me Posted December 26, 2006 Ciidamada Itoobiya oo xasuuq ku haya maxaabiista ay qabtaan News (Bandiiralay}26.12-06 Sida ay xaqiijinayaan war war lagu kalsoon yahay oo ka imanya aaga hore ee dagaalka ayaa waxay sheegayaan in dhamaaan maxaabiista laga qabto Maxaakiimta Islaamka isla markiiba la khaarajiyo, dhawacana la dhamaystiro Arintan ayaa waxaa aad uga cadhooday askarta Puntland ee ka qayb qaadanaya dagaalka lagula jiro waxaana la soo sheegayaa in dhowr goor fara saar ka dhacay arintaas lagula kacay maxaabiista iyadoo ka baxsan sharciga caalamiga ah ee xuquuqul isnaanka . Ciidamada Itoobiya ayaa ku adacooday inay u yimaadeen wadanka inay ka taqalsuaan dhamaan astaamaha Islaamka oo ay ugu horayso wadaadada, Malcaamadaha iyo xataa in la go’odoomiyo dacwada Al-Towxiid taasna ay muwaafaq ku yihiin Mudane C/laahi yuusuf Axmed. Isku soo wada duuboo manta waxaa muuqata in ciidmada Itoobiya ay qarka u saran yihiin qabsashada Soomaliya iyagoo adeegsanaya dad Soomaali ah ayna ka go’antahay in wadanka lagu soo cesho dagaal ooogayaashii Maxed Dheere, Bashiir Raage, Muuse Suudi iwm si ayna Soomaliya weligeed u deign oo ay ugu jirto qalalaase siyaasadeed. Widh Widh Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted December 26, 2006 The Ethiopians are killing prisoners, they are executing unarmed men. Even the TFG soldiers are against this. Quote Share this post Link to post Share on other sites