GAAROODI Posted December 26, 2009 Warar aanu ka helnay Magaalooyinka Awaare Iyo Rabasso ayaa waxay noo xaqiijiyeen in Deegaanka La Yidhaa Garagarada oo u dhaw Degmada Awaare Ee Gobolka Somalida ee Ethiopia ayaa waxa ka dhacay Dagaal ay iskaga hor yimaadeen Dadka deegaanka ee Xoola dhaqatada ah ee Beelaha Gaaroodi iyo Kooxaa nabad-diidka ee ONLF maalintii doraad. Dagaalkan ayaa waxa dadka xoolo dhaqatada ah ee deeganka weerar ku soo qaaday kooxo aad hubaysan oo ka tirsan Kooxda Nabad-diidka ah ee ONLF, dagaalkan ayaa ka dhacay Garagarada ee Degmada Awaare Waqooyi Bari kaga Beegan koonfurna kaga beegan deeganka Sugumaha ee Rabasso. Dagaalkan oo socday muddo Saacado ah ayaa sababay Dhimashada Hal Ruux iyo mid dhaawac fudud ah Dhinaca Dadka Deegaanka, halka Dhimashada Dhinaca kooxda nabad-diidka ah ay goobtii dagaalka kaga tageen Afar mayd ah iyo mid dhaawac ah oo nolol lagu qabtay , iyaga oo khasaaraa intii kale ee soo gaadhayna ay hore u sii qaateen markii ay jabeen lana ogayn inta uu gaadhsiisan yahay khasaarahaasi dimasho iyo dhawaac labadaba . Dhimashada ninka deegaanka ayaa naloogu sheegay magaciisa in la yidhaa Dhegasoog Seeraar. Mo Yusuf Hargeisa ToggaHerer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 27, 2009 Great , glad to see Garoodi warriors fighting back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 27, 2009 Gaaroodi sxb does every residents of k5 have weapon's horta? i think it's important they have weapons to protect themself's from intruders such as the Nabad-diid folks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SeefTa Posted December 27, 2009 ILAAHAY HA U NAXARIISTO DADKA KU DHINTAY DAGAALKAAS..SOMALI FIGHTING SOMALI IS AYAAN DARRO..LAAKIIN.."NABAD-DIID"?.. WHOSE NABAD ARE THEY AGAINST?..ETHIOPIA'S?.. THEREFORE ANYONE WHO IS AGAINST ETHIOPIA, TRANSLATES INTO AN ENEMY OF S-LAND ASWELL?.. WHAT'S THE LOGIC BEHIND "NABAD-DIID"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 27, 2009 ^^^Qabyaalad. Ninka Nabadiidka ah, waa nin kale Mujaahidkii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 27, 2009 So if this Gaaroodi guy's tuulo is in Western Somalia why does he always claim he is a Somalilander? Yaabkaa yaabiiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jibreel Posted December 27, 2009 ONLF is but a freedom fighting band of warriors whose only sole criteria is to free themselves from the oppression that they and their people(general somalis) are subjected to by the filthy Tigre regime of Ethiopia. Having said that,how does one label them as ''nabad diid'' or has the term become a coinage that is only associated to people who fight for their sovereignty? In time,perhaps the master and the slave shall be worn out and in time,perhaps the will of the people shall prevail. My condolences to the family of the victims,victory to ONLF and victory to any other oppressed people,any where in the world. Jibreel. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 27, 2009 Jibreel, nobody can deny this ONLF can be troublemakers attacking innocent civilians like the recent gabbel incident. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 27, 2009 Originally posted by The Zack: So if this Gaaroodi guy's tuulo is in Western Somalia why does he always claim he is a Somalilander? Yaabkaa yaabiiisa. the Hawd somalilanders qualify as somalilanders, Dual Citizenships. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 27, 2009 Originally posted by Ducaysane_87: quote:Originally posted by The Zack: So if this Gaaroodi guy's tuulo is in Western Somalia why does he always claim he is a Somalilander? Yaabkaa yaabiiisa. the Hawd somalilanders qualify as somalilanders, Dual Citizenships. Define "Somalilander"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 27, 2009 Somalilander ( meaning anybody who's ancestral roots are from former british somaliland ( present day somaliland) be it any tribe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 27, 2009 So Somaliland belongs to specific clans. Cool, thanks for the clarification because in the real world citizenship is not based on "ancestral roots". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 27, 2009 dude it's the same with israel any jewish wherever they are qualify as israeli citizens. also non somaliland people can regain somaliland citizenship if they abide by the laws of the country 5 - 8 years, so it means somaliland is also open to others who are looking for somaliland citizenship. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Herer Posted December 27, 2009 ONLF a rebel that only knows how to kill innocent ppl. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 27, 2009 Loooooooool@Jewish. So somaliland is doing what only the Jewish do. No other country in the world does that. Quote Share this post Link to post Share on other sites