Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Heavy shelling of Bakara to root out forces of intolerence

Recommended Posts

Duqeymo Xoogan oo galabta Loo geystay gudaha iyo Hareeraha Suuqa weyn ee Bakaraaha ee Magalada Muqdisho.

 

Posted: 6/25/2009 11:29:00 PM

Shabelle: MUQDISHO

Duqeymo Xoogan oo sababay dhaawac dad rayid ah ayaa Galabta loo geystay gudaha iyo Hareeraha Suuqa weyn ee Bakaraaha ee Magaalada Muqdisho.

 

Ilaa dhowr Madfac ayaa waxaa ay ku soo dhaceen Galabta Gudaha iyo Hareeraha Suuqa Bakaaraha kuwaas oo Qasaare u geystay dadka Rayidka ah ee u soo ganacsi doontay gudaha Suuqa Bakaaraha.

 

Madaafiicda oo ahaa kuwa is xig xigay ayaa la ogeyn halka rasmi ahaan ay ka yimaadeen,Waxaana mid ka mid madaafiicdaan oo ku dhacay inta u dhaxeysa Wadada Koowaad iyo wadada Labaad ee Suuqa Bakaaraha uu sababay dhaawac Qof rayid ah.

 

Madaafiicdaan ayaa waxaa ka horeeyay kuwa kale oo iyana lagu garaacay Isgoysyada Baar Ubax iyo Black Sea halkaasi oo ay ku dhaawacmeen ilaa 5-qofood oo rayid ah.

 

Waxii qasaarahaasi ku soo kordhaa kala Soco Shabelle.net Hadii Uu Ilaah Inoo Saamaxo.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaafiic jawaabo ah oo galabta lagu duqeeyay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha

 

Madaafiic xoogan ayaa galabta lagu duqeeyay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha, iyadoona duqeyntaas ay ka dambeeyay kadib markii Kooxaha Hubeysan ay weeraro Hoobiyeyaal ku ekeeyeen Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.

 

Dhowr Madaafiic ayaa ku habsaday gudaha iyo daafaha Suuqa Bakaaraha, waxaana Madaafiicda ay ahaayeen kuwo sida roobkii oo kale ugu hoobanayay deegaanada lagu duqeynayay.

 

Madaafiicda ayaa la sheegay in sidoo kale ay ku dhaceen Isgoyska Baar Ubax iyo Black Sea waxaana la ogeyn ilaa iyo hada qasaaraha rasmiga ah ee ay geysteen, hase yeeshee waxaa la soo calaamadeeyay dhaawacyo dad rayid soo gaaray.

 

Inta badan Madaafiicda la is weydaarsado ayaa ah kuwo dadka rayidka qasaaro kala duwan ka soo gaaro, waxaana dhinacyada isku haaya Caasimada ay yihiin kuwo aanay dadka rayidka u naxeyn oo ay had iyo jeer madaafiicda ay la dhacaan.

 

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^AMISOM is a new excuse the enemies of Somalia are those who Incessantly attack logic, who at every turn use violence to justify their ambition and greed. Al Shabaab the new warlords run by the Afghani & Pakistani criminals wont win, the tragedy is for 20 years people were getting killed for no reason.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^AMISOM bombards neighborhoods right from the top of Villa Somalia. Don't me tell me they are not enemy. They also have outlived their purpose as there is no peace to keep or no institutions to defend.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Che,

 

Why is Mogadishu one of he most dangerous cities in the world, why have they been fighting continously since the government collapsed? It was real city and now has been stripped. I just don't understand why it is the most dangerous place in Africa, maybe in the world. When the ICU took it over, they weren't satisfied and wanted the whole country so they tried to spread out. I'm sure that if they weren't united then in their attempt to grab the whole country and just stayed in their area, they would have started fighting each other.

You can blame Kenya, Ethiopia, Amison, the West for killing civilians..... but why have the people in Mogadishu been in constant fighting each other?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, another lame excuse akhi come of it. The fighting has raged throughout South Central Somalia and civilians have been uprooted, killed in their thousands by Somali fighters remote controlled by Arabs and other clowns.

 

Keep blaming AMISOM, one we can all see the problem.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this