Paragon Posted April 27, 2007 Dooxa (27 Apr 07), Sh Yuusuf Qardaawi oo ka mid ah culimada ugu caansan aduunka Muslimka ayaa maanta qudbadii Jimcaha ee uu ka jeediyay ugu baaqay Soomaalidu inay diriraan oo dalkooda ka xoreeyaan cadowga. Sh Yuusuf Qardaawi oo aad u qiiraysnaa ayaa wuxuu sawir ka bixiyay dilka, dhaca, burburka hantida iyo kufsiga soo gaadhay shacabka Soomaalida. Sheekha ayaa wuxuu si kulul u waydiiyay Muslimiintu kaalinta ay kaga jiraan dagaalka Soomaaliya? Wuxuuna is weydiyay: - Aaway islaamkii? - Aaway jaamacadii carabta? - Aaway shucuubtii xorta aheyd? Maxaa looga aamusan yahay waxa ka dhacaya Somaliya? Aaway Zenawigii lahaa dhowr casho ayaan ku dhamayn dagaalka? Ma dad dalkiisa iyo diintiisa lagula dagaali ayaa sidaas lagu dhameyn? Sh Yuusuf Qardaawi ayaa wuxuu Muslimiinta caalamka ugu yeedhay inay caawiyaan walaalahooda Muslimka ah. Dhinaca kale, hadalkan Sh Yuusuf Qardaawi ayaa wuxuu taageero u yahay fatwooyin hore oo ay soo saareen culimada Soomaaliyeed oo sheegayay in la difaaco dalka, diinta iyo dadka Soomaaliyeed. Culimada Soomaaliyeed oo ay ugu caansan yihiin Sh Shariif Cabdi Nuur iyo Sh Cumar Faaruuq oo faray Soomaalida in lala dagaalamo Isbayasiga Saliibiyiinta iyo Dawlada Daba Dhoonka ah oo ay ku tilmaameen inay yihiin Murtadiin gaaloobay. KismaayoNews Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 27, 2007 It's timely and much needed. Carabtu marka sheekhoodu hadlo uunbay lacagta bixiyaan. So at least this will IA generate some cash for the muqaawamah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted April 27, 2007 ^^Great news indeed, this war is far from over and IA they will be defeated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 27, 2007 ^Insha Allah. victory will always end up in the hands of freedom fighters, xaq udirir. Quote Share this post Link to post Share on other sites