Sky Posted October 19, 2005 Sharjah Emirate that has promised Puntland to fully engage in developing the infrastructure of Puntland (what triggered Sharjah to this was the old history it had with Bosasso), has contracted the Bin Laden Group of Companies to build the runway, parking-taxi apron, taxiway etc. in the Bosasso airport, while Puntland (admin & businessworld) have spent $6.000.000 mln for the construction of the terminal, tower etc. This is the first time the famous Bin Laden Group has a construction project in Somalia. They are expected to do similar projects in Puntland in the future. It has been 15 years and Somalia is witnessing grand-scale projects of the 70s and 80s again. Noteworthy is that the Louis Berger Group, contracted by the EU, will construct the highway between Berbera and Ethiopia to improve the trade between Ethiopia and Somaliland after EU assessment. Dhismaha Terminal-ka garoonka Boosaaso oo meel fiican maraya iyo shirkadda Bin Laden oo… Boosaaso - 19.October.2005 Waddanka Imaraadka Carabta gaar ahaan Imaaradda Shaariqa oo ballan qaaday in ay dhisto qaybta runway-ga ee ay diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso, ayaa qandaraaskaasi ku wareejisey shirkadda caanka ka ah waddamada Gacanka Carabta ee Bin Laden. Shirkadda Dhismaha ee Bin Laden ayaa laga sugayaa Imaaradda Shaariqa 23-ka bishan Oktoobar si mas’uuliyiinta Imaaraddaasi qandaraska dhismaha ugu wareejiyaan iyadoo la filayo in shirkaddu ay toddobaadyada soo socda ka shaqo bilowdo garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso. Shirkadda Bin Laden ayaa waddamada Khaliijka Carabta ka dhista laamiyaga iyo dhismayaasha kale, iyadoo markii ugu horreysey hawleheeda ka fulineysa Soomaaliya gaar ahaan deegaannada Puntland. Dhinaca kale, qaybta terminal-ka ee dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ayaa maraya meel aad u wanaagsan, waxana haatan loo gudbey shubka dabaqa sare ee tower-ka iyadoo ay socdaan dhismayaasha masaajidka uu yeellanayo garoonku iyo qayb la dhigi doono martoorada dabka dhaliya. Wasiir kuxigeenka hawlaha guud iyo gaadiidka Yaasiin Cartan Maxamed oo SBC u warramayey ayaa sheegay in dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso uu u socdo sidii loogu tala galay isla markaasna uu ku dhammaan doono wakhtigii loo cayimay. Wasiir kuxigeenku waxaa kale oo uu sheegay in marka laga baxo dhismaha iyo qalabaynta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso markaasi loo gudbi doono dhismaha iyo dayactirrada garoomada magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com It's Business As Usual For The Bin Laden Group Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted October 19, 2005 Shirkada Bin Ladin Group oo la wareegaysa dhismaha Airporka Bosaso Bosaso:- Shirkada caanka ah ee dhismaha ee sida weyn looga yaqaan dalalka Khaliijka ee Bin Ladin Group ayaa la wareegaysa qandaraaska lagu dhisayo (Run Way-ga) Bosaso International Airport. Shirkadan oo ah tan ugu weyn ee dhismaha ee dalalka Carabta ayaa ayadu horey qandaraaso waaweyn ugu leh dalalka carabta sida Sucuudiga oo ay horey u dhistay qeybo kamid ah Masaajidada Waaweyn ee dalkaasi iyo Kacbada Makkah Al-Mukaramah. Sidoo kale shirkadan oo lagu yaqaan dhismayaal badan ee ku yaal Dubai Emaaraadka. Shirkadan ku fadhida 5 Bilyan oo dollar ayaa ah mid leh shaqaalo gaaraya 35.000. Wararka soo baxaya ayaa sheegay in Mashruucan oo ay horey u qaadatay Mandaqada Shaariqa ee Emaaraadka in ay shirkadaasi u xil saari doonto dhameystirka Airporka Bosaaso ee (Bander Qasim International Airport). Shirkadan ayaa la sheegay in ay dhismaheeda noqon doono midka Run Wayga ama wadada ay diyaaradaha kusoo degaan. Waxaa horey u socday dhismaha Terminalka ama xarumaha xafiisyada iyo Daarta Imigareeshinka kuwaas oo ay horey u wadeen dowlada Puntland. Dhimaha Daarta Terminalka iyo xafiisyada ayaa hada marayey meel dhexe ayadoo hada loo gudbay dhismaha Towerka- ama Xarunta diyaaradaha laga hago. Dhismaha hada socda ayaa waxaa ku jira in ku dhow 30 xafiis, goobta ay rakaabka ku nastaan, transitka, goobaha lagu cunteeyo iyo Masaajido. Waxaa sidoo kale la wadaa goobihii la dhigi lahaa qalabka Airporka. Dowlada Puntland iyo Mandaqada Shaariqa oo horey heshiis ugu dhexmaray Magaalada Shaariqa in la dhiso Airporka Bosaaso ayaa la sheegay in Mandaqada Shaariqa ay sheegtay in ay ka qeyb qaadan doonto mashruucyo badan oo uu kamid yahay Bander Qasim International Airport. Suldaanka Shaariqa iyo Madaxweynaha Puntland ayaa horey ugu heshiiyey 4 Mashruuc oo waaweyn oo laga hirgelin doono deegaanka Puntland. Kadib dhismaha Airporka Bosaso ayaa waxaa lagu wadaa in la bilaabo dayactirka Airporo kale oo ku yaal Puntland oo ay kamid yihiin Garowe iyo Gaalkacyo. Dowlada Puntland ayaa sidoo kale qorsheenaysa in la sameeyo dayactiro iyo dhismayaal jidadka ah ee deegaano kale oo kamid ah Puntland. Xassan Ciise HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
MR ORGILAQE Posted October 19, 2005 good news sky no need for double posting though Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 19, 2005 nice one SKY... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Camel Mlik Posted October 19, 2005 So when will the Bosasso airport get done? I have not visited Somalia yet but after that airport is done that's where i plan to land god willing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 19, 2005 Good development. When will the airport be done Sky? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted October 19, 2005 Despite the large expenditure, solid infrastructure based on sound engineering from the BinLaden Group can only make the future brighter for the port city. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted October 19, 2005 A step forward, good news for somalia's commercial capital Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yoonis_Cadue Posted October 19, 2005 Good News indeed and thanks to Allaah subxaanah and then the Amiir of the Emirate of Sharjab for holding fast to their promise. The New Airport will be finished late November inshallah if everything goes as planned. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted October 19, 2005 Good development. When will the airport be done Sky? Probably in mid-2006 if everything goes smoothly. But the terminal will be finished at the end of november as Yoonis said. Despite the large expenditure, solid infrastructure based on sound engineering from the BinLaden Group can only make the future brighter for the port city. Yes indeed. Somalia still has the potential to become a middle-income nation, unlike many other African countries, within this century. We have missed our opportunities in the past, let's not repeat that mistake. We have the natural resources, we have the entrepreneurial culture and we have a strategic location in the global village. Let's make it work with the help of Allah subxaana wa tacaala. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 19, 2005 It's good news. I hope all those corrupt leaders won’t hijack the project and steal the money. Finally the city is getting something out of this administration. It must be glad that A/Y is out of the picture. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wind.talker Posted October 19, 2005 Originally posted by Ducaqabe: It must be glad that A/Y is out of the picture. Aamin to that! Good honest work thusfar by the PL admin into the Bender Qasim Int'l Airport project. I can't wait to see the day this airport becomes operational insha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yoonis_Cadue Posted October 19, 2005 We will welcome Abdullahi Yusuf anytime back to the presidential palace of Garoowe if he wants too. I already miss his reign in Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 21, 2005 Originally posted by Yoonis: We will welcome Abdullahi Yusuf anytime back to the presidential palace of Garoowe if he wants too. I already miss his reign in Puntland. Really. You got to be kidding me. What part of it did you miss? Is it the corruption, the conspiracy, the killing and/or bribing of Isisimada of the region? A/Y can go to anywhere in Somalia he wants as he’s a citizen of the country but guilty of crimes against humanity. I hope he never comes back to Puntland as president or a PM. His time if over and he did what he could during his years. We need no more military presidents, but engineer, doctor, and etc presidents, those who care more about the land than their qabiil, ego, and calooshood. By the way, is the presidential palace in Garoowe under your control? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yoonis_Cadue Posted October 21, 2005 Originally by Ducaqabe: Really. You got to be kidding me. What part of it did you miss? Is it the corruption, the conspiracy and/or bribing of Isisimada of the region None of the above bro, I only missed his autotarian and totalitarian style of doing things, it suits us best. He's a military strongmen and hence not to be joked with. His ion fist is another reason. By the way, is the presidential palace in Garoowe under your control? No, but in a indirect way I own it. Iam more of a shareholder of the palace and the presidential compound therefore you could say that Iam indirectly in control. Quote Share this post Link to post Share on other sites