General Duke Posted April 18, 2007 Cabdi Qeybdiid oo loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Cabdi Qeybdiid oo loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Col. Cabdi Xasan Cawaale Qrybdiid, oo ahaa Hogaamiye kooxeed Hore ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Magacaabistan, ayaa waxaa sameeyay ra'iisul wasaare cali maxamed Geedi intii lagu Gua jiray Kullankii ugu horeeyay ee Golaha wasiirada Dowladda KMG ah ee Somalia ay manta ku yeesheen xarunta nabad sugidda ee magaalada Muqdisho. Jagada taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxaa horey u hayay oo laga qaaday general Cali xasan looyaan cali madoobe, oo isna uu Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi u magacaabay Inuu noqdo Safiirka Somalia u fadhin doona dalka Tanzania. Cabdi Qeybdiid oo loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Col. Cabdi Xasan Cawaale Qrybdiid, oo ahaa Hogaamiye kooxeed Hore ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Magacaabistan, ayaa waxaa sameeyay ra'iisul wasaare cali maxamed Geedi intii lagu Gua jiray Kullankii ugu horeeyay ee Golaha wasiirada Dowladda KMG ah ee Somalia ay manta ku yeesheen xarunta nabad sugidda ee magaalada Muqdisho. Jagada taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxaa horey u hayay oo laga qaaday general Cali xasan looyaan cali madoobe, oo isna uu Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi u magacaabay Inuu noqdo Safiirka Somalia u fadhin doona dalka Tanzania. Qeybdiid ayaa ahaa nin aad ugu dhow Dowladda KMG ah ee Somalia tan iyo Bartamihii sandii tagtay Xilligaaso oo magaalada Muqdisho ay dagaal uga saareen isaga iyo Hogaamiye kooxeedyada Kale Golaha maxkamadaha islaamiga soomaaliyeed. Kullanka golaha wasiirada Dowladda KMG ah ee Somalia ay manta ku yeesheen Magaalada xarunta ah ee Muqdisho ayaa sidoo kale lagu magacaabay safiirada Somalia u fadhin doono qaar ka mid ah dalal ku yaalla qaaradda afrika iyo Bariga dhexe. Sayid Axmed Sheekh Daahir oo ah nin aan sidaasi can uga ahayn ama uga dhex fir fircooneyn Masraxa`Siyaasadda Somalia, ayaa waxaa isna loo magacaabay inuu noqdo Safiirka Somalia ee dalka Uganda. Ra'iisul wasaare Cali maxamed Geedi, ayaa sidoo kale u magacaabay Cabdi raxmaan Nuur maxamed Diinaari oo ahaa Afhayeenkii xukuumaddiisa inuu noqdo Danjiraha Somalia uga wakiilka noqon doona Dalka Syria. Lama shaacin cidda beddeli doonta Diinaari si ay u qabato Xilka Afhayeennimo ee dowladda KMG ah ee Somalia wallow iminka uu si KMG ah howshaasi u wado nin Weriye hore ahaan jiray oo la yiraahdo Cabdullaahi Muxiyaddiin Maxamed Codka. Tallaabadan magacaabista iyo isku shaandheynta isugu jirta ee Taliyayaasha ciidamada Iyo safiirada ayaa timid ayada oo sidoo kale ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi uu manta isku shaandheyn iyo shaqo ka eryin ku sameeyay Golihiisa Wasiirada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 18, 2007 Smart move from the TFG ,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted April 18, 2007 they'll use if tool that is available to them ....and Qaybdiid is just another loser Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 18, 2007 At least they can use someone like Qaybdiid and Ali Mahdi Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 18, 2007 Taliyihii ciidanka Booliiska DFKMG ah oo xilkii laga xayuubiyey, xilkaas oo.... Taliyihii ciidanka Booliiska DFKMG ah ee Soomaaliya Jen.Cali Max’ed Xasan (Cali Madoobey) ayaa laga xayuubiyey xilkii uu hayey, iyadoo aan la shaacin sababaha rasmiga ah ee keenay in xilka laga qaado. Kulan ay magaalada Muqdisho maanta ku yeesheen xubnaha golaha wasiirada DFKMG ah uuna shir gudoominayey Ra’isalwasaare Cali Max’eed Geedi ayaa lagu go’aamiyey in shaqada laga fariisiyo Jen.Cali Madoobey, waxaana jagadaasi loo magacaabey Col.Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ka mid ahaa xubnihii Isbahaysigii la dagaalanka aragagixisada ee magaalada Muqdisiho sanadkii hore kula dagaalamey Maxkamidihii Islaamiga ee la wiiqay awoodii ay ku lahaayeen Koonfurta Soomaliya. Jen.Cali Madoobey ayaa waxaa xilka laga qaadey loogu badaley oo laga dhigey Safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Tanzaniya, sidoo kale Cali Max’ed Geedi ayaa isla maanta wuxuu magacaabey safiirada Soomaaliya u fadhin doona wadamada Suuriya iyo Ugandha. C/raxmaan Nuur Max’ed Diinaari oo ahaa Afhayeenkii DFKMG ah ayaa loo magacaabey Safiirka Soomaaliya ee wadanka Suuriuya, halka Sayid Cali Axmed Sheekh loo magacaabey safiirka Soomaaliya ee dalka Ugandha. Wareegtada uu ku magacaabey xilalkan ayaa Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi wuxuu u gudbiyey xubnaha golaha wasiirada, iyagoo si buuxda u ansixiyey. SBC News Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted April 18, 2007 that is what you believe. Can you please explain us to what they can do ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 18, 2007 XoX, this was expected, nothing more. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 18, 2007 Solving the wrong problem, and with a wrong medicine yet. You want peace and stability, find the good leaders of Islamic Courts and talk to them. Alternatively, put your head in the sand as it were and pretend that you are taking strides toward addressing this conflict… Think about this: Qaybdiid is named for Somalia’s police chief and good Aweys is wanted for terrorism…. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 18, 2007 Ra'isul wasaare Geedi oo magacaabay taliyaha ciidanka Booliska soomaaliyeed iyo safiiro cusub isku dhaf golahiisa wasiirada Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 18/04/07 Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia, ayaa maanta magaacay taliyaha ciidanka boosika Soomaaliyeed iyo dhow safiiro oo loo magacaabay, waxaa kale oo uu isku dhafay golahiisa wasiirada. Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska Ra'isulwasaare Cali Max'ed Ghedi ayaa lagu sheegay in isku shaandeyn lagu sameeyay wasiirada soo socoda Wasiirka arimaha dibada oo uu ahaa Prof. Ismaciil Hurre Buubaa waxaa loo magaacay wasiirka waxbarashada Wasiirka qorsheynta iyo tiro koobka oo uu ahaa Xuseen Ceelaabe Faahiye waxaa loo magaacay wasiirka arimaha dibada Cali C/laahi Cosoble ayaa loo magacaabay xilka wasiirka qorsheynta iyo tiro koobka. C/raxmaan Cabdi Waare oo laga qaaday xilkii wasiirka waxbarashada Waxaa kale oo maanta la magacaabay taliyaha guud ee ciidanka booliska soomaaliya waxaana loo magacaabay Cabdi Xassan Cawaali (Qeebdiid) Waxaa kale oo maanta la magacaabay dhowr safiiro waxaana ka mid ah: Safiirka Soomaaliya ee Ugaandha Sayid Axmed Sheeh Daahir Safiirka Soomaaliya ee Suuriya C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari Safiirka Soomaaliya ee Tanzaaniya Cali Xassan Loyan (Cali Madoobe) Somaliweyn Media Center Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted April 18, 2007 I know GD but JB is insisting that they asset to the TFG Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 18, 2007 Xiinfaniin, you are indeed confused its Nabadoon looter & not Sharif Ahmed who speaks for the clan millitia in Migadishu. Thus even if the clan courts were given top positions people who hold looted properties would not be satisfied. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 18, 2007 Both men are important players within their respective communities. I know for a fact Qaybdeed is a prominent player and a commander, but running the police force takes more than just mere clan influince. I wish him the best though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 18, 2007 You have to admit Xog-ogaal ,, besides all these, now Abdiqaybdiid is the chief of the police, isn't that a smart move ?? Now, instead of again accusing Qaybdiid you better wish him a good luck and work with him. I'm sure if tomorrow the TFG appoints Sh. Sharif as a minister, you will still be saying HE IS A TRAITOR ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 18, 2007 Why talk about confusion bro when you are openly supporting criminals? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted April 18, 2007 More Amb to come, war Duke boorsada cabayso intayna dhamaaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites