Abtigiis Posted February 19, 2010 Kolka la riwaayadeyn mooye there is no room for generalisations. Qof waliba wuu garan in dadka meel kasta ku nool nooc kasta leeyahay. Gheele, Dajiye waa nin odey ah'e gardarada lagu hayaa badatay. On a separate note, the first time oon la kulmo wax tolka ah waxay aheyd Galadi. Koox assessment ah oon la socday ayaa dhawr habeen joogtay. Oday reer-magaal ah oo da'ah ayaa sheeko aan caaadi aheyn oo X-rated ah nooga sheekeeyey. ONLF badan oo ila socotay baa dhagaha taagtay oo layaab ay ku noqotay. Markuu odaygu arkay inay rer-miyi argagaxay yihiin ayuu ku sii dardaray oo arimo adag sii galay. Odaygu wuxuu wiilasha ku lahaa fadlan gabdaha afuufa oo intaad awood leedihiin yaan loo yaraysan etc etc. Markaan soo laabanay jigjiga qaar ragii ka mid ah oo ku dhaaranaya in Tolku yahay gaalo ayaan arkay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 19, 2010 ^^ That must had been your introduction to x-rated stuff Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted February 19, 2010 ^A&T & Xiin, my rule of thumb is, nin reerka ah oy lawya-kuustu amaaneyso "heedhe wacadle waa nin caqli badan" waan ka cararaa. Ninkaas farbaa kugodan...... ps. hadaladiisii waxaa ka mid ahaa PL jabhad ogeenya xoreysa ma noqon karto Waa siduu A&T kuu sheegey e, ninku xaqiiqada kuuma sheegi balse wuxuu tuhmayey inay dhagahaaggu maqlaanbuu kuu sheegey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 19, 2010 Yes, that and gabadh suxul-baruur ah oo nin Mahad la yidhaa oo rer-dhagaxbur ah qabi jiray. Mar aan Wardheer ku arkay oo lagu yidhi ninkan ayey ninkaagi is yaqaanaan, ayey i waydiisay "War hedde, walaal, Mahad ma taqaan?" haa ayaan ku idhi. Sidaan wax kale uga dhawrayey unbay tidhi " aloow bala ma aha" (wax baan yar qarinayaa here). Mid kaloo jaadle ah isaguna wuxuu iigu dhaartay in gabadh rer-bari ah uu ganacsi ka dhaxeeyey uu ku yidhi bari subaxii waan kalahayaaye ilaa fiidkii yaan xaafada kugu soo mari aynu xisaabtanee. Waxay igu tidhi buu yidhi "war fidkii waa nala dhabaaye ha noo imane, ila subaxa iska joog". Waa xadiis diciif ah kani oo ninka sheegay arinkani warar hore oo ku soo noqday way jiraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 19, 2010 ^^Belo. A&T waa A&T Balaayaan kusoo xasuusiyey, ee waa maalin jimcaad ha i danbaajin Almost I saw my self reciting the famous poem a certain Mudug man composed for his own male organ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 19, 2010 ^^sheekadu ma qabiil & 'sex' in laga sheekeeyey isu bedeshay?? Ahmed madoobe jabkiisee xaad ka dhahdeen, Yaa Jamaacah??, kolley 'K' nimaad isu beheysateene! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 19, 2010 ^^Macno Yare, ma haddaad soo toostay. Ahmed Madoobe ma jabin, wuuse jabi hadduusan ragga Sheekh Sharif raacin. Alshabaab waa hilib gows galay, si miyir leh baa findhicil loogu bixin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 19, 2010 Originally posted by xiinfaniin: Almost I saw my self reciting the famous poem a certain Mudug man composed for his own male organ Warka soo daa baan ku idhi waaryaa ,,,,, gabaygaa waxbaa ka maqlay wuuse iga fakaday Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 19, 2010 ^^Intaad ka maqashay soo daa, aan kuu saxee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 19, 2010 waar way kala duushay ,,, horta inuu go' ku duuduubayay baan sii xasuustaa oo go'iina kala gooyay ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 19, 2010 Originally posted by xiinfaniin: ^^Macno Yare, ma haddaad soo toostay. Ahmed Madoobe ma jabin, wuuse jabi hadduusan ragga Sheekh Sharif raacin. Alshabaab waa hilib gows galay, si miyir leh baa findhicil loogu bixin ^Qosol-gariirkii kaagama jeedo maanta, dareen miyaa la soo sheegay, Yaa Faqeehal Qabeelah? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 19, 2010 ^^Waxaan kaala hadlo baanan garanayn, M. Nin qummaati u hadli kara ma tihid. Meel baa lagaa haystaa, meelay tahayba Originally posted by Jacaylbaro: waar way kala duushay ,,, horta inuu go' ku duuduubayay baan sii xasuustaa oo go'iina kala gooyay ,,,, Ma kastuumadaan xalay gaduu maanta kala gooyey, Garba duub u hayntii miyyuu gacan i naafeeyey Kaas maahayn, ee kani waa classic, weli qiso macruuf ah weeyye ee reer Mudugu aad u yaqaanaan Waan 'r' ley ee ogow, waa xaraf adag Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 19, 2010 dee PM iigu soo tuur niyow ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 19, 2010 ^^War naga tag PM ka soo taan jabiyey maaha waagaan Aw Tusbaxle si haynay Qisadaan kuu sheegayyaaye, markaad Garoowe ku noqotto ii mariyya dheh Laba nin meel dhexaad ah midi gabyaa yahay ayyaa Galkacyo ka amba-baxay. Meel dhexe baa qorraxdu ugu dhacday, reerkii reer ugu dhawaa bay soo martiyyeen, labadii midkoo buu reer ka mida reerihisa noqday . Islaantiisii buu iska jaf-jaftay Kii gabyaaga ahaa baa isna inta meelaha hayb hayb saday islaan uusan sanadoba u tegin meel ay ka dhaweyd ku dhaqaajiyey. waa uu usoo hoyday. Islaan ari badan bay ahayd inay neef u qasho bay diiday. Suu is yiri marka hore jaf-jaf ku day . Nasiib darro waxba waa iska waayey, oo xaaladu jiq bay ku noqotay. Inta carooday oo ardaagii islaanta yimi buu kiisii u gabyey nuxurku gabaygiisu wuxuu ahaa: nacallaa kugu yaalle meesha iska tiiri oo ariga hanaloo qalee naf is geli Quote Share this post Link to post Share on other sites