Qandalawi Posted September 29, 2010 Ciidanka Puntland oo Qabtay Dooni Si Sharci darro ah u Kaluumaysanaysay Ciidanka Puntland ayaa howlgal ay sameyeen kusoo qabtay dooni nooca kaluumaysi oo la sheegay in ay si sharci darro ah uga kaluumaysanaysay xeebaha Puntland. Doonida oo la sheegay in laga leeyahay dalka Yemen ayaa habeenimadii xalay lasoo gaarsiiyey dekadda weyn ee magaaladda Bosaaso iyadoo ay saarnaayeen shaqaalihi doonta. Masuuliyin ka tirsan Wasaarada dekaddaha iyo gaadiidka Badda Dawladda Puntland ayaa warbaahinta Horseed Media u sheegay in ciidanka ay doonidaas kasoo qabteen xeebaha gobolka Bari iyadoo ay waday kaluumaysi sharci darro ah. Doonida ayaa xilligaan ku xiran dekadda weyn ee Bosaaso,lamana yaqaano talaabada ay maamulka Puntland ka qaadi doonaan. Xeebaha Soomaaliya waxaa si sharci darro ah uga kaluumaysta maraakiib iyo doonyo laga leeyahay wadamo shisheeye kuwaas oo xitaa ay ilaaliyaan maraakiib dagaal. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted September 29, 2010 Given the taugh stance the world has taken against Somali piracy, the military ships and destroyers of super powers amassed in the region to fight piracy, the hot issue taking over the western and world headlines for the past few years... the harsh treatment, killing and imprisonment of the pirates by the world. And on the other hand the Somali cry of these illegal fishing boats and west dambing that falls the deaf ears of the world. What do you think should be done to this illegal trawler? Where are the Somalis that knew justice? What should the sentence be, surely this incident must send a clear and shocking messege to the world. What do you think? Put all crew to death? and later reduce their sentence. Make unimaginable demands for compensation? Take it to the European/UN hight court? The story must grab the global headlines as did the issue of piracy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted September 29, 2010 Puntland goverment waa in aay arintaan wax ka qabtaan oo ka hadlaan burcad badeedka badeena khaayraadka ka dhamaaystey iyo kuwa sunta ku shubaya biyaha Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GLK Killuminati Posted September 30, 2010 Abdi Hajji Hussein - AHN News Correspondent Bosaso, Somalia (AHN) - The semi-autonomous region of Somalia’s Puntland navy captured a Yemeni fishing boat near the coast of Bosaso town, officials said on Thursday. The Yemeni boat was fishing illegally in Puntland’s coastal area, an official from the seaports ministry told the media on condition of anonymity. He added the number of boat crew was 8, declining the details of their nationalities. Reports say the fishing vessel reached at Bosaso harbor last night, where coast guard officials are detaining the boat and its crew. No comment from the government of Yemen was immediately available. Since the fall of Somalia’s military government in 1991, foreign ships have illegaly fished and dumped industrial and nuclear waste off the Somali coast. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sunaari Posted September 30, 2010 Good job Puntland Coast Guard. Quote Share this post Link to post Share on other sites