General Duke Posted April 18, 2007 Dowladda KMG ah oo magacowday xilal iyo gudiyo cusub Click here to find Shabelle news in English Mogadishu 18, April.07 ( Sh.M.Network) Kulan ay isugu yimaadeen maanta xubno ka tirsan golaha wasiirada dowladda KMG ah ee Somalia ayaa waxaa lagu magacaabay xilal kala duwan iyo gudiyo. Kulankaan oo ay soo xaadireen wasiiro ka tirsan dowladda KMG ah ee Somalia, uuna shir Gudoominayay Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia Cali Max'ed Ghedi ayaa ugu horreyn waxaa xilkii lagaga qaaday taliyihii ciidamada Booliska Gen. Cali Madoobe, iyadoo taliyahaasina lagu badalay Col. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, waxaana Generaal Cali Madoobe loo magacaabay safiirka Somalia u fadhiya dalka Tanzania. Sidoo kale Kulankaasi ayaa waxaa lagu magacaabay C/raxmaan Max'ed Nuur Diinaari in uu noqdo safiirka Somalia u qaabilsan dalka Syria, Sayid Axmed Sheekh Ibraahim ayaa isna loo magacaabay safiirka Somalia u fadhiya dalka Uganda. Sidoo kale kulankaasi ayaa waxaa lagu magacaabay guddiyo ka kooban 3 gole oo kala ah: - 1. Guddiga dadka barakacay qaabilsan 2. Guddiga qaxootiga 3. Gudiga qaabilsan ka saarista goobaha dowladda ee dadku ay dagan yihiin. Kulankaan ayaa natiijadii ka soo baxday waxaa saxaafadda u aqriyay K/simaha afhayeenka dowladda KMG ah ee Somalia, C/laahi Codka. Click here to find Shabelle news in English Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 18, 2007 Xiin, I wont trade insults with you adeer, however one has noted that you used to complain about Kimsayu yet had love for IndaCade, and then you even complained about looted properties and now you support Nabadoon Diriye. Its not me who is confused I am with the law. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 18, 2007 1. Guddiga dadka barakacay qaabilsan 2. Guddiga qaxootiga And what is the difference ??? ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 18, 2007 Duke, what insults are you talking about? You are supporting criminals and you are proud of it hence your reference of the law. Take a pride in CabdiQaybdiid. Adduunyo! Now i am very proud of my signature . Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 18, 2007 ^^^Dont rub your confusion on me saxib, I support the law and the legitimate governemnt of Somalia. You support the anti-governemnt groups led by IndaCade & now Diriye. Lets not get carried away Xiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 18, 2007 ^^Take it easy adeer, just pointing it out! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted April 18, 2007 ^LOL rag sifiican ukaftami yaqaan iga dheh It's funny how Xiin has become the only genuine voice for the Xaq-Udirirka in Muqdisho, where are the rest... Keep up the good work Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 18, 2007 Xiin, I am taking it easy dear brother. Just dont act rightous by supporting those who occupied your own home. Forgiveness I get but to surrender like that, I never knew you had it in you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted April 18, 2007 Well,He is finally home isnt he? Joined his brethren in the qwest to kill more Somalis. Oh well,whats new hadab? Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted April 18, 2007 JB quote: -------------------------------------------------------------------------------- 1. Guddiga dadka barakacay qaabilsan 2. Guddiga qaxootiga -------------------------------------------------------------------------------- And what is the difference ??? ,,,,,,,, -------------------- isagoo galgaladkii la hadlaaya gabadhii wuxuu yidhi gudoonshuhu, haweenay xun baad tahay, isma haysataad tahay, hambo laga dhintaad tahay, belo hoodhiflaad tahay,hargab soconayaad tahay, hindhisiyo waxbaad tahay hadeer aanan sheegayn. and you want me to wish good luck Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted April 18, 2007 Duke stop talking about my Uncle Diriye and let us talk about business in hand ...i forgive uncle yey, but Qaydiid we have videos of him killing people and you want us to leaving him alone like he saint ........Think again and by the way isn't qaybdiid part of those who looted other people proberty ? hmmm nabdoon or killer which one will i support ? dammit it hard decision to make .....where the mujaahidiinti Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 18, 2007 ^^Saxib the video could not keep him in jail in Sweden thus if you ahve other evidance bring it. As for Diriye, the man only came to Mogadishu in 1993 and now claims it, Nabadoon looter will be subdued. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 18, 2007 ^^Really? The video was not geneune eh? Emberor, Just watch xaq-u-dirir humble this Ethiopian thing! btw, are you from shalaan degnay ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 18, 2007 ^^Well the Swedish authorities did not belive he was the one who ordered the killings. Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted April 18, 2007 I gave up Duke you will never change your mind. If today nabdoon became the head of the police you will drop (looting proberty) meaning as longs it helps your argument Quote Share this post Link to post Share on other sites