General Duke Posted March 2, 2007 Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano loo diyaariyay gudiga badbaadada shirka dib u heshiisiinta qaran. Muqdisho, Jimco, March 2, 2007 Simba Radio Siyaasiyiin xilal hore uga soo qabtay dalka Somalia iyo aqoon yahanno caan ka ah dalka Somalia , ayaa lagu warramayaa in loo diyaariyay magacaabista guddiga madaxa banaan ee bad baadinta shirka dib u heshiisiinta qaran. Siyaasiyiintaan ayaa la sheegay in lagu soo xulay qaabka 4.5 waxaama tiradooda lagu sheegay inay gaareyso shan xubnood. Ragaan oo aan wali magacyadooda si waafi ah shaaca looga qaadin ayaa Idaacada Simba si hoose u heshay iyadoo kasoo xiganeysa Madaxtooyada Dowlada KMG Somalia. Ragaan howshooda waxuu yahay inay badbaadinayaan shirweynaha db u heshiisiinta qaran ee Somalia, iyadoo lagu tilmaamayo inay ka madax banaan yihiin qeybaha Soomaalida ee is haya. Ragaan oo shan xubnood ah ayaa waxaa kamid ah: Beesha ****** : Cali Mahdi Max'ed Beesha ***: Max'ud Jirde Xuseen Beesha .........: Cali Markuuus Beesha *******: Max'ed Cali Magan Beesha 5 : Cabdiraxmaan Guulwade Isku soo duuboo, madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf ayaa shalay ku dhawaaqay in dib u heshiisinta ay dhici doonto 16-ka April isagoo sheegay in la wado dadaalo lagu badbaadinayo shirweynahaasi si uu u noqdo mid guud ahaan mira dhala. Simba Media Center, Muqdisho Somalia Email: simba@simbanews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 2, 2007 Baydhabo:Wasiirka dib u heshiisiinta DF oo sheegay inaan maamul goboleedyo iyo ururo lagu casumi doonin shirka dib u heshiisiinta qaran ee lagu ... 2. Mar 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Wasiirka dib u heshiisiinta iyo xiriirka jaalliyadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in shirka dib heshiisiinta qaran ee uu ku dhawaaqay madaxwaynaha Soomaaliya uu noqon doono mid aan looga soo qayb galin magaca maamul goboleed , iyo ururo midna . Maareeye wuxuu sheegay in shirka uu ku salaysan yahay qaab qabiil, oo qabiillada Soomaaliyeed ay kasoo qayb gali doonaan, ayadoo sidoo kale shirka lagu casumi doono waxgaradka, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Wasiirku wuxuu sheegay in shirkan uu yahay mid beesha caalamka aysan wax saamayn ah ku lahayn, oo beelaha Soomaaliyeed arimaha dhex yaalla ay ayagu xallisan doonaan. Md: Maareeeye wuxuu tusaale usoo qaatay in maamulka Somaliland iyo kan Puntland lagu dhisay shir ay beelohoodu inta ay fariisteen ay go'aan wada gaareen,shirkanna la doonayo in beeluhu khilaafkoodu dhammaystaan. Guddiyo iyo shaqsiyaad loo arko inay dhex dhexaad yihiin oo aan kamid ahayn dawladda iyo kooxihii dalka isku hayay ayaa shirkan hagi doona , isla markaana dadka muhiimka loo arko ku casumi doona shirka dib heshiisiinta qaran. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa maalintii shalay ahayd ka dhawaajiyay in shirka dib u heshiisiinta uu furmi doono 16ka April , isla markaana uu socon doono muddo laba bilood ah, ayna kasoo qayb gali doonaan dad gaaraya 3,000 oo qof. CCC Farayaamo AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 2, 2007 Originally posted by General Duke: Ragaan howshooda waxuu yahay inay badbaadinayaan shirweynaha db u heshiisiinta qaran ee Somalia, iyadoo lagu tilmaamayo inay ka madax banaan yihiin qeybaha Soomaalida ee is haya. Maxaa jahawareer ah........Cali Mahdi miyaa ka madaxbannaan dhibaatada Soomaalida ku dhacday, Raggii tii u badnayd masuulka ka ahaa soo safka hore kagama jiro. Awalba hal booli ahi nirig xalaal ma dhalayn, oo toloow maxay labo amxaarna ugu dari waayeen inta 5.5 ka dhigaan tiradaan maalayacniga ah? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted March 2, 2007 Maxamed Ali Magan Beesha ma matalo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 2, 2007 LO@Ina jirdeh Hussein, He wants to sell his building and run. c'mon y'all this is really comical.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 2, 2007 @maxay laba amxaar ugu dari waayeen! Raggaan anigu mawada aqaan laakiin Abwaan is right Ali Mahdi is detached from Somali conflict as much as Morgan is! Nin daad qaaday xunbo cuskay, bay hadda maraysaa giraantu . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 2, 2007 Originally posted by xiinfaniin: @maxay laba amxaar ugu dari waayeen! is! [/b] LOL! Thanks for the laugh dawg! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted March 3, 2007 Perhaps this might lead to a national realization that dialogue, internal dialogue, is something we need. Waa in layska lafo guro. I am cautiously optimistic that something might be achieved from this in the long run. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 3, 2007 This commitee is ok, I do not know why athere is fuss regarding Ali-Mahdi, who has he fought of late? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 3, 2007 Hopefully this leads to a reconciliation committee that can put the long civil war and enmity behind us. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 3, 2007 ^Reconciliation committee put togethere by Ethiopia? Amxaaro are the screenwriters of the play. No need for them to gather at the table. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 3, 2007 Jimcaale wait a minute..... Check under your bed there is an amxaar spy... :eek: Get the Amxaar midget before he devours your hilil adhi iyo bariis. Those hungry Amxaar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 3, 2007 ^^You mean Ina Yusuf? Rumor has it he has done it in the past. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 3, 2007 ^ You mean Ina Yusuf hides under beds in the west? Is that like a hobby for the old man? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted March 3, 2007 I do believe that Somalia has the best opportunity to stand its feet and leave behind the tribal differences. I am welcoming this. Quote Share this post Link to post Share on other sites