Liqaye Posted September 13, 2009 Mogadishu 12 Setember 2009 Waagacusub Media. Xoogaga Ahlusuna Wal Jameeca ayaa la wareegay inta badan tuulooyinka gobolka Shabeeladda dhexe,waxaana loogu xoolo qalay Magaalada Ruu nirgood,oo ay kulan kula qaateen odayaasha dhaqanka. Xoogaga Ahlusuna Wal Jameeca oo wata gawaarida dagaalka ayaa odayaasha degaanka u sheegay inay ku socdaan Magaalada Jowhar oo ay hada maamulaan Khawaarijta la baxday Al-Shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted September 13, 2009 ^Nimankaan Dacaska qaba allow yaa jooga yiraahdo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted September 13, 2009 Al-shabaab nike bay gashadhan miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted September 13, 2009 the sooner the alhlu sunnah take over these regions the better. ahlu sunnah waa nimanka kaliya ee shabaab cashar siiyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted September 13, 2009 Originally posted by Jalle Liqaye: Al-shabaab nike bay gashadhan miyaa? Al-Shabaab are barefooted...they don't need no Dacas destruction. They would have overrun these misguided Sufi boyz had they not being supported by Ethiopians and you know that...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 13, 2009 ^^ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted September 13, 2009 Originally posted by Dhubad.: They would overrun these misguided Sufi boyz had they not being supported by Ethiopians and you know that...! The Salaafi boys (i.e. Alshabaab) claim to have vanquished C. Yuusuf's "misguided" boys supported by 50,000 Ethiopian troops but ... they can't defeat a bunch of untrained former camel herders armed by Ethiopia? Something is rotten in the state of Salaafism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted September 13, 2009 MAP OF TODAY EUN AL-SABAB RUNN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 14, 2009 Dhulkaas lagu hardamaayo iyo haraagga ka muuqdo la yaabanahay. Ar Soomaalidaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 14, 2009 waxba ma hadhi ee maxaa laysku haystaa ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites