Sign in to follow this  
General Duke

Martial law for Somalia as government asserts authority

Recommended Posts

^^Why fishy? it can be good, No?

 

Duke, now that shows the whole government lacks confidence, with no confidence brings you to shame...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its not about confidance its about prepering your self, the Ethiopian presence is the only real option for many, before it was the weakness of the government. No timeline is necessary at the moment, what we know is that the AU troops are coming the Ethiopians are leaving for good and we have three months in which the TFG is trying to improve the over all security of the nation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Golaha Baarlamaanka Somalia oo ansixiyey cod aqbaliyed leh oo ku aadan xaalada deg dega ah ee ay mudo sadex bilooda ku soo rageen dalka Somalia

 

Kulan ay maanta ku yeesheen magalada baydho Golaha Baarlamaanka ah ee somalia oo looga hadlayey sidii loo ansixin lahaa xalada deg dega ah ee lagu soo rogay dalka Somalia mudo 3bilooda iyadoo wax laga badalay qaabkii hore lagana reebay qodobo dhoora.

 

 

Qodobadaan oo horey ugu koobnaa 14qodob aya la’isugu raacay in laga dhigo 5qodob kadib markii uu in mudaa buuq ka dhex taagnaa Golaha Baarlamaanka Qodobadaas oo ay ka mid ahaayeen in Hantida shacaka Lagu soo wareejiyo Dowaladda Somalia.

 

Ansixida Qodabadaan ayaa l56 Mudane ku qaadeen in ay ansixiyaan 5ta qodob iyadoo ay labo kalana ka aamustay sidaasna waa Golaha Baarlamaanka ka hor aqriyey Wasiirka Dastuurka iyo Arimaha Federalka Cismaan Cilmi Boqore oo Gudoomiye ka ahaa Gudigii loo xilsaaray arinkaas isoo cod farataaga ku qaaday Ansixida shanta qodob ee ay soo bandhigeen Golaha Baarlamanka.

 

Wasiirka ayaa sidoo kale u sheegay Saxaafada in la isku raacay in xaalad deg deg ah lagu soo rogo dalka somlia muda sadex bilooda waxaana ay isku raaceen Golaha Baarlamaanka in sidaasi laga sheego saxaafada waxaan saxafada u sheegay Cismaan Cilmi Boqore.

 

Isku soo wada duubo Golaha baarlamaanka oo labo maal mood muran ka dhex taagnaa arintaan ayaa maanta ku soo gaba gabeeyey jawi wanaagsan iyadoo uu kulankoodii ka dhacay magalada baydhabo ee xarunta dowladda Somalia.

 

Farxan Yasin Mire

isqootax@hotmail.com

 

Baydhabo: allmudug.org

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo ansixiyey in Xukun Degdeg ah oo lagu soo rogo dalka Somalia

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 13/01/07

 

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka kmg Somalia oo fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ayaa maanta kooramkoodu dhamaa 156 mudane waxaana shir gudoominayey kuxigeenka labaad Md. Cismaan Cilmi Boqore ayaa dooddoodu kusaabsanayd sidii loo ansixin lahaa qorsho qabyo ah oo ay xukuumadu soo bandhigtay oo ahaa in xaalad deg deg ah lagu soo rogo dalka Somalia.

 

Dood dheer oo socotay mudo sedex maalmood ah ayaa ugu danbayntii la ansixiyey iyadoo qodobo dhowr ah laga saaray laguna soo koobay ilaa shan qodob oo awood siinaysa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia.

Qodobada laga reebay ayaa waxaa ka mid ahayd in lala wareegi karo hantida sida Gaadiid ama guryo hadii loo baahdo.

Mudane Boqore ayaa ku dhawaaqay in mudo Sedex bilood ah lagu soo rogo Xaalad deg deg ah hadii loo baahdana lagu dari karo mudadaasi, waxaana isku raacay 155 waxaa diiday 2 wax ka aamusayna ma jirin, xaalada deg dega ayaa diidaya in uu dhaco mudaaharaad aan dowladu ogayn inaysan dhici Karin iyo ururo siyaasadeed inaan la samaysan Karin inta xaalada deg dega lagu jiro.

 

Xaalada deg dega ee lagu soo rogay dalka Somalia mudada sedexda Bilood ayaa waxaay awood siinaysaa Madaxweynaha inuu Somalia hubka ka dhigo isagoo adeegsanaya Ciidamada Dowlada iyo kuwa Saaxiibada la ah ee dalka Ethiopia.

 

Qaraxyo ayaa habeeno is xig xiga laga fulinayey Hotelo ku yaala Magaalada Muqdisho iyadoo aysan jirin cid sheegata waloow qaraxyadaasi la fuliyo xiliyada habeenkii waxaana dhici karta in lagu dhawaaqo baandoow lagu soo rogo guud ahaan magaalada Muqdisho maadaama habeenkii dhibku dhaco.

 

Go'aan gaarista xildhibaanada Baarlamaanka fkmg Somalia ayaa kusoo beegantay xili uu gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ka dagay dalka Djibouti iyadoo ay dowlada Kenya ay ku amartay inay isaga baxaan dalkeeda.

 

Dhanka kale ciidamada Booliiska Somalia hawl gal ay sameeyaan ayaa waxay kusoo qabqabtay guryo lagu haystay hub oo ay kusugnaayeen dableey aan cidna ka amar qaadan iyadoo magaalada Muqdishona ay ka hawl galaan ciidamada sir doonka oo baara meelaha dhibaatoyinka ka jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali parliament declares state of emergency

 

Somalia's parliament declared a three-month state of emergency amid fears of a return of clan violence after weeks of war-ousted Islamists.

 

Members of parliament in the government's interim seat of Baidoa - its home until Ethiopian and Somali troops defeated Islamists who controlled much of the south - voted 154 to two to ratify the plan of Ali Mohamed Gedi, the Somali prime minister.

 

The government, which is seeking to install itself in the capital Mogadishu, faces a huge challenge to bring peace and security to the Horn of Africa nation, which has been without effective central rule since the 1991 ouster of a dictator.

 

"A three-month state of emergency has been passed. If the need arises for the government to extend the period, then the president will have to ask parliament for approval," Osman Elmi Boqore, the second deputy speaker, told parliament.

 

Government welcomes move

The government welcomed the vote. "Since the country is facing a hard time, we believe the emergency law will play a crucial role in bringing back peace and in the reconstruction of our country," Abdirahman Dinari, a government spokesperson, said.

 

The government is seeking to disarm the capital's residents, but few weapons have been handed in as locals wait to see whether the government can impose the relative stability they experienced under the Islamists' sharia rule.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali lawmakers OK martial law motion

 

MOHAMED OLAD HASSAN

 

Associated Press

 

MOGADISHU, Somalia - Lawmakers on Saturday authorized the government to declare martial law as the country's internationally recognized leaders struggled to assert their authority after battling an Islamic movement that had controlled much of southern Somalia.

 

Parliament's approval allows the government to impose martial law for a period of three months starting at a time of its choosing, said deputy parliament speaker Osman Ilmi Boqore, who made the announcement during a parliament session broadcast live on a government-owned radio station.

 

Boqore said 154 members of Somalia's transitional parliament voted by a show of hands in favor of a government motion to impose martial law in the country. He said two lawmakers voted against the motion.

 

The session took place in the southern Somali town of Baidoa. The remainder of Somalia's 275 lawmakers were not present during the session and were either in the capital, Mogadishu, or in neighboring Kenya or elsewhere.

 

"After long debate on this issue, most of the MPs have voted in favor, so that law has been passed by parliament," Boqore told the lawmakers.

 

 

 

The vote took place as government and Ethiopian soldiers began house-to-house searches for weapons in homes near Mogadishu's main airport.

 

On Tuesday, Information Minister Ali Ahmed Jama tabled a motion allowing the government to impose martial law for three months, arguing that the measure was necessary because of insecurity in the country.

 

Lawmakers opposed to the motion said that too many people have arms in Somalia and that it would be dangerous to impose martial law under such a scenario.

 

Late Friday, more than eight people were killed and six others injured about 90 miles northwest of Mogadishu when rival clan militias fought over pasture and water for their livestock, elders and residents said on telephone.

 

Parliament's vote came a day after Ethiopian-backed government forces captured the last remaining stronghold of the Islamic movement in Somalia after five days of heavy fighting

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Lawmakers adopt martial law on the country

 

Sat. January 13, 2007 09:51 am.

Mohamed Abdi Farah

 

(SomaliNet) Members of the transitional parliament in Baidoa city 245km southwest of the Somalia capital Mogadishu Saturday unanimously approved in their session three months martial law to be imposed on the war torn country Somalia.

 

The MPs began debating last Thursday over the martial law and how it would affect the Somali people. Mostly voiced to amend the controversial law and set up committee to review the text.

 

There were some articles altered after long debate by the MPs. 156 parliamentarians have arrived to the session this morning to pass by the plan put forward by the government.

 

154 of the 156 MPs have endorsed the martial law while 2 kept silent. Abdulahi Sheik Ismael, the minister of the constitutional federalism read out to members of the parliament about the result of the voting and then announced the implementation of law.

 

Under the martial law, the government will act as militarily and hold the country with hard fist. The president will have the last decision of the result by the parliament.

 

Many people in the capital will defy the approved law and see it as risky to the current condition and cause conflict, analysts say.

 

Defination of Martial law

 

Martial law is a system of rules that takes effect when the military takes control of the normal administration of justice.

 

Usually martial law reduces some of the personal rights ordinarily granted to the citizen, limits the length of the trial processes, and prescribes more severe penalties than ordinary law.

 

In many countries martial law prescribes the death penalty for certain crimes, even if ordinary law does not contain that crime or punishment in its system.

 

 

News Category: Somalia

Latest Headlines

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baarlamanka Somaliya oo ansixiyay xaalad deg deg ah in lagu soo rogo dalka

 

Posted to the MOL January 13, 2007, 6:55 pm

 

Baydhabo – Baarlamanka Somaliya ayaa maanta fadhigodii magaalada Baydhabo waxay ku ansixiyay sharciga xaaladda deg dega ah oo dalka lagu dhaqayo ku siman mudo 3 Bilood. Wasiirka dastuurka iyo arimaha Federaalka C/laahi Sheekh Ismaciil ayaa baarlamaanka ka hor aqriyay qodobada xaalada degdega ka dib ay xubnaha baarlamaanku ee soo xaadiray oo gaaraya 160 ay isku wada raaceen halka kaliya 2 xubnoodna ay ka amustay.

 

Qodobada la ansixiyay ayaa waxaa ka mid ahaa:- Ku dhowaaqida Xaaladda deg dega ah, Ujeedooyinka xaaladda deg dega ah, dhowrista xuquuqda aasaasiga ah ee Muwaadinka, Ciqaabta cid alaale iyo cidii sharciga jabisa marka laga reebo Mudanayaasha Baarlamanka hadii uusan faraha kula jirin fal dambiyeed. Sharcigaan ayaa wuxuu hirgali doonaa marka uu saxiixo madaxweynaha dawlada KMG ah C/laahi Yuusuf.

 

Sharciga xaalada degdega ayaa dawlada KMG ah siinaya awood ay wax kaga qabato dadka wali soo wada fowdada iyo dhaca iyadoo dadkaas loo adeegsan doono sharciga degdegta ah.

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

154 xildhibaan oo ka mid ahaa 156 xildhibaan oo soo xaadiray madasha shirka baarlamanka ayaa maanta cod gacan taag ah ku ansixiyay sharci xaalad deg deg ah gelinaya dalka Somalia

 

154 xildhibaan oo ka mid ahaa 156 xildhibaan oo soo xaadiray madasha shirka baarlamanka ayaa maanta cod gacan taag ah ku ansixiyay sharci xaalad deg deg ah gelinaya dalka Somalia muddo 3 bilood ah kaasoo la kordhin karo haddii loo baahdo, kaasoo xukuumada fedaralka horey ugu soo rogtay dalka Somalia kadib markii ay si rasmi ah ula wareegtay dalka Somalia.

 

Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha baarlamanka fedraraalka Somalia Cusman Cilmi Boqorre ayaa sheegay in golaha baarlamanka uu qalinka ku duugay sharci xaalad deg deg ah gelinaya dalka Somaliya kadib markii ay cod gacan taag ah ku ansixiyeen 154 xildhibaan oo ka mid ah 156 mudane oo maanta soo xaadiray madasha shirka.xaalada degKu simaha guddoomiyaha baarlamanka fedaraalka Somalia Cusman Cilmi Guddoomiye ku xigeenka

 

Wasiirka dastuurka iyo arrimaha fedaraalka Somalia Prof. C/llaahi Sheekh Ismaaciil ayaa ka hor akhriyay golaha baarlamanka sharciga xaalada deg deg ah ku soo rogaya dalka Somalia, kaasoo ka kooban 5 qodob oo kala ah:

 

 

1. Ku dhaqanka xaalada deg dega ee lagu soo rogay dalka Somalia.

 

2. Ujeedooyinka xaalada deg dega.

 

3. Dhawrista xuquuqda aasaasiga ee muwaadinka.

 

4. Ciqaabta qofka ku xad gudba sharcigan xaalada deg dega ah ku soo rogaya dalka.

 

5. Dhaqan gelinta sharciga.

 

 

Qodobka ugu muhiimsan 5ta qodob ee uu ka kooban yahay sharciga amarka deg dega ku soo rogaya dalka Somalia ayaa ah qodobka 2aad ee ah ujeedooyinka xaalada deg dega, waxaana ka mid ah:

 

 

ü In aan la haysan karin hubka waa weyn sida gaadiidka dagaalka iyo noocyada kale ee hubka.

 

ü In aan magan la siin karin argagixsada caalamiga.

 

ü In aan la abuuri karin xisbiyo siyaasadeed oo aaney ka war qabin dawladda.

 

ü In aan la qaban karin dibad baxyo lagu wiiqayo amniga iyo xasiloonida dalka,kuwaasoo lagaga soo horjeedo dawladda fedaraalka Somalia iyo kuwa kale.

 

Golaha baarlamanka fedaraalka Somalia ayaa awoodahaasi oo dhan waxa ay siiyeen madaxweynaha jamhuuriyada Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo qura, ayadoo xildhibaanada ay ku gacan seereen in awoodahaasi sidoo kale la siiyo 5 wasaaradood iyo maxkamadaha gaarka ah, taasoo keentay in qodobadaasi meesha laga saaro.

 

Jamac Xasan.

 

Shabakada Biyokulule, Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baarlamaanka Soomaaliya oo ogolaaday in xaalad deg deg ah lagu soo rogo dalka Soomaaliay

 

Sabti, February 13, 2003(HOL): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa wuxuu isku raacay oo uu ansixiyay sharci ay Xukuumadda Federaalka u soo gudbisay, kaasi oo dalka Soomaaliya lagu gelinayo xaalad deg deg ah.

 

 

 

Kulankii maanta oo ay fadhiyeen 156 mudane sida uu sheegay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Baarlamaanka Md. Cusmaan Cilmi Boqorre ayaa markii ay Xildhibaanada ka doodeen waxaa lagu ansixiyay in muddo seddex bilood ah la geliyo dalka Soomaaliya xaalad deg deg ah oo lagu soo celinayo nabaddii iyo kala dambeyntii.

 

 

 

Qodobada ku jira Sharciga uu Golaha Baarlamaanka ansixiyay ayaa waxaa ka mid ah in ay mamnuuc yihiin Heysashada hubka iyo gaadiidka Tiknikada, sameynta Banaanbaxyada aan fasaxa loo heysan, Falalka burcadnimada ah ee nabadgelyada qalqalka gelinaya, abuurista Uruuro qarsoodi ah oo aanu ogoleyn axdi qarameedka u degsan Dowladda Federaalka iyo gabaad-siinta iyo soo dhaweynta wax loogu yeeray Argagixisada.

 

 

 

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Cusmaan Cilmi Boqorre ayaa sheegay in 156 mudane oo kulanka fadhiday ay 154 ka mid ah u codeeyeen sharcigaas, halka ay labo kaliyana diideen, isagoo caddeeyay in uu sidaas ku ansaxay sharcigii dalka Soomaaliya lagu gelinayay xaaladda deg dega ah.

 

 

 

Maalintii Khamiista ahayd ee aynu ka soo gudubnay ayay Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya isku mari waayeen in ay u codeeyaan sharcigan, waxaana taasi ugu wacneyd iyadoo qodobada ay Xukuumadda u soo gudbisay ee sharcigan ku saabsan ay dhamaayeen ilaa 14 qodob, halka haatanna lagu soo koobay 5 qodob oo kaliya.

 

 

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

 

sxiis@hiiraan.com

 

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this