Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 5, 2006 Guddoomiyaha Maxkamadda Islaamiga Albayaan Maxamed Ibraahim Bilaal ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed in ay u dirtay Degmada Diinsoor Ciidamo Itoobiyaan ah oo uu la socdo Wasiirka Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka Xuseen Maxamuud Shiikh Xuseen, wuxuuna ugu baaqay Maxamed Ibraahim Bilaal in aysan Dowladda Federaalka dhibaato u horseedin dadka reer Diinsoor oo haatan nabadgelyo heysta, inkastoo dowladda Federaalka ay beenineyso in ay ciidamo u dirtay Degmadaas. Hiiraan.com ____________________ I thought Xuseen Max'uud Sh. Xuseen was a sensible, educated man, especially considering his uncle, the former long-time health minister in the former regime. To lead Amxaaro/Tigreey to his deeggaan, even if it is occupied, it is sad. He could have gone with his own Soomaali clan troops to liberate, if he wanted. Illeen qabiilnimo Soomaalinimo waa ka weyntahay sometimes. Sad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 5, 2006 Waa yaab haddii arrintani jirto. Waxaa la arki jirey wasiir tacliin keena amaba ummadda ugu deeqa qalab ay ka mid yihiin buugaag iyo qaalimaan...haddase waxaa la hayaa kuwo wata qoryo iyo gumeysi...waa adduunyo gaddoon. Quote Share this post Link to post Share on other sites