Hunguri Posted March 7, 2007 Md, Faysal Cali waraabe waxa uu sheegay inay dawlada Talyaanihu godob ka gashay Somaliland, oo aanay godob kale ka gelin madaxbanaanida Somaliland“Waxa iyana farxad leh Talyaaniga oo weligii maanta wax ina siiyey sodonkii sanadood,waxaanu u sheegayna Talyaaniga inaan godobweyn ka tirsanayno, wixii mucaawino somalida la siin jiray shilin namuu siin, hadana waxaanu ka baryeynaa inaanu godob naga gelin oo aanu madaxbanaanidayada carqaladayn, oo aanu naga raacin nimankaas aanu isku afka nahay, Somali way u siman tahay,anagaa ayaa arrimahayaga dhameysanayna ee dhexdhexaad Talyaanigu ha noo ahaado”Ayuu yidhi... Source , very amasing Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted March 7, 2007 waryaadheheen!!!! they should put this guy in the mental hosp,,, he disgraced wallahi the northerners,,,,,markuu hadloba bulaacad baad moodaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 7, 2007 That is why i don't vote for him ,,,,,, UCID should change this guy if they willing to win But nothing wrong with the statement generally, We don't want Italy to interfere our issue ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted March 7, 2007 looooool@JB, waar saxiib kaddaa waaloo baahanyahay. Runtii waaba nin daacada Quote Share this post Link to post Share on other sites