Jacaylbaro Posted June 24, 2007 Wadaaddo reer Burco oo lagu xidhay Ceerigaabo Ceerigaabo (Somaliland.org) – Saddex wadaad ayaa shalay laga qabqabtay magaalada Ceel Afweyn, isla markaana loo gudbiyey xabsiga magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Saddexda Wadaad oo ka tegey magaalada Burco, waxa ka mid ah oo horkacayey Sh. Mubaarik Maxamed Diiriye, waxaana la qabqabtay iyaga oo socdaal ku jooga magaalada Ceel Afweyn. Sida ay sheegayaan warar aanu ka helay Ceerigaabo, qabashada Saddexda wadaad oo watey hal gaadhi oo yar waxa qabashadoodu ka dambeysey markii magaalada Ceel Afweyn ay shalay tageen Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sanaag iyo Badhasaabka gobolkaas oo ka soo baxay magaalada Ceerigaabo. Waxayna isla markiiba u qaadaan magaalada Ceerigaabo oo loo dhaadhiciyey jeelka magaaladaas. Lama garanayo sababta loo xidhay saddexda wadaad, lamana sheegin saddexda wax dembi ah oo ay faraha kula jireen. Hase yeeshee, masuuliyiinta gobolkaas ayaa laga soo weriyey in amarka qabashada wadaadadaasi uu ka yimi dhinaca Hargeysa, laguna hayey dabagal. Dadweynaha magaalada Ceerigaabo ayaa si weyn u hadal hayey xadhigga raggaas ilaa shalay. waxaana la sheegay maanta in odayaal iyo culimoba u tagtay maamulka gobolka, isla markaana ay weydiisteen in la siidaayo saddexda wadaad, balse, maamulku uu sheegay in aanay awood u lahayn siideyntooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 24, 2007 Lama garanayo sababta loo xidhay saddexda wadaad, lamana sheegin saddexda wax dembi ah oo ay faraha kula jireen. Hase yeeshee, masuuliyiinta gobolkaas ayaa laga soo weriyey in amarka qabashada wadaadadaasi uu ka yimi dhinaca Hargeysa, laguna hayey dabagal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 24, 2007 ^^^I read that I thought you had more insight. Never the less its a confusing story. Hope they get released and there is no security situation there. We dont need more trouble in that part of the country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted June 24, 2007 Whats going on man? Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted June 24, 2007 what security are u talking about>? the freaking place is killing field. u got any freaking christian wanabee killing innocent somali ppl. gimme a break. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 24, 2007 ^^^What are you on saxib? Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted June 24, 2007 just good tea! and u..! dont drink what uncle does...it will mess up your liver. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 24, 2007 loooool ,, are u Ok rudy ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted June 24, 2007 i am chilling and u? u cant never let anything bother yah...bro. i just kick it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 24, 2007 Yeah ,, i'm cool man Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted June 24, 2007 i guess the tfg cheerleader passed out!! lool. havent heard from him so far. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 24, 2007 ppl are confused ,,, tfg supporter, icu supporter, muqaawamah supporter , qabiil supporter ,,, wax kele supporters ,,, and they all true nationalists and xaq u dirir ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 24, 2007 Originally posted by rudy: just good tea! and u..! dont drink what uncle does...it will mess up your liver. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted June 24, 2007 ppl are confused ,,, tfg supporter, icu supporter, muqaawamah supporter , qabiil supporter ,,, wax kele supporters ,,, and they all true nationalists and xaq u dirir ,,, so were SNM Mujasahideen, Weren't they? Quote Share this post Link to post Share on other sites