Meiji Posted February 1, 2009 Maamulka Gaalmudug oo ciidamo boolis ah u sameeyay magaalada Gaalkacyo Ciidamada oo salan siinaya madaxda dowlada goboleedka Galmudug Ciidamo cusub oo amaanka magaalada Gaalkacyo loogu talagalay oo darees aad u qurxoon loo qeybiyay ayaa goor dhaw waxaa la filaya inay ka howl bilaabaan magaalada, waxana saraakiisha ciidankaasi horkacaysa ay sheegeen inay ku filan yihiin sugida nabadgalaya. Saraakiisha ayaa waxa ay hadalkooda ku dareen in shacabka magaalada Gaalkaco looga baahan yahay inay gacan siiyaan ciidamada booliska, waxayna balan qaadeen in maalmaha soo socda ay wax badan ka badali doonan amaanka magaalada sida uu haaytan yahay. Dibadbax balaaran oo ciidamada booliska cusub lagu soo bandhigayay ayaa waxaa lagu qabtay barxada salaada ciidaha lagu tukado ee loo yaqaano Ilka Dahab, waxaana ka soo qeybgalay masuuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha dowlada goboleedka Galmudug State Danjire Max'ed Warsame Kiimiko. Madaxdii kale e ka soo qeybgashay dibadbaxa ayaa waxaa kaloo ka mid ahaa gudoomiyaha mamulka gobolka Mudug Xasan Faarax Barre, madaxa dhaqalaha maamulka Galmudug Garaad Aadan Cilmi iyo Macali Mursal Cilmi oo ka tirsan gudiga culimada Marjaca ee maamulka la taliya. Madaxweynaha oo goobta ka hadlay ayaa ciidamada kula dardaarmay inay wax ka qabtaan amaanka deegaanada Galmudug, isagoona amar ku siiyay inay toogtaan ninkii ay ku arkaan isaga oo ku jira falal burcadeed ah ama dadka baad ka qaadanaya. Waxuu madaxweyne Kiimiko intaas ku daray in dadweynaha cadiga ah ee reer Gaalkacayo looga baahan yahay inay garab iyo gacanba siiyaan ciidamada oo uu sheegay in laga soo xulay dadka degaanka, isgoo ku celceliyay in si wada jir ah looga shaqeeyo sugida amaanka. Waxaa isna hadal kooban dibadbax ka soo jeediyay afhayeenka maamulka Galmudug Axmed Max'ed Baasto oo ahaa madixii gudiga qaban qaabada banaanbax, isgoo dadka ka codsaday inay la shaqeeyaan dhalinyarada isku xilqaantay inay u adeegaan bulshadooda, waxuuna amaan u jeediyay gabdhaha jaaliyada UK oo iyaga soo dhiibay dareeska ciidamada wataan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted February 1, 2009 Congratulations to the people of Galmudug. peacefull internal regional development, for the benefit of your people and eventually for Somalia, is the way forward. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 1, 2009 Loool@Max Baasto....This would be southern Galkayo. Hopefully there will be combined force one day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 2, 2009 Tolow yaa lagu xumaynayaa ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 2, 2009 Iska hubso .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted February 2, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Tolow yaa lagu xumaynayaa ,,, Warya fidnada jooji sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 2, 2009 Jb-Hormurka dadkale kudhibo ilatahey. Intaad dhihileed good for them, arin aan loojoogin toosh ku radisaa. Wish them luck for doing something positive and let it be. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 2, 2009 Mililka korika lagama dhayo sxb .... Yeah it looks good in the top view lakin we could see beyond the general lines. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 2, 2009 ^Sure you could see beyond the general lines. Your perception is not in question, but your need to look beyond the obvious is what's perplexing as if you are looking for faults or questioning people's intentions. Surely, most of people don't question the stories you bombard us with about the progress in your neck of the woods. Dooradii dhoostaba waa adiga soo qara, not alot look beyond for what it is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Warya Posted February 2, 2009 looooool at the flag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 2, 2009 Originally posted by Che -Guevara: ^Sure you could see beyond the general lines. Your perception is not in question, but your need to look beyond the obvious is what's perplexing as if you are looking for faults or questioning people's intentions. Surely, most of people don't question the stories you bombard us with about the progress in your neck of the woods. Dooradii dhoostaba waa adiga soo qara, not alot look beyond for what it is. You're free to question sxb. Don't lock yourself in a dark room. Questioning has never been a bad idea. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 2, 2009 Originally posted by Captain Warya: looooool at the flag. Wot's wrong with the flag, it is blue, and white star, dat is all matters Now stop that crap and enjoy this piece Madaxweynaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 2, 2009 The xiddigta looks like a little shimbir ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted February 3, 2009 Good move ya Galmudug. Waa hormar la taaban karo. JB: Askartan ma is tiri waxaad yara moodaa xitaa iney ka dhisanyihiin kuwa S/land. Quote Share this post Link to post Share on other sites