Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Bugland Pirates Released

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa sii daayey budhcad badeed ka soo jeeda gobolada Puntland,kuwaas oo bishii March laga qabtay Wajaalle,iyaga oo ku sii jeeday dhinaca Itoobiya.

 

Nimankaas oo watay marka la qabanayey lacag kor u dhaafaysa $ 21000 (Koow iyo labaatan kun oo Dollar),ayaa waxa lagu soo eedeeyey inay yihiin budhcad badeed maraakiibta afduubta,balse Rayaale ayaa amray in ooda laga qaado,maadaama sida uu shegay lagu waayey wax danbi ah oo ay galeen.

 

Nimankaas oo uu ku jiro Cumar Maxamed Boqor Muuse oo Cadde Muuse adeer u yahay ayaa waxa magacyadoodu kala yihiin kuwan hoose:

 

1. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud

 

2. Cumar Maxamed Boqor Muuse

 

3. Cabdicasiis Cabdi Axmed

 

4. Maxamuud Xasan Siciid

 

5. Mustafe Cabdalla Axmed

 

Nimankan ayaa sida la aaminsan yahay waxay qayb ka ahaayeen malayshiyo afduubatay markab,isal markaana la siiyey lacag madax furasho ah,ayna markaa qaybtoodii ula soo baxsadeen dhinaca Somaliland,si ay u tagaan meel nabad ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this