Taleexi Posted August 13, 2009 Dagaal Qadhaadh oo ka socda Gobolka Bari Warar aad loogu Kalsoonyahay oo aanu ka helayno dad War Gal ah ayaa sheegaya in Saaka barqadii uu Dagaal dhexmaray Laba Beelood oo wada degan Bariga Fog ee Gobolka Bari, Beelaha Dagaalamay ayaa Haatan Dagaal Faraha Looga Gubtay uu ku dhexmarayaa duleedka Magaalada Ufayn. Xidhiidh dhanka Isgaarsiinta ah oo aan Goor dhawayd la samaynay ayaa waxa naloo sheegay inay dhimasho aad u badan tahay Halka dhawaacanu Cirka isku shareeray. Odayaal dad Siyaasiyiin ah oo ka soo Jeedo Gobolka Bari ayaa saacadaha Fooda inaku soo haya ka Boqoolidoona dhanka Magaalada Dekeda leh ee Bosaaso kuwaasi oo u Qalab Qaatay inay Colaadi Damiyaan. Madaxwayen Faroole oo Haatan Jooga Magalaada Garoowe ee uu Asal ahaan ka soo Jeedo ayaa waxa uu ku Mashquulsan yahay La Kulanka Hay"adda Mashaariicda Bixiya Halka Beelo Walaalo ah Markii labaad Dagaal dhexmary. Guud ahaan Deegaanka UFayn ee Dagaalkaasi ka socda Wakhtigan ayaan ah meel Buuray u Badan oo ay Adag tahay in Xog Faah Faahsan Laga Ogaado. Source: Dhahar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 13, 2009 Faahfaahin ka soo baxaysa Dagaalada ka socda Degaanka G/Bari ee Magaalada Ufayn Ufayn:-Wararkii ugu dameyey ee Degmada Ufayn duleedkeeda ee Dagaalka Xoogan ku dhexmaray 2belood oo Agagarkaasi ku maransanaa Mudo dheer ayaa Waxaa laga Helayaa Warar Xaqiiqo ah oo Cadaynaya Tirada Dhimashada dagaalkaasi ka dhalatay iyo Dhaawac Weliba Farabadan oo Halkaasi ilaa galabta ay soo kala gaarey kooxahaasi. 19Qof ayaa dhintay mudo 12Sacadood ah,Waxaana Dagaalkaasi ku dhaawacmay in ka badan 25Ruux oo ka soo kala Jeeda 2Docood,Waxaa Dagaalkani uu ahaa Gurmad Xoogan mid ay isgu fidyeen 2Docood Iyadoo lugu arkayey Goobta Dagaalka Gawaari tignikooyin ah oo ay ku Rakibanyihiin Qoryaha Bikaamka iyo Zuuga. Dagaalkan oo dhexmaray 2Belood ee ****** iyo ************ ayaa ah Wax Aad looga Naxo marka la Fiiriyo Sida ay uga Gaabisay Xukuumada Maamulka Puntland Heshiisiinta Dadkan walaalaha oo hore uu dagaalkoodu uga kacay Xiisad Coladeed oo ka dhalatay dhul ay isku qabsadeen. Maxamed Axmed Ciise Radio Dhahar [ August 15, 2009, 01:21 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 13, 2009 Wax baa salag leh. Allow ummuuraha qabooji. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 13, 2009 19 dhimasho ah, aa? bisinka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 13, 2009 Waa wax lago naxo hadday run tahay. Dagaal bilaa micho ah iga dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 13, 2009 It’s comforting to know however these skirmishes as bad as they are represent apolitical conflict and it can with an adequate attention from the government be settled. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted August 13, 2009 Allow kala qabooji, this one makes Galkacyo a child's play. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 13, 2009 Intii dhimatey Alla Ha,Unaxariisto inta kalena Alla hakala badbaadiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 15, 2009 Subxaan ....... that is sad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted August 15, 2009 This is really sad but why do they have to fight? They are brothers killing each other for no reason. Also they are not only destroying innocent lives, but are also betraying the values of the faith they claim to reprent Subhan Allah.Islam strictly condemns the use of violence against innocent lives. They need to stop fighting, and the Farole government should maintain peace and stability in the region. Quote Share this post Link to post Share on other sites