Abwaan Posted July 16, 2009 Originally posted by Gheelle.T: Abwaan, xeeled dagaal iyo in 2 dhulka ku guur guurato intee ka baratay adi waa yaabe? loool...Watched too many action movies in the past...lol Ciyaal aa intii qoryo loo dhiibay aa laami dhexdiis lagu sii daaya inay bonaan ciyaaraayaan camal. Kuwa daawanaaya oo laami dhinaca kale ka taagan aa ka daran. loool...ma aragtay banooni sharad ah miyaa meesha lagu ciyaaraa! Kuwa derbiga ku dhakanaayo sidii taageerayaal oo kale...Soomaaliya wax weyn baa khaldan ee Ilaahoow Sahal ummuuraha... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 17, 2009 Acuudu iga dheh. Xirtaan Ururka Islaamka kuwa la baxay ka socdaan, Shabaab ma'aha aan filaa. Suu bareelo ciyoow u noqday igu daran. Bahasha kululaa. Minankiisa hadduu iska joogi lahaa waxaan ma dhaceen. Saa horey u iri hadduu noolyahayba by now meel ayaa lagu tuuray, makeshift isbitaal probably, kuna ildaranyahay, alone, kana shaleynooyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites