Paragon Posted November 9, 2006 Maamul Beeleed Islaami Ah oo looga dhawaaqay magaalada Laascaanood (Daawo Sawirada) Warkii 09-Nov-2006 iyo Qormadii: c/qaadir gaabuush Waxaa lagaga dhawaaqay magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool Maamul beeleed sida la sheegay ku salaysan shareecada islaamka , Maamulkaas oo ay samaysteen beel ka mid ah beel waynta beelaha ............ Beesha Bah-------- oo ka mid ah beelaha *********** ayaa shalay kaga dhawaaqday magaalada laascaanood maamul islaami ah maamulkaas oo ay sheegeen inuu diinta islaamka ku dhaqi doono qofka kasta oo beesha ka mid ah .. ----- Due to SOL restriction, I cannot post the rest of the article, however, I would post the photographs content in the article. Read the complete article in Afnugaal.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted November 9, 2006 And? I fully support them, so does every Puntlander, end of story! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted November 9, 2006 I have not read anywhere it says "hoos imaanaysayo Xamar" so I am guess they will be like Gedo's and have their independence until the politics will sort itself out? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 9, 2006 ^^ you see, there is nothing to fear . They would maintain their independence. Horn, ku dhawaaq maxkamad adna Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted November 9, 2006 Horn it actually says the following: 'Maamul beeleedkan islaamiga ayaa ilaa hada la shaacin siyaasad ahaan cida uu taageero siyaasadaha kala duwan ee ka jira Somalia , waloow uu sheegay Chief Caaqil C/kariin Axmed saleebaan oo shirgudoominayey Madashii lagaga dhawaaqay maamulkan , in uusan ka baxsanayn maamulkoodu dowlad goboleedka puntland ..' On the other hand the vice president of Puntland State Hassan Dahir of Qurac was present at the conference in July, when they said, that they will rule themselves by the law of Allaah the exalted (Isku maamul shareecada diinta islaamka)! All Puntlanders support them but they clearly stressed, that they were in fact part of Puntland but that extra judiciary rulings such as murder and rape will be dealt by the clan, which will limit countless other death seen when someone kills a member of another clan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted November 9, 2006 Originally posted by Paragon: ^^ you see, there is nothing to fear . They would maintain their independence. Horn, ku dhawaaq maxkamad adna Adigoon maqlin magacooda yaan ku dhawaaqay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 9, 2006 ^^ Adeer tolku waxba iskama qariyee, maad isla wadaagno infarmeeshankan aad heysid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 9, 2006 silly people you are. this is a place where the garaad holds meetings. This meeting whose pics you have posted was about reconciling some of the sub clans of sool, not to declare a court. puntland already has courts and much, much more. Quote Share this post Link to post Share on other sites