Che -Guevara Posted May 21, 2010 21 May 2010 16:45:19 GMT Source: Reuters NAIROBI, May 21 (Reuters) - At least seven people were killed when Ethiopian soldiers clashed with residents of the northern Somali town of Buhoodle on the border of the northern regions of Puntland and Somaliland, residents said on Friday. Somalis in south central regions say Ethiopian troops routinely venture across the border and clash with Islamists controlling their towns. This is the first time soldiers from the neighbouring country are fighting militia in the semi-autonomous and breakaway regions in the north. "The Ethiopians have been on our side in Buhoodle for seven days. I don't know how the fighting began but I have seen 11 wounded people being taken to hospital," Mohamed Elmi, an elderly man in the town, told Reuters. He said seven Somalis had been killed in the violence. "Those who were killed were residents, not militias fighting with the Ethiopians," he said, adding that two Ethiopian soldiers could also have been killed. In 2006, Ethiopia sent troops to defend Somalia's interim government with tacit U.S. approval. The force advanced towards the capital rapidly, taking Mogadishu and driving the Islamists to Somalia's southern tip. That drew protests from some in the Muslim world and enraged the Islamists, who regrouped to launch an insurgency threatening President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed's government. "There is so much violence. We can still hear guns firing," said Safia Yusuf, a mother. "A lot of people are fleeing and we are scared the clashes will continue because the Ethiopians haven't left and militias are getting reinforcements." Violence between Islamist groups and Somalia's weak government has killed more than 21,000 people since the start of 2007 and uprooted at least 1.5 million. (Reporting by Sahra Abdi in Nairobi; Writing by Helen Nyambura-Mwaura; Editing by Charles Dick) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 21, 2010 War deg deg Ah Mudahaarad ka dhacay Magaalada laascaanood Posted to the web on May 21 Waxaa caawa fiidnimadii abaaro 8:30 ka dhacay magaalada laascaanood mudaharaad balaadhan oo ay bulshada reer laascaanood kaga soo hor jeedaan dagaalkii galabta ka dhacay magaalada buuhoodle ee goblka cayn kaasoo u dhexeeyey ciidamada ethopia iyo ciidamada SSC. Dadkan mudaharaadayey ayaa iyagu dhagxaan dhigay wadada laamiga ah ee dhex marta magaalada laascaanood,waxayna ku dhawaaqayeen ereyo ka dhana itoobiya iyo ciidamadeeda faragelinta ku haya guud ahaan gobolada SSC gaar ahaan gobolka cayn Dooni mayno. dadkan iyagu mudaharaadka dhigayey ayaa waxaa soo dhex galay policeka maamulka somaliland ee ku sugan magaalada laascaanood kuwaasoo rasaas ku ridayey si ay u kala didiyaan balse mudaharadayaashu way sii wateen mudaharaadkooda, Cabaar kadib ayaa waxaa soo galay Ciidamada malatariga somaliland ee gobolka sool iyadoo ay rasaas aan kala hadhayn ku ridayay shacabka magaalada laascaanood. Sidoo kalena gebi ahaanba dariiqyada waaweyn ee magalada laascaanood ayaa guud ahaanba Cidi dhex marayn Iyadoo Dhawaaqa rasaasta waaweyna laga dhexmaqlayo gudaha magaalada laascaanood. Ciidamada maletariga ee maamulka labaxay somaliland ayaa iyagu hoos ugu dhigayaa shacabka xabada iyadoo ay qabqabteen dad aad ufara badan Wali lama sheegin wax dhawac iyo dhimasho ah waxii warara ee ka soo kordha kala soco holhol.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 21, 2010 You are too behind more then 13 people were killed from the buhoodle side with 30+ injured mainly from deeganka buhoodle., and the gaashaamo side lost 3 soldiers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 21, 2010 Sidoo kalena gebi ahaanba dariiqyada waaweyn ee magalada laascaanood ayaa guud ahaanba Cidi dhex marayn Iyadoo Dhawaaqa rasaasta waaweyna laga dhexmaqlayo gudaha magaalada laascaanood. Ciidamada maletariga ee maamulka labaxay somaliland ayaa iyagu hoos ugu dhigayaa shacabka xabada iyadoo ay qabqabteen dad aad ufara badan Wali lama sheegin wax dhawac iyo dhimasho ah Warkaan ha la hubiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 21, 2010 Originally posted by Sacad *Ducaale: You are too behind more then 13 people were killed from the buhoodle side, and the gaashaamo side lost 3 soldiers, with 30+ injured mainly from deeganka buhoodle. So Ethiopian troops are now refered to 'Gaashaamo side' Talk about barrowed balls Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted May 21, 2010 xiin its been confirmed most soldeirs are actually Higjiga boys reerka tolka maxaad ula hadli weydeen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 21, 2010 Originally posted by Che -Guevara: War deg deg Ah Mudahaarad ka dhacay Magaalada laascaanood Posted to the web on May 21 Waxaa caawa fiidnimadii abaaro 8:30 ka dhacay magaalada laascaanood mudaharaad balaadhan oo ay bulshada reer laascaanood kaga soo hor jeedaan dagaalkii galabta ka dhacay magaalada buuhoodle ee goblka cayn kaasoo u dhexeeyey ciidamada ethopia iyo ciidamada SSC. Dadkan mudaharaadayey ayaa iyagu dhagxaan dhigay wadada laamiga ah ee dhex marta magaalada laascaanood,waxayna ku dhawaaqayeen ereyo ka dhana itoobiya iyo ciidamadeeda faragelinta ku haya guud ahaan gobolada SSC gaar ahaan gobolka cayn Dooni mayno. dadkan iyagu mudaharaadka dhigayey ayaa waxaa soo dhex galay policeka maamulka somaliland ee ku sugan magaalada laascaanood kuwaasoo rasaas ku ridayey si ay u kala didiyaan balse mudaharadayaashu way sii wateen mudaharaadkooda, Cabaar kadib ayaa waxaa soo galay Ciidamada malatariga somaliland ee gobolka sool iyadoo ay rasaas aan kala hadhayn ku ridayay shacabka magaalada laascaanood. Sidoo kalena gebi ahaanba dariiqyada waaweyn ee magalada laascaanood ayaa guud ahaanba Cidi dhex marayn Iyadoo Dhawaaqa rasaasta waaweyna laga dhexmaqlayo gudaha magaalada laascaanood. Ciidamada maletariga ee maamulka labaxay somaliland ayaa iyagu hoos ugu dhigayaa shacabka xabada iyadoo ay qabqabteen dad aad ufara badan Wali lama sheegin wax dhawac iyo dhimasho ah waxii warara ee ka soo kordha kala soco holhol.net Well done ciidanka qarranka , They need premession first From the Government , before they demonstrate Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 21, 2010 Originally posted by Qudhac: xiin its been confirmed most soldeirs are actually ****. reerka maxaad ula hadli weydeen war reerku wa isku baha darawiish ha isku dirin Dabaqoodhiga wa isku qariyaan eh [ May 22, 2010, 12:52 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 21, 2010 Qudhac, walle that is even better brother vs brother but i won't be surprised if some of them are from the liyuu boolis of degaxbuur. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 21, 2010 qudhac, even if it were confirmed that Ethiopians soldiers conpirised **** foot soldiers, we still understand the background and the reality on the ground hence do not give this for clannish dimension. It's when sacads of this world claim ethiopia's border activity as thiers that we get amuzed [ May 22, 2010, 12:53 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 21, 2010 Mudaharaado Balaadhan Oo Caawa Ka Socda Magaalada Laascaanood- Lasanod Online- Friday, May 21, 2010 Laascaanood,(Lasanod Online)- Mudaharaado xoogan ayaa habeenimada Caawa ka socda magaalada Laascaanood, Mudaharaadadaas oo lagaga soo horjeedo dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle. Mudaharaadada ayaa shacabka dhigayay ay wadada Laamigaa ee badhtamaha magaalada ay ku gubeen taayiro, iyagoo ku dhawaaqayay erayo ay ku canbaaraynayaan Itoobiya dagaalkii maanta ciidamadeedu la galeen shacabka magaalada Buuhoodle. Ciidamada Booliiska iyo kuwa Meleteriga oo is garabsanaya ayaa lagu soo daayay gudaha magaalada, kuwaasoo rasaas ooda kaga qaaday shacabkii mudaharaadayay. Shacabka ayaa ku dhawaaqayay erayo ay kamid ahaayeen Xabashi ha dhacdo iyo kuwa kale oo ku muujinayaan dareenkooda ku aadan dagaalkii gardarada ahaa ee ciidamada Itoobiya maanta ku xasuuqeen shacabka Buuhoodle. Dad badan oo mudaharadiyey ayaa ciidamadu qabqabteen iyagoo u taxaabay xasbiyada, welina waxaa gudaha maagaalada ka socda rasaasta ay ridayaan ciidamadu oo dhawaaqeeda laga maqlayo guud ahaanba magaalada. Wariye: Farah D. Jama admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online. Hargeysa, Somal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 21, 2010 Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by Sacad *Ducaale: You are too behind more then 13 people were killed from the buhoodle side, and the gaashaamo side lost 3 soldiers, with 30+ injured mainly from deeganka buhoodle. So Ethiopian troops are now refered to 'Gaashaamo side' Talk about barrowed balls What do you expect from Ethiopian minions? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 21, 2010 Dhegayso: Warbixintii Ugu Dambaysey Ee Dagaalka Buhoodle-(Maqal) Lasanod Online. Friday, May 21, 2010 Buhoodle,(lasanod Online)- Dagaalkii ka qarxay magaalada Buhoodle ayaa joogsadey gabal dhicii maanta, waxaana uu keenay khasaare naf iyo maalba leh.. Dhimashada shacabka Buuhoodle ayaa gaadhaysa 10 ruux, halka dhaawacuna uu yahay in ka badan 37 qof. Waxaana sidaas warbaahinta u xaqiijiyey agaasimaha cusbitaalka Buuhoodle Cali Yusuf Maxamed (Ukun), web page Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 21, 2010 Xaalada magaalada Lasanod oo is bedeshey ka dib dagaalka Buuhoodle Friday, May 21, 2010 - 09:05 PM Send this story to someone Printer-friendly page Listen Magaalada Lasnod ayaa la sheegayaa in ay maanta gashay xaalad dagaal ka dib markii dagaalo ka bilaabmeen Buuhoodle & Widhwidh. report Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 22, 2010 Waa ayaandaro ugu weyneyd in wali Xabashi Soomaalida baac baacsaneyso. Kala qeybsanaanta keentay. Kuwa waxmagaratada Soomaali isku sheega ah oo haddana Xabashi u soo horseedaayo inay Soomaalida kale ku xasuuqaan, ha ogaadaan inay waligeed Xabashi Soomaali ka adkaan doonin. Waa yaab in wali Xabashi Soomaali kale loo adeegsado dulmigooda in this day and age still. Quote Share this post Link to post Share on other sites