Sign in to follow this  
Hassan6734

Somalia: 'Al Shabaab' gathering outside Somaliland town, says Minister

Recommended Posts

HARGEISA, Somalia Aug 10 (Garowe Online) - Al Shabaab militants who are spearheading an Islamist insurgency in southern Somalia are gathering outside of Burao, a key town in the northern breakaway region of Somaliland, a government minister has said.

 

Abdullahi "Irro" Ismail, Somaliland's interior minister, told the BBC Somali Service on Sunday that the militants organizing in the outskirts of eastern Burao are loyal to Mr. Hersi Ali Haji Hassan, a businessman who was arrested by local police last week.

 

"Hersi Ali has links to al Shabaab," Interior Minister Irro said, adding that he will be brought to court after Somaliland police found "telecommunications evidence" during an investigation.

 

Mr. Hersi Ali, who recently resigned from the Somaliland Election Commission, has openly opposed a trade agreement the Somaliland administration signed with Saudi Arabian company Al Jabberi, sources said.

 

Somaliland's Livestock Traders Union, for which Mr. Hersi Ali was deputy chairman, has opposed the Al Jabberi deal on grounds that the agreement gives the Saudi company a "monopoly" over rights to export Somaliland livestock aboard.

 

Dahir Riyale, the Somaliland leader, issued a directive last week allowing the export of livestock already on the grounds of the Port of Berbera, but effectively banning any export thereafter as part of the Al Jabberi deal.

 

A local analyst speaking on the condition of anonymity told Garowe Online that Mr. Hersi Ali's arrest is "political," saying that he was opposition party Kulmiye's hand-picked man for the Election Commission.

 

Al Shabaab, which the U.S. government considers a terrorist organization, is very active in much of southern Somalia, especially in Mogadishu where the insurgents have claimed responsibility for attacks on government troops and allied Ethiopian forces.

 

Somaliland, in Somalia's northwestern regions, unilaterally declared independence from the rest of the country in 1991 but has not gained international recognition.

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is this report a joke or is it too good to be true.

 

If the people of burco have joined the revolution, that is a great thing for the future unity and stability of somalia.

 

But i do not believe this report, i will wait and see what happens

Share this post


Link to post
Share on other sites

J.a.c.a.y.l.b.a.r.o, thats what i thought also, because how the hell can Al-Shabaab stretch itself all the way to burco when they are busy attacking ethiopian forces in somalia.

 

J.a.c.a.y.l.b.a.r.o, what the hell is going in somaliland, this hit me by surprise?

Share this post


Link to post
Share on other sites

If the people of burco have joined the revolution, that is a great thing for the future unity and stability of somalia.

:D:D:D

 

 

Nothing is going on ,, just the usual is caycay and isu hanjabid ..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

hadhwanaag 2008-08-10 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa ku tilmaamay eedaynta Wasiirka Arrimaha Guduhu u jeediyey Gudoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Komiishanka doorashooyinka Somaliland Xirsi Cali X. Xasan,gef iyo meel-kadhacweyn oo loo geystay Muwaadinka reer Somaliland oo Somaliland sumcad xumo-weyn u soo jiidaysa, isla markaana Wasiirku wax Caddeyn ah u haynin hadalkaas ka soo yeedhay.

 

Sida waxa uu ku sheegay Xisbiga KULMIYE, warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE C/raxmaan C/qaadir Faarax oo nuqul ka mid ahi Soo gaadhay maanta soo gaadhay Xafiiska Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com ee Magaalada Hargeysa,

 

Waxa kale oo Warsaxafadeedka uu ugu jawaabayo hadalka ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha waxa uu ku sheegay in aanay Somaliland dhaq-dhaqaaq siyaasadeed iyo mid ciidan ku lahayn Al Shabaab.

 

Warsaxafadeedkii oo dhameystiran waxa uu U dhignaa Sidan:-

 

“Annaga oo tixraacayna Waraysigii ay laanta af Somaliga ee BBC-du la yeelatay dhawaan wasiirka Arrimaha Gudaha Md. C/laahi Cali Ismaciil (Cirro) ee ku saabsanaa xadhiga Md. Xirsi X. Cali Xasan oo dhawaan laga soo xidhay Gobolka Togdheer.

 

Xisbiga KULMIYE wuxuu u arkaa eedaynta lagu soo oogay Md. Xirsi ee ah inuu mid yahay Ururka Al-Shabaab oo ku jira liiska kooxaha argagixisada caalamiga ah inuu yahay gef iyo meel ka dhac weyn oo loo gaystay Muwaadin Xirsi X. Cali Xasan iyo waliba Qaranka Somalilandba.

 

Wasiirku wuxuu ku andacooday inuu Xirsi ka mid yahay kooxda Xag-jirta ee Al-shabaab, isaggoon haynin wax caddayna oo ku saabsan arrimahaasi. Mana aha markii ugu horraysay ee Wasaaradda Arrimaha Guduhu kula kacdo Muwaadiniinta Somaliland ku eedaynta argagixisada.

 

Sida aynu ognahay waxa hore loo xidhay madax ka tirsan Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE iyada oon la soo taagin maxkamad sharci ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin;

 

1. Oday Dayr Maxamed Cilmi.

2. Ahmed X. Cumar C/laahi (Xamarji).

 

Iyaga oo lagu eedeeyey qarax ka dhacay Magaalada Hargeysa, xabsigana laga soo daayey ka dib markii eedaymahaas lagu waayey, Xukuumadduna ku guul daraysatay inay keento caddaymo ku saabsan arrimahaas.

 

Waxa kale oo saddex bilood in ka badan u xidhan Xukuumadda Muwaadin Abshir Xasan Xaashi, oo hadda lagu hayo Xabsiga Mandheera, iyada oo aan Maxkamad Sharci ah la soo joojin.

 

Wararkaas ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha Guduhu waxay wax-u-dhimaysaa;

1. Xuquuqda Muwaadinka la xidhay, isagoon caddaymo loo haynin.

 

2. Waxa kale oo ay wax u dhimaysaa magaca iyo Sumcadda JSL, iyada oo Bulshada Caalamku u arki karto Dalka mid aan xasiloonayn, oo Ururka Al-shabaab ka ciyaaro door weyn.

 

Xisbiga KULMIYE wuxuu aaminsan yahay in magac xummida Xukuumadu fidinaysaa ay waxyeelo weyn u gaysan karto xidhiidhka aynu la leenahay Caalamka, isla markaasina carqaladayn karto Ictiraaf doonka ay Ummaddu u heelan tahay.

 

Xisbiga KULMIYE wuxuu aaminsan yahay in aan Ururka Al-shabaab aanu habayaraatee ku lahayn wax dhaq-dhaqaaq Siyaasadeed ama Ciidan Dalka JSL. Jamhuuriyada Somaliland-na ay tahay Dal nabdoon oo ka fayow Arrimaha la xidhiidha Argagixisada.

 

Waxaanu kula talinaynaa Xukuumadda inay ka waantawdo haddalada iyo eedaymaha ay caadada ka dhigatay ee ay had iyo jeer ku soo oogto muwaadiniinta Somaliland, kuna xummaynayso magaca iyo sumcadda Dalka.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this