General Duke Posted November 26, 2008 Boosaaso: Wariyaal Ajnabi ah oo lugu afduubay Magaalada Boosaaso. 26. november 2008 Boosaaso(AllPuntland)- Wariyaal Ajnabi ah oo booqasho ku joogey deegaanada Puntland ayaa lugu afduubay Magaaladan Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, waxaana Afduubkaasi geystay Kooxo aan la aqoonin. Wariyaashan ayaa tiradoodu tahay 2 Wariye, waxa ayna ukala dhasheen dalalka Ingiriiska & Ireland, waxaana mid ka mid ah laga afduubay Albaabka hore ee Hotelka ay ka daganaayeen Magaalada Boosaaso, halka mid kalena laga qabsaday gudaha Gaarigiisa. Warar Madax banaan ayaa sheegaya in gudaha Magaalada lugu hayo Wariyaashaasi ayna dawladda Puntland ciidamadeedu isku gadaameen wadooyinka ka baxa Magaalada Boosaaso, ayagoo doonaya in aan laga gala bixin Magaalada Wariyaashan oo aysan Kooxahan la aadin dhulka buuraha ah. Wararkii ka soo baxa kala soco www.AllPuntland.com F. C. Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted November 26, 2008 Lol@magaalada gudaheeda lagu hayaa... Macnuhu waa yaan odayga activitigiisa laga waramin inta uu tolkii soo kicinaayo. Cade Mussaa ka dambeeya arinta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 26, 2008 ^^^How would it benefit Cade? It shows that the security which was Puntland brands main attraction is going down hill. thus those who wants a change of admi will have more fule for the fire. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted November 26, 2008 ^^Waryaa garoowe cidaan adeero Yey magacaabin ma xukumayso. Do U think there will a real election there? C'mon dawg...lets get serious for a minute. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 27, 2008 AGain ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites