Jacaylbaro Posted March 31, 2008 Maxaabiistii SSC ee Hargaysa Laga soo Daayey oo Soo Guryo Noqday Maxaabiistii Deegaanada SSC ka soo jeeday ee dhowaan laga sii daayey xabsiyada ku yaalla magaalooyinka Burco & hargeysa ayaa soo gaadhay deegaanadoodii waxaana soo dhoweeyey boqolaal ruux oo taageerayaashooda ah. sarakiil ay ka mid yihiin Col. Deyr Xaaji cabdi & Maxamed Xiir ayaa qayb ka ah maxaabiista soo gaadhay Buuhoodle iyadoo ay weheliyaan saraakiil kale Askartii la xidhnayd. Muuqaalada maxaabiista la soo daayey & Sida loo soo dhoweeyeyba kala soco Buuhoodlemedia.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamster Posted March 31, 2008 http://jidbaale.com/fullpage.php?sscid=6251&PHPSESSID=1ce45dab223b86ff9eda898730da9ae0 Check out the buluugle! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 31, 2008 Waxaan aad iyo aad ugu farax sanahay anigoo ku hadlaya afka ragii af duubka ee idinka maqnaa soo dhaweynta iyo jacaylka aydaan u kala hadhin dhamaantiin ee aad nagu soo dhaweyseen. Waxaan idinka maqnayn laba bilood iyo sagaal iyo toban habeen waxaana naloola dhaqmay intaanu xidhnayn si aad u wanaagsan wax dhibaato ah oo aan ka ahayn xoriyada yadii oo nalaga qaaday maanaan qabin waanu ogayn in aad hadh iyo habeen naga wel welayseen oo ka shaqayneeseen sidaan idinku soo gaadhi lahayn. Anagu waxaanu nahay ciidankiinii talo gaarana idinkama lihin waxaa reer buuhoodle yahay ayaanu ku Gawracanahay, waxaa nalagu yidhi markaanu joognay hargaysa ma waxaad aadaysaan puntland iyo maamulkii aad horay uga tirsanaydeen mise waxaad kusoo biiraysaan maamulkayaga oo waad na la shaqaynaysaan waxaan ugu jawaabnay taasi waxay u taalaa waxgaradka iyo umada aanu kasoo jeedno iyaagaanu wada tashanaynaa waxay yihiin baanuna la noqonaynaa . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamster Posted March 31, 2008 "taasi waxay u taalaa waxgaradka iyo umada aanu kasoo jeedno iyaagaanu wada tashanaynaa waxay yihiin baanuna la noqonaynaa" Waxa ay yihiin is with the buluugle-- that answer was given matey. Puntlans is dead; there is only a tolnimo is what holds the H people together. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 31, 2008 "taasi waxay u taalaa waxgaradka iyo umada aanu kasoo jeedno iyaagaanu wada tashanaynaa waxay yihiin baanuna la noqonaynaa" I'm just saying it is a smart remark ...... I'm sure the umadda inay tashan doonto soon IA .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamster Posted March 31, 2008 And tasho they did mate: That picture sends a right msg! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 31, 2008 I don't think they did ....... Let's wait until the next show ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted March 31, 2008 Puntland is dead indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 31, 2008 Good to know that from you guys ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted March 31, 2008 The rules of the game have changed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 31, 2008 Yes i can see that .......... it'll continue changing though ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted March 31, 2008 Hopefully you will change along. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 31, 2008 Waxaa maanta soo gaadhay Buuhoodle abaaro 8diii barqanimo saacada Buuhoodle maxaabiis gaadhaysa 28 maxbuus kuwaas oo dhamaantood kasoo jeeda Gobolka Cayn laguna qabtay dagaaladii u danbeeyay ee ka dhacay Dhabansaar. Maxaabiistan ayaa waxaa hogaaminayay Coll: Dayr Cabdi Iska toos iyagoo maalimadii shalay kasoo anbabaxay magaalada Hargeisa oo ay maxaabiistu ku sugnaayeen maalmihii u danbeeyay iyadoo uu halkaasi kula hadlaya Madxawynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin. Maxaabiistan ayaa waxaa soo dayntooda ka danbeeyay kadib markii magaalada Hargeisa ee xarunta maamulka Somaliland ay gaadheen Odayaal ka socda Gobolka Cayn iyagoo madaxwaynaha Somaliland ka codsaday in loosii daayo dhamaanba maxaabiistii lagu qabtay dagaaladii Dhabansaar iyo Abeesalay. Hadaba maxaabiistan cafiska loo fidiyay ee uu hogaaminayo Coll: Dayr ayaa waxaa si wayn looga soo dhaweeyay magaalada Buuhoodle iyadoo ay soo dhaweeyeen dadwayne aad ufara badan oo kamid ah shacabka Buuhoodle iyo waliba ciidamo iyo baabuurta dagaalka. Ugu danbayntii ayaa waxaa qaar kamid ah saraakiishii hogaaminaysay Maxaabiistani ay kula hadleen shacabkii soo dhaweeyay barxada wayn ee Darwiish School halkaas oo ay uga mahad celiyeen sida ay usoo dhaweeyeen iyagoo ugu danbayntiina ku hoyday Hotel Guuleed. Afnugaal.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 31, 2008 Originally posted by me: Hopefully you will change along. I just know how to make rules change ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted March 31, 2008 In this case the Somali people thanks you Now lets play Quote Share this post Link to post Share on other sites