Sign in to follow this  
Paragon

»Sh Yuusuf Qardaawi oo Qudbadii Jimcaha ee maanta ugu baaqay Soomaalida inay dalkooda

Recommended Posts

Paragon   

Dooxa (27 Apr 07), Sh Yuusuf Qardaawi oo ka mid ah culimada ugu caansan aduunka Muslimka ayaa maanta qudbadii Jimcaha ee uu ka jeediyay ugu baaqay Soomaalidu inay diriraan oo dalkooda ka xoreeyaan cadowga.

 

Sh Yuusuf Qardaawi oo aad u qiiraysnaa ayaa wuxuu sawir ka bixiyay dilka, dhaca, burburka hantida iyo kufsiga soo gaadhay shacabka Soomaalida. Sheekha ayaa wuxuu si kulul u waydiiyay Muslimiintu kaalinta ay kaga jiraan dagaalka Soomaaliya?

 

Wuxuuna is weydiyay:

 

- Aaway islaamkii?

 

- Aaway jaamacadii carabta?

 

- Aaway shucuubtii xorta aheyd?

 

Maxaa looga aamusan yahay waxa ka dhacaya Somaliya?

 

Aaway Zenawigii lahaa dhowr casho ayaan ku dhamayn dagaalka?

 

Ma dad dalkiisa iyo diintiisa lagula dagaali ayaa sidaas lagu dhameyn?

 

Sh Yuusuf Qardaawi ayaa wuxuu Muslimiinta caalamka ugu yeedhay inay caawiyaan walaalahooda Muslimka ah.

 

Dhinaca kale, hadalkan Sh Yuusuf Qardaawi ayaa wuxuu taageero u yahay fatwooyin hore oo ay soo saareen culimada Soomaaliyeed oo sheegayay in la difaaco dalka, diinta iyo dadka Soomaaliyeed. Culimada Soomaaliyeed oo ay ugu caansan yihiin Sh Shariif Cabdi Nuur iyo Sh Cumar Faaruuq oo faray Soomaalida in lala dagaalamo Isbayasiga Saliibiyiinta iyo Dawlada Daba Dhoonka ah oo ay ku tilmaameen inay yihiin Murtadiin gaaloobay.

 

 

KismaayoNews

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's timely and much needed. Carabtu marka sheekhoodu hadlo uunbay lacagta bixiyaan. So at least this will IA generate some cash for the muqaawamah...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this