Jabhad Posted February 8, 2007 Ciidamo Ethiopian ah oo soo gaaray gobolka Sh/hoose Baraawe 08, Feb.07 ( Sh.M.Network) Ciidamo badan oo Ethiopian ah oo ku hubeysan dabaabado ayaa maanta gaaray deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose, iyagoo ka yimid dhinaca deegaanada Jubooyinka. Ciidamadan Ethiopianka ah oo ku hubeysan gawaari dagaal oo aad u fara badan ayaa la sheegay in ay ka yimaadeen dhinaca xarunta gobolka J/hoose ee Kismaayo. Ciidamadan ayaa soo maraya deegaanada Buulo Mareer iyo Baraawe, iyagoo ku soo wajahan dhanka magaalada Muqdisho, inkastoo ciidamada dowladda Ethiopia ay horey u sheegeen in ay ka baxayaan gudaha Somalia. Xuseen Nuur Geeseey Shabelle Media Network Sh/hoose E-mail us: info@shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bokero Posted February 8, 2007 dont use the word genocide lightly... think before u utter such words because u ran the risk of degrading genocide.. Somalis kill more somalis, by the way Bokero Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted February 8, 2007 Atheer,read the title before you jump to conclusion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bokero Posted February 8, 2007 am refering to the title!! dear Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted February 8, 2007 Originally posted by Bokero: Somalis kill more somalis Incorrect. It's Ethiopia that kills more Somalis by way of outsourcing the killing through Somali warlords and collaborators. Ethiopia has been arming, financing and supporting those warlords and collaborators since the start of the civil war. Quote Share this post Link to post Share on other sites