MoonLight1 Posted August 21, 2009 XILDHIBAAN MAXAMED QANYARE AFRAX: “Wax Federal la yiraahdo oo Soomaaliya ka jiro ma jiraan” Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uusan jirin wax federaal ah oo ka jira Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay in hirgelinta Federaalka ay ku guuleysan waayeen Xukuumadihii hore ee soo maray Dowladda Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Qanyare oo u warramayay Idaacadda Horn Afrik ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in Xukuumaddii Prof. Geeddi iyo Xukuumaddii Nuur Cadde ay ku guuleysan waayeen hirgelinta Federaalka, sidaas darteedna waxa hadda ka jira Soomaaliya ay yihiin nidaam ku dhisan 4.5. Xildhibaanka oo sii hadlayay ayaa wuxuu si kulul u weeraray dalab ka yimid maamulka Puntland, kaasi oo ahaa in maamulka Puntland ay xubno ku yeeshaan marka ay Madaxda Dowladda dibadda safarro u aadayaan. “C/raxmaan Faroole rabitaankiisa nooma yeerin karo in xubno loogu daro safarrada dowladda ee waa in uu nagula hadlaa Axdiga u degsan Dowladda Soomaaliya”ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo sheegay in beelaha dega Puntland ay xubno ku leeyihiin Dowladda Soomaaliya. “Puntland Beelaha dega waxay Dowladda ku leeyihiin Wasiirro, Xildhibaanno ayay leeyihiin, Safiirrada ugu fiican iyaga ayaa la siiyay, Agaasimayaasha iyaga ayaa heysta, marka hadda in ay haddana yiraahdaan xubno ha naloogu daro safarrada madaxda Dowladda ma ahan mid sharci ah”ayuu mar kale yiri Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax. Ugu dambeyntiina, Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo la weydiiyay in ay Xildhibaannadooda ka soo jeeda Beelaha ****** ay ka seexdeen wax ka qabashada dhibaatooyinka amni darrada ah ee ka taagan deegaannada beelahooda degaan ayaa wuxuu qiray in ay arrintaas ka seexdeen, wuxuuna caddeeyay in haddii ay arrintaas sidan sii ahaato oo aysan Xildhibaannadooda wax qabad la imaanin ay xilka ka degi doonaan beelaha ******-na ay dhihi doonaan Xildhibaanno cusub soo qorta. Hiiraan.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 21, 2009 This reminds me few years ago when Mr Yaloxow said YeeY was trying to wear shoes well above his size Is Puntland doing the same??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 21, 2009 ^Qanyare is talking out of his behind? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 21, 2009 He is right somalia is better of national unity government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 21, 2009 Qaynyare needs to liberate his house from Xasan Turki before opening his mouth. Lo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 21, 2009 Originally posted by General Duke: Qaynyare needs to liberate his house from Xasan Turki before opening his mouth. Lo Isn't Xasan Turki operating in southern lower Jubba, in his homeland...I just wonder... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 21, 2009 Originally posted by Xaaji_xundjuf: He is right somalia is better of national unity government. Right. Somalia is better off for national unity government, but aawaydahee, hate it or love it the bottom up approach, the building blocks model, is the way forward for Somalia. At least in this point in time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 21, 2009 ^^^He was in Mogadishu for a few months and took over Qaynyare's house in Dayniile, as his HQ while in the city. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 21, 2009 He is right somalia is better of national unity government. Somalia is better of national government???? Xaajiga tell that Abti Rayaale & co Lets look at what Pland demanded 1) 1/3 of federal government income from the donors. 2) The base of Somali navy to be in Pland 3) Any Government delegation to outside world Pland should have its own memebers in it. I think the top two are acceptable but the last one is utterly crazy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 21, 2009 Puntland is part of the 4.5 clan system formula, there for they cant demand the federal aid , you know why The federal aid the tfg is getting , is to rebuild the Somalia nation and the Somali capital. The only federal state we know of today is Puntland and galmudug but the central government doesn’t exist today and needs to be established, when the national government of Somalia is established, the 4.5 wont last. But as long as the 4.5 exist , there wont be a federal. And Puntland will just come under the 4.5 charter. Because there is no central government Moonlight daahir riyaale kahin the president of Somaliland. Is your neighboring country and they support a national unity government for Somalia. Just like How Djibouti supports it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted August 21, 2009 ^^^ dude somaliland is just like puntland, both part of somalia... why u acting like UN regonized you , till un do that you are still and will be part of somalia , same as puntland is part of federal somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted August 22, 2009 that 4.5 was just gang shyte and it didnt work. Wat all somalis need is a free country where each individual should vote is counted as legit. If that aint there, then its piece of crap. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaq Posted August 22, 2009 “Puntland Beelaha dega waxay Dowladda ku leeyihiin Wasiirro, Xildhibaanno ayay leeyihiin, Safiirrada ugu fiican iyaga ayaa la siiyay, Agaasimayaasha iyaga ayaa heysta, marka hadda in ay haddana yiraahdaan xubno ha naloogu daro safarrada madaxda Dowladda ma ahan mid sharci ah”ayuu mar kale yiri Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax. he has a good point here. under the 4.5 system Puntlanders are involved in all areas of the TFG. When all of the other admins are setup, then you can start talking about power sharing between states. the 4.5 would then have to be abandoned. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 22, 2009 Originally posted by sool_boy: ^^^ dude somaliland is just like puntland, both part of somalia... why u acting like UN regonized you , till un do that you are still and will be part of somalia , same as puntland is part of federal somalia. sxb somaliland lacagta somalia la soo siiyo , ma hungureyso mana rabto we are talking about dadka wadanka somalia , not somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites