Sign in to follow this  
Cowke

Ufayn: Peace Treaty Between Brothers Signatories

Recommended Posts

Cowke   

Bosaso: Beelihii dhawaan ku dagaalamay ku diriray Ufeyn oo heshiis kala saxiixan doona.

 

5. oktober 2009

 

Bosaso(AllPuntland)- Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Bosaso, labada maalin ee fooda inagu soo heysa Labo beelood oo dhawaan ku dagaalamay, deegaanada gobalka Bari ayaa gaari doona heshiis ku saabsan colaadihii mudada soo jiitamayay.

 

Odayaasha labada beelood oo mudooyinkii ugu dambeeyey ku jiray xalinta arrimahaasi, waxaa usoo dhamaaday wada hadalo ku aadan arrimahaasi, waxa ayna sheegeen in ay saacadaha nagu soo aadan kala saxiixan doonaan qodobo ku saabsan xalinta dagaaladaasi.

 

Saraakiisha dawladda Puntland ee arrimahan aadka ugu howlan ayaa shaaciyey in ay hada labada beelood, isla gaareen qodobo door ah oo ku aadan xaalada dagaaladii dhacay iyo sida wax looga qaban karo, ayadoo qodobada ay gaareen ay ku jiraan heshiis caam ah oo wax badan ka badalaya xaaladaha dagaalada.

 

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed iyo Kuxigeenkiisa Jen. C/samad Cali Shire ayaa hada ujooga gobalka Bari, xalinta mashaakilaadkaas, waxa ayna dhawaan tageen deegaanadii ay ka dhaceen dagaaladu, ayagoo sidoo la kulmay dhamaanba Salaadiinta dhaqanka oo ay waxyaabo badan ka wada hadleen, siiba arrimaha colaadaha ee deegaanada Ufeyn iyo Ig-dheys.

 

F. C. Maxamed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Originally posted by Cowke:

Bosaso: Beelihii dhawaan ku dagaalamay ku diriray Ufeyn oo heshiis kala saxiixan doona.

 

5Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed iyo Kuxigeenkiisa Jen. C/samad Cali Shire ayaa hada ujooga gobalka Bari, xalinta mashaakilaadkaas, waxa ayna dhawaan tageen deegaanadii ay ka dhaceen dagaaladu, ayagoo sidoo la kulmay dhamaanba Salaadiinta dhaqanka oo ay waxyaabo badan ka wada hadleen, siiba arrimaha colaadaha ee deegaanada Ufeyn iyo Ig-dheys.

 

F. C. Maxamed

In truth, the matter was solved by reer Dhahar as per the request of the sub-clans involved in this conflict. A big heavily guarded delegation from Dhahar went to Ufeyn district.

Thus they need to be given credit. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xudeedi yeah, the makhiris are viewed as peace-makers in puntland especially when comes to inter-clan squablles. That was the first place where cade muse went for his asylum break. But they weren't supportive of him and refused to support him!!! he was forced to go to el-afweyn after that.

 

I don't know why the makhiri elders did that, alot of the kingz still hold grudge to makhiris over that, because they didn't vote for ilkajir on that main issue and also his close ties to yey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this