Sign in to follow this  
General Duke

Somali government officials in Jowhar, Beledweyne and Badaoa

Recommended Posts

Wafdi ka Socda Dawladda Federalka Soomaaliya oo Maanta u kicitimey Gobolo ka Tirsan Soomaaliya.

 

Wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaanno ayaa maanta ka dhoofey Nairobi waxeyna u kicitemeen Gobolada Bay, Bakool iyo Sh/Dhexe. Wafdiga oo si deg-deg ah ku baxey kaddib markii dawladda Kenya shaley wakhti kama danbeys ah u qabatey in Dawladdda Soomaaliya loo dhisey uga baxdo dalka Kenya una tagto gudaha Soomaaliya ayaa Ra’iisul Wasaare Geedddi wuxuu soo saarey amar deg-deg oo uu ugu dirayo wafdiyo kala duwan Gobolada Dalka oo dhan. Wafdiga maanta u amba baxey Gobolada Bay iyo Bakool waxaa hor kacayey Aadan Madoobe waxaana waheliyey Cali C/lahi Cosoble oo ah Wasiirka Waxbarashada, Wasiirka Haweenka Fowziyo Maxamed, Maxamed Cumar Xabeeb Guddoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe iyo mas’uuliyiin kale oo aan u dhalan goboladaas, waxaana la filayaa wafdiyo kale iney u kicitimaan Kismaayo iyo Gaalkacyo maalmaha soo socda si ay usoo indha indheeyaan xaaladda goboldaas ugana dhaadhiciyaan qorshaha Dowladdu dooneyso iney nabad ugu soo dabaasho dalka oo idil. Warku wuxuu intaas ku darey Ra’iisul Wasaare Geeddi laf ahaantiisu inuu horkici doono wafdi kale oo kormeer ku mari doona Muqdisho iyo goobo kale.

 

Wafdiyada ka socda Dawladdu waxey gogol dhac u yihiin Wafdigii ka socdey IGAD iyo Jaamacadda Carabta ee haatan ku sugan Muqdisho iney kula kulmaan gobolada kale ee ay booqashada ku tagi doonaan. Si kastaba ha ahaatee waxaa hubaal ah in Dawladdu ka caga dhigan doonto Soomaaliya dhamaadka Bishaan February ee aan ku jirno.

 

M/ed Cisman/ Gaalkacyo, Soomaaliya

maxamedcismaan2@hotmail.com

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdigii ka socday Dowladda KMG ah oo Galabta

gaaray Magaalada Baydhabo

 

Wafdigii ka socday Dowladda KMG ee ee loo xilsaaray in ay indha indhneyn ku sameeyaan gobolada dalka Soomaaliya isla markaana googol dhig u ah imaanshaha dalka dowladda ayaa goor dhaweyd waxa ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada magaalada Baydhabo iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

 

wafdigani oo ka kooban 8 xubnood ayaa waxay Magaalada Baydhabo joogi doonan sida Qorshaha yahay 5 cisho, iyagoo kulamo kala duwan la yeelan doonan odayaasha Gobolada Baay iyo Bakool.

 

wafdigan oo la filayay saakay horey ayaa waxa uu dib u dhac ku yimid kadib markii ay isku dhaceen labo maleeshiyo oo kala taageersan garabyada RRA da Aadan Saransoor iyo Sh. Aadan Madoobe in kastoo markii dambe la xaliyay gacan ka hadalkaas.

 

Wasiirka Warfaafinta Dowladda KMG ah ahna Afhayeenka Dowladda Maxamud Jaamac Sifir ayaa wariyaasha u sheegay in shan Maalmood kadib wafdigan ku laaban doonan Magaalada Nairobi, isagoo intaas raaciyay in Magaalada kismaayo loo diri doona Wafdi kale, sidoo kale waxa uu sheegay in Cali Maxamed Geeddi ku soo jeedo Magaalada Muqdisho.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com

 

Wasiirka Caddaaladda iyo Wafdi la socda oo 4 ta galabnimo lagu wado inuu gaaro Magaalada Baydhab

 

Kumanaan dad ah ayaa taagan xilligan gudaha iyo bannaanka garoonka Magaalada Baydhabo oo goor dhaw Galabta la filayo inuu ka soo dego Wasiirka Caddaaladda Dowladda KMG ah iyo Xubno la socda oo maanta ka soo kictimay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Wariye jooga Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ayaa ii sheegay in dadkaas oo wata sawiro Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxay doonayaan inay soo dhaweeyan Wafdiga Dowladda KMG ah.

 

Maleeshiye ku hubeysan Baabuurta dagaalka ayaa ku sugan Garoonka waxaana laga baqaya inay rabashado hor ah ka dhacaan Magaalada Baydhabo, waxaana la filayaa inay galabta diyaaradda soo gaarto Baydhabo.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOMALIA: Ministers to explain new government policies in regions

Posted to the Web Feb 16, 22:47

 

 

NAIROBI:- At least 40 members of Somalia's interim government left the Kenyan capital, Nairobi, on Wednesday for various regions of Somalia to explain the new government's policies to the public, an official in Prime Minister Ali Mohammed Gedi's office said.

 

The delegations, made up of five teams of ministers and members of parliament, were due to visit regions in southern and central Somalia.

 

"Teams comprising seven to eight ministers and MPs will visit the regions of Bay, Bakol, Hiran, Middle Shabelle, Galagadud and Mudug," Abdurrahman Ali "Malaysia", the special adviser to Gedi, told IRIN on Wednesday.

 

The teams will spend five days "explaining government policies and establishing a presence" in those regions, he said.

 

"Upon their return, they will report back on their impressions of what they have seen in the respective regions," he added.

 

The trip is the latest indicator that momentum is building up for the Kenya-based Somali government to return home. It is the first "bold" trip for the new government to venture into the regions, according to a Somali political source.

 

"Some of these regions have not had any contact with any form of authority" since the fall of President Muhammad Siyad Barre in 1991. "It is basically a wild west out there," the source said.

 

On 6 February, 50 MPs of the 275-strong Parliament left Nairobi for the Somali capital, Mogadishu, to join another 30 who arrived in the city on 3 February.

 

The second group of parliamentarians, led by Speaker Sharif Hassan Shaykh Aden, included some cabinet ministers. They received a rousing welcome from the public and a show of support from militiamen allied to the country's faction leaders, according to eyewitnesses.

 

The MPs' trip to Mogadishu was also part of preparations for the return of the government to Somalia.

 

The Somali political source said if this latest trip succeeds, it would greatly advance government plans for relocation.

 

Ali said the ministers and MPs were also due to visit their native regions.

 

Gedi will "most likely be in Mogadishu by the end of this week", Ali added.

 

Military experts from various African countries are currently in the country to assess the situation ahead of the proposed deployment of a peace mission to the war-torn country.

 

The regional Intergovernmental Authority on Development, whose members are Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, Sudan and Uganda, sponsored two years of peace talks between various Somali clans and factions that culminated in the formation of the transitional government.

 

The new government, which includes several faction leaders, has not been able to relocate from Nairobi to Somalia, citing security considerations. However, it has come under increasing pressure from the Kenyan government and western diplomats to do so.

 

The transitional federal parliament elected Abdullahi Yusuf Ahmed as president on 10 October. The election marked the culmination of the two-year reconciliation conference that brought representatives from various clans and factions together.

 

Source: IRIN News

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this