Jumatatu Posted April 15, 2005 Wasiiradii iyo Xildhibaanada DFKMG oo maanta u eg qaxooti ladajinya kaam kale oo qaxooti ah Wasiirada iyo Xildhibaanada daganaa hoteelka weyn ee Chester House ayaa banaanka loo soo dhigay boorsooyinkooda iyo qalabkooda ayagoo ay ka muuqata diif iyo dhafar badan kadib markii xalay oo dhan ay isku mash qulinayeen qaadka . Ka xirishada hoteelka ayaan la ogeyn inta ay qadan doonta ayagoona maanta u ekaa kuwa ah qaxooti looraray xera kale tasna ay noqotay sharaf dhac u soo hooyatay wasiiradii la rabay in ay la shiraan wasiirada kale ee caalamka maanta la meel uu ku hooyda Arinta ku dhacday wasiirsada iyo xildhibaanada ayaa dhabar jab ku ah madaxda xukuuumada oo ka cabsanaya shacabkooda ayagoo rabo in wadankii ay u dhasheen uga hormaraan ciidamo ajnabi ah tasna ma noqon doonta mid aqli ah ayadoona ay dowlada ku sugantahay Kenya lagama yaabo in ay Soomaliya galaan ciidan ajnabi ah.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 15, 2005 They know where to go Juma don't they? Back home, that is where they are needed, not around some hotels in Nairobi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted April 15, 2005 Originally posted by Abwaan: They know where to go Juma don't they? Back home, that is where they are needed, not around some hotels in Nairobi. Indeed...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted April 15, 2005 i want them to starve in the nairobi streets. let them feel how it is to be a regular somali today without a government! there aint no government till it comes to somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites