Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: NRC enters 5th day.. more clans speak up

Recommended Posts

Gabbal   

waxaa ay sheegeen Ergooyinka in loobahanyahay in ay dhexdooda ay xaliyaan Khilaafaadyo ku dhex jira dhexdooda.

Why do they need to cover up Duke? Shouldn't they air all their "grievances"? smile.gif

 

Where other clans allowed to privately meet prior to speaking?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo maalintii shanaad galay

 

Written by Osman Dhayib Monday, 23 July 2007

 

Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee 15-kii bishan ka furmay Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu galay maalintii shanaad, iyadoo ay ka qeybgelayaan ergooyin tiradooda kor u dhaafeyso 1000 ergay, kuwaasi oo ka socda Beelaha Soomaaliyeed.

 

Ergooyinka shirka ka qeybgelaya ayaa Khamiistii aynu ka soo gudubnay waxaa loo qeybiyay Ajendayaal ay ka doodi doonaan, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Xalinta Khilaafaadka Beelaha, Nabadda iyo Hub iska dhigidda, Hanti Isu celinta, Dowlad-Wanaagga iyo Dimoqraadiyadda, Tirakoobka Dadka, Abuurista Axsaab Siyaasadeed, Midnimada Dalka, Qeybsiga Kheyraadka iyo Awoodda Dalka, Xag-jirnimada Diimeed,iyo kuwo kale

 

Maalintii shalay ahayd ayay Ergooyinka Doodo ka yeesheen qodobka ku saabsan Xalinta Khilaafaadka Beelaha, iyadoo ay fikirkooda dhiibteen xubno ka socday Beelaha ******, *** iyo Beesha Shanaad, halka ay Beelaha ******* iyo .......ay iyaguna maanta qodobkaas fikirkooda ka dhiiban doonaan.

 

Inkastoo Shirka Dib u heshiisiinta uu galay maalintii shanaad ayaa waxaa ka biyo diiday Qaar ka mid ah Odyaasha Dhaqanka Beelaha ******, Maxkamadihii Islaamka iyo Xubnaha la baxay Baarlamaanka Xorta ah ee horay uga tirsanaan jiray Baarlamanka Soomaaliya, kuwaasi oo diidmadooda sabab uga dhigay in aan shirka siyaasad looga hadleynin iyo in ay weli ku jiraan Soomaaliya Ciidamada Itoobiya.

 

Si kastaba arrintu ha ahaatee, Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa wejigiisa koowaad looga hadlayaa khilaafaadyada u dhaxeeya Beelaha Soomaaliyeed, halka wejiga labaadna looga hadli doono khilaafaadyada siyaasadeed, waa sida uu sheegay Guddiga maamulaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why do they need to cover up Duke? Shouldn't they air all their "grievances"?

 

Where other clans allowed to privately meet prior to speaking?

 

Adeer what are you rambling on about? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool, more threats why would you hope these old men get gunns pointed at them? Why wish such things, terrible indeed and its done with a smile.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Shirka DUQ - Dib U heshiisiinta Qaranka. I think that's what they meant.

 

Why oppose few odayaal discussing matters of their clan when you've got the delegates of the militia controlling Kismaayo privately meeting not only with Ina-Yusuf but also the Commander of the Ethiopian armed forces and their ambassador, all in closed doors. I see no point of protesting these odayaal serving as judges and jury for their respective clans when you've got people meeting privately with the occupation government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this