Sign in to follow this  
Jacaylbaro

2% Increase of Taxes

Recommended Posts

Somaliland cabinet meets to discuss the needs of Sool

 

 

Hargeisa(Qaran)-In its weekly cabinet meeting, chaired by President Daahir Riyaale Kaahin, the Somaliland council of ministers discussed the current situation in the Sool region, and in particularly of Laas Canood, which is once again under Somaliland administration.

 

A communique issued at the conclusion of the meeting, President Riyaale stated that it is imperative that the government and the people of Somaliland offer the utmost support the residents of Sool.

 

In order to meet the needs of the region, the cabinet unanimously agreed to increase by 2% all government levies. As well the increase in levies, the cabinet wholeheartedly agreed to donate their individual monthly salary to the residents of Sool.

 

It was also agreed by the cabinet that in order to safeguard and elevate the level of stability in the region, it is necessary to expand and increase the delegations from both the executive and legislative branches of the republic who are currently in Laas Canood for discussions with the elders and the residents of Sool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargaysa(QARAN)-Shirkii golaa wasiirda ee shalay ayaa gabi ahanba wax uu xooga saaray ama uu ku saabsanaa xaalda guud ee gobolka Sool ee Somalilnd gobolkaasi oo in mudo ahaba dayacnaa kana danbeeyay gobolada kale ee dalka Somaliland kadib markii ay xagaasi ay ka amarku taaglaynayeen shuftada ka soo duusahy Somaliya gaar ahaan kuwooda isku magacaaba Puntland ee ******teeniya, taasi oo mudo dheer laga codsanaayay in ay gobolkaasi si nabadgalyo ah uga baxaan, taaso oo ay ka dhaga adaygeen, ka hor intii aan xukumada Somalilnad iyo shicibka reer Sool iska xoraynin maamulka hororka ah ee Cadde Muse, hadaba waxa warsaxaafdeed kulankii shalay ee golaha wasiirada lagaga hadlaayo ka soo saaray afhayeenka madaxtooyada Somaliland qoraalkaasina waxa uu u qornaa sidan hoos ku xusan.

 

Shirkii golaha wasiirada oo uu godoominaayay Madaxwaynaha JSL Mudane Daahir Riyaale Kaahin oo ka dhacay qasriga madaxtooyada shalay oo Isniin ahayd waxaa ka mid ahaa arimaha lagu falan qeeyay xaalada ay kusugan tahay magaalada Laascanood, magaalo madaxda gobolka Sool oo ay hada gacanta ku hayaan maamulka Somaliland ee gobolka Sool

 

Waxaa uu madaxwaynuhu shirka usheegay in ay laga maar maan tahay in sifiican looga tageero baahiyaha kala duwan ee ka jira gobolka Sool oo in mudo ahba dayacnaa.

 

Hadaba si taa looga howl galo waxa golaha wasiiradu ay isku raceen in cashuuraha dalka laga qaado oo dhan 2% in la saaro is loogu daboolo baahiyahaa ka soo kordhay gobolka.

 

Shirku waxaa kale oo uu isku raacay in golaha wasiiradu ay horeed ka noqdaan in mushaharkooda halbil ay ugu deqaan kuna cawiyaan baahiyaha deg dega ah ee ka jira gobolka Sool.

 

Shirka golaha wasiirada waxaa uu tibaaxay arimaha ugu muhiimsan ee ay laga maar maan tahay in si deg dega wax looga qabto inay yihiin nabad galyada iyo xasiloonida gobolka taas oo ay hada ku guda jiraan maamulka Somaliland ee gobolkaas iyo waftiga balaadhan ee ka socda xukuumada Somaliland iyo xildhibaanada golayaasha oo hada ku sugan magaalada Laascaanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this