Sign in to follow this  
Juje

What is this guy's role?

Recommended Posts

Juje   

These are pics taken from an event which 'af-duleeq' attended, and there was the presence of the guy who is everywhere and he did not look happy.. :confused: .

 

passport11.JPG

here he is not convinced with Geedi's persuassion

 

passport5.JPG

Sitting next to the chief of police 'kheyrdiid' - there is something obviously bothering this dude :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by The Duke:

Whats bothering him? Why not ask him directly?

I think you just gave me the answer.... :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jabhad:

Is that General Gabre, our de facto ruler?

He is not our ruler. Never was and never will be. Qoflka oo damiir daljecelnimo Soomaaliyeed ku jiro Xabashi uma talineyso asagoo nool, I believe.

 

He is the stooges -- and especially the infirm, octogenarian madaxyare madaxweyne ku sheeg Stooge -- and wixii u sacabtumo Xabashi ruler.

 

And about why the guy's face ka muuqato unhappiness, as he always is [he thinks mistakenly he is kaabalaadar], the below article hopefully answers that question.

------------

Ra’isul wasaare Geeddi oo safar deg deg ah saaka ugu ambabaxay Addis ababa xilli laga sugayey inuu hortago baarlamanka federaalka oo ka doodaya mowshin ka dhan ah xukuumadiisa

 

Ra’isul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa saaka safar lama filaan ah ugu ambabaxay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya xilli saacadaha soo socda laga sugayey in isaga iyo xukuumadiisa ay hor tagaan baarlamanka Soomaaliya oo imika ka doodaya mowshin ku saabsan la xisaabtanka xukuumada.

 

Lama ujeeadada rasmiga h ee safarka ra’isul wasaaraha uu ugu ambaabxay addis ababa, iyadoo qaar ka mid ah xubnaha ku dhow dhow oo aynu xiriro kala duwan la sameynayna ay inoo sheegeen in safarka Prof. Geeddi uu ka mid yahay safaradiisa caadiga ahaa ee dalalka deriska la ah Soomaaliya uu horeyba ugu ambabaxi jiray, waxayna warar kale oo aan la xaqiijin sheegayaan in Prof. Geeddi uu mas’;uuliyiinta Itoobiya gaar ahaan dhiigiisa Itoobiya uu wada tashi kala yeelan doono qaabkii loo wajahi lahaa kacdoonka ka dhan ah xukuumadaiisa ee ay wadaan xubno ka tirsan baaralamanka oo mowshino ay ku doonayaan kulka xisaabtamaan, isla markaana loo badbaadin lahaa xukuumada.

 

Inkastoo Itoobiya au ciidamo aan tiradooda la shaacin o aadf u gara ka joogaan gudaha Soomaliya ayaa haddana Dad badan waxay isweydiinayaan sababta labada mas’uul ee ugu sareysa dowladda federaalka Soomaaliya ay magaalada Addis ababa ugu duulaan marka uu soo wajaho culeys dhinaca gudaha ah, waxaana safarkan uu ku soo beegnayaa xili magaalada Baydhabo ee gobolka Bay la geeyey shixnado lacag ah oo loogu talo galay in la siyo xildhibaanada baarlamanka iyadoo uu halkaas ka socdo kulan uu baarlamanku kaga doodayo waxqabadka dowladda intgii ay jirtay, lana doonayo in mar kale cod kalsooni ah loo qaado.

 

------------

 

Their Xabashi boss in Adisababa is not happy these days and is a bit worried his other stooges in the so-called parliament might have another non-confidence vote.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

´He cant leave and he cant stay in Somalia. Probably the worst position to be in when your entire army is made up of peasents, conscripts and looters. Jabhad ha na ceebeyn adeer, morale xumada niinka ka muqaata ma aragtid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

The guys role is important, in day after he gives faces to the PM. Geedi unexpectantly leaves for Addis. It is not news that they are stooges and under the control of this General Gabre, TFG I mean - but just trying to ponder how deep it is, and by judging from this scenario it is very alarming.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this