Kamaavi Posted January 28, 2009 Tuujiye, Kaligaa ma ahan saaxiib dad badan oo ka soo horjeeda waa buux, hadh iyo habeena waa aragnaa. Sababta looga soo horjeedo waa kaliya falalka aan ka fiirsashada lahayn eey qaar ka mid ahi inta badan kudhaqaaqaan ama fuliyeen(kistoo aanan indhahayga ku arag, walaa cajaladna ha ahaate). Shaqsiyadka falalka xun xun fuliya laftooda waxaa laga yaaba in ay yihiin kuwo xumaan ka talis ah oo wax fashillinaya maadaamo meesha la isku jiro dano yaal kala gooni ahna la kala lahaan karo. Taas adoo gows danbeedka ku haysta, waxaad ila fiirisaa cadadka iyo tirida alshabaab iyo weliba inta taageersan ee culumada iyo caamada leh ay dhan yihhin. Marag madoonto weeye in danbiga hal shaqsi oo iyaga kamida, dana walba ha lahaadee, uu gaystay in aysan haboonayn in dhamaantood dhabarka laga wada saaro. Teeda kale, dhamaan waxay ku qaldan yihiin way ku qaldan yihiin oo taasina halkeeda weeye. Sidoo kale, iyadna waxaa haboon in aan lafaheenu ka daxadarno danbiyada dhacaya ku lug lahaanshahooda. Macnaheedu, waxay ka dhigantahay, haddii nimankaasu wax ayna ahayn lagu sheego ama wax tarka ay keeneen la iska indha tiro ama danbiyada ay shaqsiyaad kamid ahi galeen dhabarka looga wada rido dhamaan wixii magaca ku dagaala teetana axaan sii murjinay mooyee wax aan saxnay, haba yaraatee, ma leh. Geesiga ka midka ah waa geesi in aan dhahno weejaan,tuuga ka midka ah waa tuug in aan dhahno weejaan, dambiilha ka midka ah sidoo kale, wanaag ama nabad doonka ka midka ah sidoo kale. In lawada jam ciyo laga roon aan qabaa. Markaad leedahay Alshaab dad maahan, waxay ka dhigantahay adoo dhahay somalida badan keedu, macal caruurta aad sheegi in la khalday, dad mahan. Sababtoo ah dad badan aa taageero, dad badana waa ka kooban yihiin saas waxay ku noqon 'jamcin aan sal iyo raad toona lahayn' oo weliba meel ma doonto ah waana ta kaliya een hadda ka hadli rabay ama aan kaba soo horjeedo macnaheeduna maahan waxaan taageersanahay Alshabaab. Qolo gooni ah weligay ma taageerin aad taageertidna ma lihi. Sidoo kale waxaan iyadna dhihi lahaa waxa laga fiican yahay in maalin iyo layl ama markii la arkaba lagu celceliyo wax aad horay u tiri ama u qortay. Inta aan habbo Qoolo farayey aa intaas ahayd. Far kale kuma godna, mana ku godnaan karto. Sida kale, shaqsi walba waxa uu shabaabka amaba koox kale ka aamin sanyahay isaga ayey u taala mana ahan in uu dadka sanka kala hor mar maro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted January 28, 2009 Originally posted by Kool_Kat: ^ Norf, No. What I meant by Shaydaan or Cadow is that Shaydaan madaahiro, while cadowgaaga aad la heshiin karto, no? So Alshabab is shaytans and Ethiopian army as enemies who can be made peace with? Istaqfurullah, if that is your thinking. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted January 28, 2009 ^Maxaa ka istaaqfuroleysanee? Farancab, hees maa qortay habo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 28, 2009 Laxanka iyo muusiqada aa ka dhiman. Adaan kuu dhaafay in aa inoo saarto, habo cadeey ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 28, 2009 Tuujiye, Name the names of exwarlords in Alshabaab? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 28, 2009 ^LOL. Indhacade is not alshabaab member. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 28, 2009 ^How about Xasan Turki? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 28, 2009 what about him? If you mean to say he is warlord than sorry to dispoint you because he no such. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 28, 2009 No, I was asking if he is/not al-kabaab member. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 28, 2009 He is no part of alkabab. He is the leader of jabbiso that operates in Jubboyinka. They come under Alshabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 29, 2009 Red, you said this: Originally posted by Mr. Red Sea: He is no part of alkabab. and also said this: "He is the leader of jabbiso that operates in Jubboyinka. They come under Alshabaab". How can he NOT be a member of a group when his whole group is a branch of the other group? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 29, 2009 Xasan turki is member of Alshabab not Alkabab. So which is it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 29, 2009 If your Arabic was any better you would've known that the names shabaab and kabaab are the same. I didn't know you were picking on the name i was using. P.s. Since you are a hardcore supporter of this group, why don't you advise them to use Somali names and keep it real. How about DHALINYARADA? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted January 29, 2009 How sad that our women are blind of the western propoganda that Islam oppresses Women. Islam obligates the advancement of women's rights. It's stated in Qur'an that "As man have legal rights over women, so women have rights over them. (Ayat 29, Sura Baqara) Islam as well commands the rule of law, economic development, Education, development of health, the prohibition of tribal, racial, linguistic and conventional division and bigotry. Under the current circumstances, Shabaabs are in the transition to liberate us mentally and physically and then the time will come when we are able to form a council of elected Ulama or highly respected scholars endowed with the Supreme authority of Allah given the right Qualifications after being vetted proberly: to be the representives of Allah and therefore conduct the scientific work essential to explain the words, commandments and prohibitions of Allah according to the time's prerequisites. So bear with the Noble Youth and give your Support. Jihad doesn't have to be physical alone. It's your knowledge and property or the money you provide for the liberation of your Homeland from a coalition of Vultures. Quote Share this post Link to post Share on other sites