Sign in to follow this  
General Duke

BORAMA-Clan militia kill 4 men ,sparks outrage in AWdal

Recommended Posts

Aas Maamuus Badan Oo Loo Sameeyey Afartii Nin Ee Lagu Dilay Degaanka CeelbardaalePosted in July 12th, 2009 by lug in News

Borama-(Lug)-Subaxni madii saaka ayaa waxa xabaalaha Caro-qoolaab ee magaalada Borama lagu aasay Afartii Marxuum ee lagu dilay shalay degaanka CeelBardaale, Aaska afartan Marxuum ayaa waxa ka qayb galay Kumanaan dadwayne ah, Salaadiin, Cuqaal iyo Waxgarad kale.

 

Sheekhul Baladka magaalada Borama Sh.C/laahi Sh.Cali Jawhar oo goobta aasku ka dhacayay kula hadlay dadwaynaha ayaa sheegay in dhacdadani tahay tii ugu xanuunka kululayd ee soo marta taariikhda Somaliland, isla markaana ku tilmaamay mid aan xidhiidh la lahayn qulqulatooyinka Ceel-bardaale waxana uu sheekhu ku tilmaamay kooxda gaysatay falkan qaadicu dariiq loo baahan yahay in la horkeeno Sharciga, si dil qisaas ah loogu sameeyo.

 

Waxa kale oo uu Sheekhu sheegay in iyagana Masuuliyiintii dhiiri galisay dhacdadan loo baahan yahay in cadaalada la horkeeno, waxana uu dadka ugu baaqay deganaan.

 

Isla goobtan Suldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal oo ka hadlay ayaa sheegay in falkan dhacay uu yahay mid Waxshinimo ah, Xukuumada, Salaadiinta, Waxgaradka iyo inta nabada jecelba looga fadhiyo inay si dhakhso ah dil Qisaas ah ugu fuliyaan kooxdii falkan gaysatay waxana uu ka dalbay dadka reer Borama inay ilaaliyaan Mastaafurka iyo Maxasta ku dhex nool wax walbana ka doorbidaan nabada.

 

 

Wariye:-

Abokor Hasan Affi

Lughayanews-Borama

 

No user commented in " Aas Maamuus Badan Oo Loo Sameeyey Afartii Nin Ee Lagu Dilay Degaanka Ceelbardaale " Follow-up comment rss or Leave a Trackback

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Dagaal kii maanta ee ceelbardaale wararkii ugu dambeeyay

Sunday, 12 July 2009 14:20

 

 

Dagaal kii saaka ceel bardaale oo i yara istaagay.

khasaaraha dagaal kaasi gaystay ayaa wali ah sedex nin oo

oo ku dhaawac may, oo ka soo jeeda dhinaca dilla. dagaalkan ayaa

waxaa laysku adeeg saday hubka nooc yadiisa kala duwan.

 

waxaana halkaasi lagu jabiyay maleeshiyadii dhinaca bari

oo dib u cararay ka dibna waxaa soo gaadhay meesha bilayska

somaliland waxaanay xabadi ku dhexmartay maleshiyaad kii

dhinaca galbeed halkasi oo seddex daa nin kaga dhaawacmeen

loo na qaaday dhaawac coodi cusbitaalka Borama oo hada lagu dawaynaayo.

dhinaca kale ee gabilay wali wax khasaare ah oo kasoo gaadhay dagaal kaasi lama garanaayo ilaa hada

 

Mudaharaado ka soconaaya Booramamagaalada .

 

 

 

muduharaado aad u xoogan ayaa ka soconaaya maanta caasimada gobalka Awdal ee Borama,

 

dhalinyaro iyo dumar calankii somaliya lulayay ,gubaayana taayiro aya waxay fooda is dareen

ciidan ka bilayska ee boorama dhalintaasi oo dhagaxaan ku tuuraayay gaadhi basa iyo station ka

xarunta guud ee booliska magaalada borama, booliska ayaa waxuu xabad kor u ridaayay

xabada. balse dhalin yaradii mudaharaaday ayaan ka joogsan.

xabadaasi waxaanay dusha uga baxeen gaadhi xaajiyada oo boolisku lee yahay

oo ay ka dultaageen calankii buluuga ahaa ee somalia

kadib booliska ayaa waxay adeeg sadeen xabada nool

waxaan hal kaas ku naf waaayay wiil dhalinyara ah.

 

 

 

..........Kala soco Dillapress.com warar kii ugu dambeeyay...........

 

Last Updated on Sunday, 12 July 2009 15:59

Share this post


Link to post
Share on other sites

No one will accept to get executed. The anger would be the same anywhere, if it happened on the other side you would have demos in Hargaysa and so on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this