Khalaf Posted December 6, 2007 Xiin adeer, Ethiopia is a poor african country. Meshaan waxba ku ma heyso, Washington is running things and Ethiopia is its main ally of Washington in the Horn of Africa, warka waa cad yahey. Therefore its important to understand and deal with the establishment. I think Rice coming to the region and speaking about peacekeepers is a step in the right direction because it shows seriousness about the issue. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 6, 2007 Horta did they leave the country ??? ,, yaa war dambe ka haya ?? Hope in la iska cafiyo masaakiinta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 6, 2007 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Hope in la iska cafiyo masaakiinta Ya cafinaya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 6, 2007 Madaxweynaha ,,,,,,, May be i should call him , Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 6, 2007 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Madaxweynaha ,,,,,,, May be i should call him , Ciil ma qabeen hadu wax cafiin karo ama wax xukumi karo..as for the order to expel the journalists it is apparent where the order is coming from. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 6, 2007 it is just your thought not more ..... what about if he does ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 6, 2007 'if' ta nogu wad - saas ayey ku ficaan tahey sheekada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 6, 2007 I know you'll bring more excuses haday dhacdo and say iyadana waa la amray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 6, 2007 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: I know you'll bring more excuses haday dhacdo and say iyadana waa la amray Adiga un ha is kashifin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 6, 2007 I already know what you'll say ,,,,,,,, waa la is barty maalmahan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 6, 2007 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: I already know what you'll say ,,,,,,,, waa la is barty maalmahan War wax iskula har, maba la garin halke ugu si hordageysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 6, 2007 kkkkkkkkkkkkkkk ,,, i'll show u soon Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 6, 2007 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: kkkkkkkkkkkkkkk ,,, i'll show u soon Ok since you can predict the future bal waxad ii sheegta in uu ina-Yeey ka kici doona tan hada heysata iyo in kale. Bal aan ka faideyste.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 6, 2007 Hargeysa (Somaliland.org) - Xukuumadda Somaliland ayaa 5 maalmood oo kale siisay suxufiyiin reer Soomaaliya ah oo ay shalay amar ku siisay inay muddo 24 saacadood ah kaga baxaan dalka Somaliland. Suxufiyiintaas oo ka soo qaxay dagaalada Muqdisho, isla markaana u soo firdhaday dhinaca Somaliland oo ay soo magangaleen ayaa Taliyaha Booliska Somaliland, Maxamed Saqadhi Dubbad, waxa uu ku wargeliyey inay 24 saacadood dalka kaga baxaan, isaga oo u sheegay in joogitaankoodu uu khatar ku yahay nabadgelyada Somaliland, isla markaana uu waxyeello u geysanayo xidhiidhka Somaliland la leedahay deriskeeda, gaar ahaan, Itoobiya. Waxa kale oo uu ku eedeyey in ay faafiyeen qoraalo ku lid ah Somaliland. Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), ururkaas oo martigeliyey suxufiyiinta ayaa u sheegay maanta saxaafadda in xukuumaddu ay siisay muddo 5 maalmood ah inay ku diyaargaroobaan, dalkana ay kaga baxaan. Warar aan ka helay ilo kala duwan ayaa sheegaya in go’aankan xukuumaddu dib ugu riixdey musaafurinta suxufiyiintaasi ay ka dambeysey waanwaan xubno ka tirsan xukuumaddu ku dhexgaleen arrinta. Ururka Caalamiga ah ee u dooda xuquuqda Aadamaha, Amnesty International ayaa warsaxaafadeed ay maanta soo saartay werwer ka muujisay go’aanka xukuumadda Somaliland dalkeeda kaga masaafurinayso suxufiyiintaas. Amarka musaafurinta suxufiyiinta ayaa waxa uu ku soo beegmay iyada oo ay dalka booqasho ku joogaan wefti ka socda Amnesty International, kuwaas oo shalay la kulmay suxufiyiinta soo qaxay, waxyar ka hor intii aanu Taliyaha Boolisku amrin inay dalka ka baxaan. Waxana uu warsaxaafadeedka Amnesty International muujiyey in suxufiyiintaasi ay ka soo carareen Muqdisho, kadib markii hanjabaado dil oo is dabajoog ah ay kala kulmeen ciidamada dowladda Kumeelgaadhka ah iyo kuwa Itoobiyaanka ee taageeraya ama maleeshiyooyinka hubaysan ee ka soo horjeeda iyo weliba dabley aan la aqoonsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 6, 2007 You are not a good poker player, nevertheless there is no pardon in here only an extension of execution - and it does not answer the question of originality like who does the expulsion favor. Quote Share this post Link to post Share on other sites