Xaaji Xunjuf Posted January 31, 2010 Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyay Madaarka Hargeysa, ka dib markii uu socdaal kaga soo laabtay dalalka Maraykanka iyo Itoobiya oo uu soo maray Kumannaan dadweyne ah ayaa maanta kala xidhay Jidadka Magaalada, isla markaana waxa guud ahaanba maanta joogsaday dhaqdhaqaaqyada Gaadiidka, marka laga reebo kuwa ka qayb-qaadanayay soo-dhawaynta Guddoomiyaha KULMIYE, kuwaas oo qiyaastii dhawr boqol oo Gaadhi tiradoodu gaadhaysay. SL (11) by you. SL (6) by you. Taageerayaasha Xisbiga iyo Masuuliyiinta Xisbigaas ayaa loo diiday inay ka ag-dhawaadaan Garoonka Diyaaradaha, marka laga reebo hoggaanka sare ee Xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo halkaas loo sii daayay. Ciidanka Booliska ayaa dadweynaha ku hortaagnaa Jidka hore ee laga galo Albaabka u horreeya ee Madaarka, halka Ciidamo kalena la dhigay Jidadka badhtamaha magaalada dhinacyadooda. Jidka hormara Madaxtooyada ayaa guud ahaanba maanta la xidhay, waxaana halkaa la dhoobay Ciidan Boolis ah iyo Gaadiidkoodii oo lagu jaray. Soo-dhawayn xamaasadi ku dheehnayd oo aan hore loo arag oo lagala hortegay Guddoomiyaha KULMIYE ka dib, waxa Axmed-Siilaanyo loo gelbiyay Xarunta dhexe ee Xisbiga, halkaas oo uu kula hadlay dadweynaha iyo Warbaahintaba. Guddoomiyaha KULMIYE wuxuu bulshada uga mahad-naqay soo-dhawaynta ay u sameeyeen oo uu sheegay inay si gaar ah u taabatay. “Waxa aad iyo aad ii taabatay soo-dhawaynta qiimaha leh ee ay shacabkaygu ilaa intii aan Madaarka ka soo socday aad ii soo dhawayseen, waxaanan ku maqnaa danaha Somaliland iyo qaddiyaddeena Aqoonsiga waxtar u leh, hase ahaatee, wixii faahfaahin ah dib baanu idiinka soo bandhigi doonaa.” Ayuu ku yidhi Axmed-Siilaanyo hadalkiisii. Mar Guddoomiyaha wax laga waydiiyay dhawaaq xukuumaddu hore ugu sheegtay in aan dalka soo geli karin intii uu safarka ku maqnaa, wuu ka gaabsaday oo wuxuu sheegay in aanu ka hadlaynin. Somaliland.Org Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 31, 2010 A president in waiting indeed. Impressive stuff. It's time to crown the old man. No? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 31, 2010 Not Yet ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 31, 2010 ^Not now to not yet? You thought a little deeper miyaa? Good strategy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 31, 2010 It is the same ,,,,, but he just have to wait a little bit ,, ehem Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 31, 2010 http://www.boramanews.com/images/stories/0%200111KULMIYE/DSC04583.JPG Even the Somaliland animals support silanyo in office Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 1, 2010 Actually Siyaad Barre had bigger one.lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted February 1, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: http://www.boramanews.com/images/stories/0%200111KULMIYE/DSC04583.JPG Even the Somaliland animals support silanyo in office Actually that is soo wrong on soo many levels - i don't even know where to begin BTW - where is that Political Animal - what was hios name? Monkey or Maroodi??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cyber_Nomad Posted February 1, 2010 Originally posted by Qhalib: Actually Siyaad Barre had bigger one.lol Yeah and Siad Barre was actually in POWER =] Quote Share this post Link to post Share on other sites