Alle-ubaahne Posted November 1, 2006 The Khartoum conferrence has failed. Ethiopia is there inside our Islamic territory of Somalia and the ISLAMIC COURTS OF SOMALIA are staging their strongest attack against Allah's enemy. Before the end of this week, insha-Allah, we will hear from our Mujaahideen reporting inside Ethiopia and making our people victorious in their quest to establish Islam on the land of Allah. Allah Akbar! May Allah make them victorious over the weak Ethiopians, Aameen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted November 1, 2006 Onkod News, Novembe-01-2006Wararka ka imaanaya magaalada khartoum ee dalka Sudan ayaa sheegaya in uu bur buray dhamaan shirkii ka socday magaalada khartuum iyadoo saacadha soo socad la filayo in ay Wafdiga Golaha Maxaakiimta islaamka ay u soodhaqaajiyaan Caasimada Soomaliya Wariye Madax banaan oo la yiraahdo Cabdi raxmaan sheekh ayaa u sheegay Shabakada Onkod News in uu bur buray shirkii oo halkaasi lagu arkayay labada qolo oo mid walba midka kale ku eedeenayo in uu bur buriyay shirka waxaana laga yaaba ain saacadaha soo socada ay u soo dhaqaajiyaan qola walba meeshii ay markii hore ka soo duuleen Warar madax banaan aya sheegaya in laga yaabo in 15 Bisha soo socota la is kugu soo laabto shir kale inkastoo ay Qolooyinka Dowlada KMG ay is ka diideen in ay wax jawaab ah ay ka bixiyaan in ay soo laabanayan iyo in kale inkastoo qolada kale ee Maxaakiimta Islaamka ay sheegeen in ay ka soo qayb galayaan shirka kale Maxamad Cabdi Afeey oo ah safiirka Kenya u qaabilsan dalka Kenya oo aanu wax ka waydiinay Bur burka ku yimid shirka ayaa noo sheegay in uu aad uuga xun yahay in labada dhincba aysan rabin in ay wada hadlaan oo ay gaaraan heshiis dhab ah wax uuna niyad xumo ka muujiyay hakadka ku yimid shirka Afeey oo isagu u matalayay shirka Dowlada Kenya ayaa sheegaya hada ka hor in talaabo laga qaadayo qoladii ku xad gudubta shirka loo balan sanyahay inkastoo markii danbe ay Golaha Maxaakiimta islaamka ee Soomaliyeed ay diidmo kala hor imaadeen in shirka laga soo qayb galiyo Dowlada Kenya ama Maamul Goboleedka IGAD Wakaaladaha wararka ee Caalamka ayaa maanta qoraya in hadii uu bur buro shirka Magaalada khartuum uu Dagaal qaraar uu dhex mari doono Laba dhinac oo qolo walba ay qolada kale ku eedeenayso in ay ayagu aysan rabin in uu la heshiiyo waxaana muuqata in Maalmaha soo socda in dagaal qaraar uu ka dhici doono goobaha ay is ku hor fadhiyaan labada dhinac. www.onkod.net Quote Share this post Link to post Share on other sites