Jacaylbaro Posted October 30, 2006 maxkamaduhu islaam waxba kuma xukumaan ,,,, igu dheh way ku xukumi doonaan markaa waynu ka wada hadli ,,, laakiin imika kuma xukumaan shareecada laakiin waa ta ay ugu baaqaan dadka ,,, Xukunka shareecadu waa mid aad u balaadhan marka la leeyahay waa la hir gelinayaana waa in dhinac kasta laga hir geliyo ,,,,,, waa inuu noqdo wax qoran oo la raaco oo qofku uu yaqaano wuxu xaqa u leeyahay iyo waxa xaqa loogu leeyahay ,, sidaana ku noqda wax dadka oo dhami ay u siman yihiin ,,,,,,, Shareecadu maaha keliya nin ama naag la karbaasho oo la yidhaa waataa shareecadii laakiin waa nidaam nololeed oo dhamaystiran ,,,,, ,,,, YES muslimka oo dhami wuu u baahan yahay in shareecada la isku xukumo somaliland na waa ka mid ,,,,, laakiiin somaliland iyadaa isku xukumaysa markay doonto ee ma rabto wadaad xamar kaga yimid inuu sanka ka marmariyo oo uu yidhaa hoo ama dagaal ,,,,,, inaanu isku xukuno oo aanu ka wada hadalno anagay noo taalaa sidaanu ka yeelayno ama aanu ku heshiino ama aanu isku dilnee laakiin wax koonfur u taala maaha inay noo yeedhiyaan waxaanu yeelayno. horta maxkamaduhu tooda ha hagaajiyeen oo koonfur oo dhan ha mideeyeen nidaam shareeco oo cadna ha jeexeen hana hir geliyeen then waa lala eegi doonaa ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haashim Posted October 30, 2006 Jacaylbaro sxb, sidaan horay kuugu sheegay qofba sibuu maxkamadha ula jiraa, marka haddii aad ula jirtid as long as they opearte in the South, waxaan filayaa inaad marar badan qorshohooda maqashay from Ras Gamboni ilaa Ras Casayr, marka qofkii sabab gaar ah ula jira iyo kii kaleba Tsunamidu way soo gaari doontaa :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
raadamiir Posted October 30, 2006 sxb we will clean out of somalia put everyone in their respectable place. they tried 1991 and they kill somlianimo with the enthic genocide that they embraked. when amxaaro come in we will put xaamar's uprising to a stop. Mark my word there will be thousands dead but all of this will come becuase bad leadership from a group sub clans. The most dim-witted thing in the world "courts that are government." Reer baadiiy bunch duksii ceeyaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 31, 2006 Originally posted by muraad: Jacaylbaro sxb, sidaan horay kuugu sheegay qofba sibuu maxkamadha ula jiraa, marka haddii aad ula jirtid as long as they opearte in the South, waxaan filayaa inaad marar badan qorshohooda maqashay from Ras Gamboni ilaa Ras Casayr, marka qofkii sabab gaar ah ula jira iyo kii kaleba Tsunamidu way soo gaari doontaa :cool: SXB dee malaa maxkamadaha wax kalaa lagaaga dhigay ee one day you will realize waxay dhab ahaantii yihiin ,,,, dadkan dowlad Ethiopia ka xoog weyn baa khasbi kari wayday let alone koox yar oo kooxo kele ka adkaatay ,,,,, malaa somaliland maba taqaanid ee isabahaysigii oo kele baad u malaynaysaa ,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 31, 2006 lol.I am loving this,is anyone else here with me, enjoying this fiasco? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 1, 2006 why u laughing at Mr. Red Sea ?? ,,,,,,,,,,,, come on man ,,,, weerar baa la inagu hayaaye ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites