General Duke Posted August 6, 2007 Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku eedeeyay Dowladda Faransiiska in ay garab kusiiso Dowladda Itoobiya Dhibaatada ay ku heyso Soomaaliya Mogadisho, Khamiis , August 02, 2007 SMC Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ahaa Guddoomiyii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyntani waxa uu dusha kaga tuuray Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Faransiiska Pernand Kooshineer. Eedeynta ayuu ku sheegay in Dowladda Faransiiska ay garabsiineyso Dowladda itoobiya oo Shariif Xasan uu sheegay in ay Gumeysi ku heysato Dalka Soomaaliya, wuxuuna intaasi ku daray Shariif Xasan Sheekh Aadan in Itoobiya ay Soomaaliya kusoo gashay Si Sharci darro ah waa sida uu hadalka u dhigay. Bayaan uu dhowaan soo saaray Shariif Xasan ayuu kusheegay in Wax iskacaabinta kasocota Muqdisho ayna wadaan Shacabka Soomaaliyeed in uu yahay Jawaab Sharci ah oo Ciidamada Itoobiyaanka ee Xoogga ku heysta Dalka Soomaaliya lagaga hortagayo waa sida uu bayaankiisa kusheegay, wuxuuna sidoo kale kusheegay in uu si aad ah ugu murugeysan yahay Mawqifka Kooshineer oo sheegay in lagu yaqiino Shaqsi difaaca Dadka la dhibateeyo hayeeshee iminka in ay tahay wax si aad ah looga xumaado in uu Difaaco Kooshineer Ciidamo meel xoog ku heysta. Ugu dambeyntii waxa uu ugu baaqay Guddoomiyii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sh.Aadan Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda France in uu ka hortago Kaalmada ay siinayaan Ciidamada dowladda Burundi si ay ugu biiraan Ciidamada uu kusheegay Shariif Xasan in ay xoogga ku heystaan Soomaaliya ee Itoobiya. Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa Soomaaliya si buuxda u soo galay Dabayaaqada Sanadkii 2006-da kadib dagaaladii ay la galeen Xoogagii Maxkamadaha Islaamka ee ka arimin jiray Koonfurta Soomaaliya. Somaliweyn Media Center (SMC) Mogadishu Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted August 6, 2007 yo french is fair game! u ever see them win any wars. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 6, 2007 ^^^They colonised the whole Maghrib and are a permenet members of the security council. A man who is fleeing the TFG army can not talk to France. But its further good news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted August 6, 2007 keep dreaming. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 6, 2007 ^^^Dreaming are those who seek refugee in Asmara and attack nation like France and organisations like the Arab league. One must know his or her limitations Quote Share this post Link to post Share on other sites