhigay tabahii u qarsoonaa ee uu umada ku kala qaybinaayay!!! Written by X.Saalax Diiriye Jul 03, 2010 at 04:32 PM Waxa magaaloooyinka waaweyn ee Somaliland ilaa maanta aad looga hadalhayay magacyada xubno ka kooban 15 xubnood oo uu soo xushay madaxweynaha cusub ee la soo doortay mudane Siilaanyo xubnahaasi oo noqon doona sida warsaxaafdeed uu soo saaray uu ku sheegay madaxweynaha cusub xubno mihiim ah oo xul ah oo uu kala soo dhexbaxay xisbigiisa iyo shicibka Somaliland kuwaasi oo uu u arkay in ay yihiin kuwo soo bandhigi doona ama ka talo bxin doona qaab dhismeedka ay yeelanayso dawladiisa cusubi. Hadaba magacyadani ayaa afkala qaad ku noqday bulshada reer Somaliland badidooda kadib markii lagu dhex arkay shaqsiyaad aan sinaba ugu haboonayn in uu Siilaanyo soo xusho, kuwaasi oo umada ay wax badani ka tirsanyso isla markaasina looga baahnaa Siilaanyo in uu qaado ama sameeyo isbadal ka duwan kii Sagaashanaadkii, teeda kale waxa gudidani uu Siilaanyo soo xulay u badan dad isku beel ka soo wada jeeda, taasi oo uu Siilaanyo isha ka laliyay in uu cid ka soo xusho gobolka Saaxil, Odweyne, Ceerigaabo, Galbeedka Burco, iyo deegaano ka mid ah Sool iyo Sanaagba, iyo deegaano badan oo ka mid ah gobolka Awdal laftiisa. Gudigan uu soo xulay oo ay xitaa ka dhex muuqdaan dad aad u xagjir ah isla markaasna aan marnaba qarsan colaada ay u hayaan qaybo ka mid ah bulshada Somaliland, ayaa waxa ay dad badani is waydiinayaan maxay noqon doontaa dawlada ay kula talin doonaan ama ay la dhisi doonaan Siilaanyo, se miyaanay arintani hordhac u ahayn shaki badan oo in mudo ah ay shicibka Somaliland ay ka qabeen Siilaanyo iyo maamulkiisa. Sida ay doonataba ha ahaatee arintani waxa ay dhaawac weyn ku tahay bilowga maamulka Siilaanyo oo maantaba ka cadhaysiiyay kumanaan kun oo qof oo ku kala nool gobolada dalka iyo meelo kale oo caalmka ka mid ah, kuwaaso oo ay ka midyihiin qaar ka mid ah tageerayaasha xisbigiisa. Xagan hoose ka akhriso magacyada gudiga uu magacaabay Siilaanyo Magacyada Guddida ? 1. Muuse Biix Cabdi???????? Gudoomiyaha Gudidda 2. Dr Adna Aadan Ismail ??????? Gud Kuxigeenka Gudidda 3. Prof Xuseen Bulxan 4. Dr Maxamed Siciid Gees 5. Dr Maxamed Rashiid 6. Prof Ismail Muumin Aar 7. Cabdicasiis Maxamed Samaale 8. Baashe Maxamed Faarax 9. Dr Maxamed Cabdi Gaboose 10. Dr Xuseen Maxamoud Xoog 11. Xil Dr Ahmed Kijaandhe 12. Eng Maxamed Xashi Elmi 13. Xil Cabdiraxman Yusuf Cartan 14. Sheekh Maxamed Ali Gadhle 15. Muniir Abusite Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted July 3, 2010 ^you have too much hate in you warya ee go and cleanse your brain. Ngonge, politicians will capilalise on any 'good times'. You ride the crest of the wave as it were. The people and the country are on a high and to turn around and tell them the best people will choose the best ministers for you, well that is called great PR. Yaaba ka fakaraaya whether its too much too soon or if it will al fail? War waa politics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 3, 2010 Norf you have too much qabyaalad in your small mind, the only reason you support warlord Siilaanyo, is because he is from east burco If your adeer is war criminal and dhiigyacab you don't have to support qabyaalad.com Quote Share this post Link to post Share on other sites