Thankful Posted July 22, 2009 Horseednet Horseed Media Breakingnews Waxaa caawa qarax xoogan uu ka dhacay bartamaha magaalada Bosaaso, halkaasi oo wararka horudhaca ah ay sheegayaan inay dad ku dhaawacmeen. Qaraxan ayaa ka dhacay aaga Hotel Karama 1 ee magaalada Bosaaso, sida ay soo tabinayaan wariyayaasha Horseed Media ee hada goobta gaaray. Illaa iyo hada lama oga waxa uu yahay qaraxan, waxaana la xaqiijiyey inay jiraan dad ku dhaawacmay qaraxa, oo goobaha caafimaadka la geeyey. Wixii war ah oo kusoo kordha haduu eebo idmo kala soco Horseed Media, sawirada iyo warbixin dheeraad ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted July 22, 2009 Allaha u fududeeyo inta dhimatay, haddeey geeri timina, Allaha u naxariisto. Aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted July 22, 2009 I am speechless, war balo dadkan miyeeysan garan Nolosha in ay qiimo leedahay? Bal mar dambe baan ku soo laaban imminka ma hadli kari. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 22, 2009 Its a sad incident, Alhamdulilah no deaths reported as of yet. Wont stop the state one bit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MAXIMUS POWERS Posted July 22, 2009 Who is behind this? I need to know urgently. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 22, 2009 ^ why urgent? we can only hope bosasans band together to stop these cowards Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 23, 2009 Qaraxaan ayaa goob joogayaashii ku sugnaa oo qaar ay ka mid yihiin dhaawaca ayaa noo sheegay in ay Ciidan marayeen Wadada ayna markay cabaar sii socdeen uu qaraxu dhacay, kadibna halkaa ay ciidankii Fureen Xabado oo ayna ku dhaawacmeen qaar Dadka rayidkaa ee Dhaawaca ah Hmmmmmmmmmmmmmm ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 23, 2009 it has the mark of Alshabaab, Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted July 23, 2009 Now this is not kol at all! Plz leave the innocent public out of harm and destruction. Dont be a coward. U know who u want so target them. This includes the westerners, tfg, al shabaab etc, Plz leave the public alone, they havent done anything to u. Allah bless all the innocent ones. Quote Share this post Link to post Share on other sites