Sign in to follow this  
Paragon

Registering For Jihad?

Recommended Posts

Paragon   

Today, there has been reports that in many Mosques in the capital city, residents have begun registering for a potential Jihad with the invading enemy of Ethiopia. All those who is able to fight have volunteered to participate in the approaching Jihad against the invading Ethiopian troops.

 

Isdiiwaan-galin ka socota Masaajida Muqdisho

11 Oct 11, 2006, 11:42

 

Wararka ka imaanaya Masjidka weyn ee Sh. Cali Suufi oo ku yaala degmada Hodan ee magalada Muqdisho aya sheegaya in ay ka bilabatay isdiiwangelinta dadka doonaya iney ka qeyb qaataan Jihaad lala galo ciidamada DFKMG iyo ciidamada dalka Itoobiya oo laga cabsi qabo iney iska horyimaadaan Maxkamadaha.

 

Masjidka Xareed ee xaafadda Baar Ubax ayaa isagana waxaa ka socota isdiiwaangelinta dadka doonaya Jihaadka, sidoo kale Masjid Al-Hidaaya ee ay isugu yimaadaan urur diimeedka loo yaqaan tabliiqa ayaa isagana si xowli ah waxaa ugu socda isqorista dadka doonaya iney naftooda huraan.

 

Masjidyada Rowdo, Baafadal oo ku wada yaala degmada Shibis, Masjidka Al-Aqsaa ee degmada Dharkenley, Maka Al-Mukarama, Isbaheysiga Islaamka iyo kuwo kale ayaa iyagana waxaa laga furay liiska mutadawaciinta dooneysa iney jihaadaan - Garoweonline.com

The Courts have not only asked for the names of Mujahidiins but it have also asked of Somalis living abroad to contribute to the coming war with Ethiopia. They have asked men of fighting age to come back home in preparation for a long war and have urged them to resettle their family back in their home country.

 

(SomaliNet) The Islamic Courts who are controlling most of southern Somalia have urged on Wednesday Somali communities in abroad to join their efforts to the holy war already declared by the Islamists to defend the country from infidels.

 

Sheik Sharif Sheik Ahmed, the leader of executive council of Islamic Courts made the statement in an occasion happened in north of Mogadishu where members from Somali community in Sweden donated $7,000 to Islamic Courts. The money was collected from Somalis in Sweden.

Gaarissa: Culumadiinka gobalka waqooyi bari-Kenya oo $70,000 doollar oo taageero dhaqaalle usoo uruuriyay midowga maxaakiimta Jubbooyinka -

Such contributions, in human power and financial assistance is now needed by the courts. And it seems the courts are not only asking such assistance but are only getting supplies already. Today, it has been reported that full planes loaded with military supplies have landed in Mogadishu's Airport. Some reports even go as far as claiming that the planes were transporting troops from other countries. According to AllPuntland.com, these planes are coming from Eritrea. Whether this claim is correct or not, there report continues as such:

 

Muqdisho : Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ay ka soo dageen diyaarado hor leh oo waday ciidamo iyo saanad Melitry.

Arbaco, October 11, 2006 - APL

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Muqdihso (AllPuntland)- Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ka dagay diyaarado la sheegay in ay u socdeen maxkamadaha magaalada Muqdisho.

 

Diyaaradahani oo gaaraya dhawr diyaaradood ayaa waxa ay ka soo ambabaxeen wadamo ay ka mdi yihiin Eretriya.

 

Xubno ka mid ah maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ay shaaciyeen in ay diyaaradahani wadeen ciidan iyo saanad Melitry oo aad u fara badan kuwasoo u socday maxkmadaha magaalada Muqdisho.

 

Diyaaradahani oo markii ay soo caga dhigteen si aad ah loo adkeeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdihso ayaa waxaa la sheegay in laga soo kiraystay shirkado diyaaradeed oo laga leeyay wadanka Imaaraadka.

 

Galinkii danbe ee maalintii shalay oo ay ahayd markii ay diyaaradahaasi imaanayeen magalada Muqdisho ayaa wairye yaal magaalada ku sugan waxa ay inoo xaqiijiyeen in ay garoonka ku sugnaayeen sarakiil ka mid ah madaxda maxkamadaha.

 

Muddo todobaadyo ah waa diyaaradihii ugu horeeyay oo noocaas ah oo ka soo daga garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

On the other side, Meles Zenawi has today made it clear that Ethiopia would protect itself against the Islamists' Jihad. Usually, when Zenawi makes such defensive statements, he has intentions to carry out offensives acts within Somalia. This is the pattern he has come to be know for.

 

*So, fellow Nomads, have now come to the inevetable; the beggining of the long predicted war between UIC and Ethiopia?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this