Sign in to follow this  
General Duke

Asmara: confused tool Sharif Xasan attacks France?

Recommended Posts

Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku eedeeyay Dowladda Faransiiska in ay garab kusiiso Dowladda Itoobiya Dhibaatada ay ku heyso Soomaaliya

 

Mogadisho, Khamiis , August 02, 2007 SMC

 

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ahaa Guddoomiyii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyntani waxa uu dusha kaga tuuray Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Faransiiska Pernand Kooshineer.

 

Eedeynta ayuu ku sheegay in Dowladda Faransiiska ay garabsiineyso Dowladda itoobiya oo Shariif Xasan uu sheegay in ay Gumeysi ku heysato Dalka Soomaaliya, wuxuuna intaasi ku daray Shariif Xasan Sheekh Aadan in Itoobiya ay Soomaaliya kusoo gashay Si Sharci darro ah waa sida uu hadalka u dhigay.

 

Bayaan uu dhowaan soo saaray Shariif Xasan ayuu kusheegay in Wax iskacaabinta kasocota Muqdisho ayna wadaan Shacabka Soomaaliyeed in uu yahay Jawaab Sharci ah oo Ciidamada Itoobiyaanka ee Xoogga ku heysta Dalka Soomaaliya lagaga hortagayo waa sida uu bayaankiisa kusheegay, wuxuuna sidoo kale kusheegay in uu si aad ah ugu murugeysan yahay Mawqifka Kooshineer oo sheegay in lagu yaqiino Shaqsi difaaca Dadka la dhibateeyo hayeeshee iminka in ay tahay wax si aad ah looga xumaado in uu Difaaco Kooshineer Ciidamo meel xoog ku heysta.

 

Ugu dambeyntii waxa uu ugu baaqay Guddoomiyii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sh.Aadan Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda France in uu ka hortago Kaalmada ay siinayaan Ciidamada dowladda Burundi si ay ugu biiraan Ciidamada uu kusheegay Shariif Xasan in ay xoogga ku heystaan Soomaaliya ee Itoobiya.

 

Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa Soomaaliya si buuxda u soo galay Dabayaaqada Sanadkii 2006-da kadib dagaaladii ay la galeen Xoogagii Maxkamadaha Islaamka ee ka arimin jiray Koonfurta Soomaaliya.

 

Somaliweyn Media Center (SMC)

Mogadishu Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^They colonised the whole Maghrib and are a permenet members of the security council. A man who is fleeing the TFG army can not talk to France. But its further good news.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Dreaming are those who seek refugee in Asmara and attack nation like France and organisations like the Arab league. One must know his or her limitations

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this