Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Expels Interpeace

Recommended Posts

Hay'ad laga eryay Somaliland

 

Booliiska Somaliland, ayaa maanta ka saaray Hargeisa wakiilkii Hay'adda Interpeace, Mr Samoro, taasoo diiwaangelita ka caawinayay guddiga doorashada Somaliland.

 

Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay in Wakiilkii Hay'adda xafiiskeeda Hargeysa laga eryo Somaliland .

 

Wuxuu ku eedeeyay Wakiilka inuu Si sharci darro ah Shalay Galab ugu qaybiyay Xisbiyada Qaarkood Natiijadii diiwaangelita Codbixiyayaasha ee Muranku Ka taagnaa.

 

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Jaamac Maxamuud Cumar oo markaa ka dib uu wareystay Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa ugu sababaha ay u eryeen wakiilkii hay'adda Interpeace Mr. Samoro.

 

Waa Dood gaaban oo ku saabsan muranka natiijada diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashada Somaliland.

 

Waxaa ka qaybgalaya wakiilo sare oo ka tirsan xisbiyada Somaliland, oo sababay hadda in laga eryo Somaliland wakiilkii Interpeace, iyo deeqbixiyayaasha oo taageeray Natiijada ay soo saartay Hayadda Interpeace.

 

Xisbiyada mucaaradku waxay sheegeen in ay cambaaraynayaa eryidda wakiilka hay'adda diiwaangalinta codbixiyayaasha doorashada Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lool now Riyaale is chasing the same foreign organisation that used to support the secessionist talking points. Things don't look good JB. Your foreign minister looks like a crak Head in Washington & now this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this